Home » Archive Daily November 6th, 2011
Public invitation: You are invited to attend Ambassador James Swan’s discussion with the Somali Diaspora in Columbus, Ohio (USA)
United States Special Representative for Somalia, Ambassador James Swan will discuss America’s Dual Track Engagement Policy for Somalia. Focusing on both the progress that has been made and the continuing challenges that confront the U.S. and the international community; Ambassador Swan will discuss U.S. efforts to partner with Somalis as they work to bring security and stability back their country....
Ciidamada AMISOM oo maantay qarax lagula beegsaday Magaalada Muqdisho.
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maantay qarax xoogan oo ka dhashay miino dhulka lagu Aasay lala beegsaday ciidamada AMISOM.
Qaraxa ayaa ahaa mid aad u xoogan oo loo isticmaalay miino dhulka lagu aasay kaasoo lagu qarxiyey Gaadiid kolonyo ah oo ay la socdeen ciidamada AMISOM, xili ay marayeen Isgoyska Fagax Degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho.
Qaraxa kadib ayaa ciidamada...
Dowladda KMG oo hambalyo ku aadan ciidul Adxaa u dirtay Shacabka Soomaaliyeed.
Dowladda KMG Soomaaliya ayaa hambalyo ku aadan Ciidul Adxaa u dirtay Shacabka Soomaaliyeed, iyadoo xukuumaddu sheegtay in shacabka looga baahan yahay in ay la shaqeeyaan dowladda.
Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ahna Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha C/wahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa dhammbaal hambalyo ah u diray Bulshada Soomaaliyeed Ciida.
C/wahaab Ugaas xuseen ayaa fariin hambalyo...
Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole oo hambalyo ciida ah u diray Shacabka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamuud Faroole oo maantay salaada Ciida kula dukaday kumanaan shacab ah oo isugu soo baxay fagaare ku yaala Garoonka kubadda Cagta Magaalada Garoowe.
C/raxmaan Faroole ayaa u diray shacabka Soomaaliyeed Salaanta Ciida isagoo u rajeeyey in Ciidan ciideeda xigta alle ku gaarsiiyo nabad iyo bashbash barwaaqo ah.
Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan...
Dalka Soomaaliya oo maantay si farxad leh looga ciiday (Warbixin).
Dalka Soomaaliya iyo dhammaan dalalka Islaamka ayaa maantay si weyn looga ciidayaa, waxayna dadka waa wayn ku aruurayaan Masaajidada waa wayn Caasimada Magaalada Muqdisho iyo magaalooyinka kale ee dalka Soomaaliya.
Magaalada Balad-xaawo ee gobolka Gedo ayaa sidoo kale maanta farxad lagu ciiday iyadoo caruurta iyo waalidiintuna gacmaha isheystaan kuwaasoo ka qeyb qaadanaya munaasabada Ciida ee maantay.
Dadku...