Home » Archive Daily November 4th, 2011

Xisbiga Dadka oo warsaxafadeed ka soo saaray isbaheysiga beel iyo koox dimeed dhowaan ku dhexmaray magaalada Muqdisho

Nov 4, 2011
Xisbiga Dadka oo wadatashi dhinaca war-is-gaarsiinta kula xiirirey dad badan oo ka tirsan Beesha ayaa waxa soo baxday ineysan habooneyn iskaashiga beesha iyo dhaqdhaqaaqa koox dimeedka. Waxey waxgaradku tilmaameen in nabad raadinta laga hormariyo dagaalka, beeshana aan loo horseedin iney hormuud u noqoto halgan kooxeed ku saleysan madhab.   Gudoomiyaha ku meel gaarka ah ee Xisbiga Dadka Dr. Saciid... 

Hay’adda Samafalka SADO oo markii 3aad deeq lacageed u qeybisey Qoysas barakacayaal ah oo degan Degmooyinka Baardheere iyo Saakow (Sawiro)

Nov 4, 2011
Deeqdani lacageed ee la siiyey Qoysaskani barakacayaasha ah ee ku kala nool degmooyinka Baardheere iyo Saakow ayaa waxaa laga qeybiyey goobaha ay ku sugan yihiin dadka Barakacayaasha ah ee ku yaala degmooyinkaasi, iyadoo dadka la siiyey gargaarkaasi lacageed oo u badan dad ku xoolo beelay abaaraha  iyo Beeraley ayaa waxaa ay gaarayeen ilaa 3 kun oo  qoys, waxaana qoyskastaaba la siiyey lacag dhan... 

Soomaalidu ha iska kaashato ka hortaga faragelinta ciidamada Kenya iyo Itobiya

Nov 4, 2011
Gudoomiyaha ku meel gaarka Xisbiga Dadka ayaa u soo jeediyey dowlada Kenya iney kala baxdo ciidamadeeda ku sugan gudaha Soomaaliya. Kenya haddii ay daneyneyso derisnimo wanaag waa iney dhowrta qawaaninta u yaala caalamka iyo madaxbanaanida wadanka Soomaaliya. Waa xad gudub iyo sharcidaro in ciidamada Kenya ay soo galaan gudaha Soomaaliya. Kenya waxey xaq u leedahay iney sugto amaanka wadankeeda gudahiisa,...