Home » Archive Daily November 5th, 2011

Warar dheeraad ah oo ku saabsan Is rasaaseyn dad shacab ah ku dhinteen oo maantay degmada Xamarweyne ku dhex martay Ciidamo ka wada tirsan Dowladda KMG.

Nov 5, 2011
Warar dheeraad ahi ayaa waxay ka soo baxayaan is rasaaseyn sababtay qasaare isugu jira Dhimasho iyo dhaawac kaasoo maantay barqadii Degmada Xamarweyne ku dhex maray ciidamo ka wada tirsan dowladda KMG Soomaaliya. Inta la ogyahay 3 ruux oo rayid ah ayaa geeriyootay in ka badan 12 kalena way dhaawacmeen kadib markii laba Askari oo ka tirsan Dowladda KMG Soomaaliya rasas isla dhaceen Suuqa Degmada Xamarweyne,... 

Saraakiisha Maamulka dowladda KMG oo Wacad ku Maray in Saacadaha soo socda ay la wareegi doonaan Magaalada Baardheere Xarunta Gobolkaasi Gedo.

Nov 5, 2011
Iyadoo maalmihii la soo dhaafay cabsi dagaal laga soo sheegayay deegaanada gobolka Gedo ayaa haddan war ka soo baxay Taliska Ciidamada Dowladda KMG Gobolkaasi waxay ku sheegeen in ay saacadaha soo socda ee maantay ay la wareegi doonaan Magaalada Baardheere ee gobolkaasi Gedo. Afhayeen u hadlay Ciidamada dowladda KMG gobolka Gedo ayaa sheegay in ay diyaariyeen Ciidamo isku dhaf ah oo isugu jira Kenyaati... 

Xujeyda Muslimiinta Caalamka oo Maanta u Taagan Banka Carafo.

Nov 5, 2011
Sanid kadib ayaa waxaa soo wareegatay Gudashada Waajibaadka Xajka oo ay Muslimiinta Caalamka intii uu alle karsiiyay Xajinayaan iyadoona Maanta ay u taagan yihiin xujeyda Sanadkaan Gudashada Waajibaadka Xajka ee ku waajibay. Maanta ayaa Dadka aanan Nasiibka u yeelan waxay sooman yihiin Soonka Sunada ah ee uu Rasuulka C.S.W Ajarka badan ku sheegay waxaana jira in Soomaalida xajin jirtay Sanadihii hore...