Home » Archive Daily November 7th, 2011

Culumada Ahlusunna Waljamaaca oo munaasabadda Ciida ugu hambaliyeeyay Shacabka Somaliyeed

Nov 7, 2011
Culumada Ahlusunna Waljamaaca aya  munaasabadda Ciida ugu hambaliyeeyay Shacabka Somaliyeed meelkasta oo ay joogan waxaay u rajeyeen  Sanadkan sanadkisa kale ilahay in uu  wadanka Somalia  ka dhigo mid isku filaan  isla  markana xor ka ah Kooxaha  diinta ka been sheega isla  markana  sababta u ah  Nabad  la’anta ka tagaan Gayiga Somalia.  Gudomiyaha Ahlusunna  ee gobolada konfur... 

Dableey hubeysan ayaa xalay Koofurta magaalada Gaalkacyo dilal ka geystay

Nov 7, 2011
 Gaalkacyo, Somalia (AOL) – Dableey hubeysan ayaa xalay  Koofurta magaalada Gaalkacyo waxa ay siyaabo kala duwan ugu dileen labo ruux oo rayid ah.  Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Koofurta magaalada Gaalkacyo kooxo hubeysan ayaa labo ruux oo rayid ahaa ku dilay  Koofurta magaaladaasi xili mudooyinkii dambe ay isasoo tarayeen dilalka qorsheysan ee halkaasi ka dhaca.   Labadaani ruux... 

Xarakada Alshabaab ayaa waxa ay u hanjabtay dowladda Kenya, iyadoo sheegtay inay u aargudeyso dadkii dhawaan ku geeriyooday duqeymihii ka dhacay gobolada Jubooyinka

Nov 7, 2011
Afhayeenka Xarakada Alshabaaab Sheekh Cali Maxamuud Raage  (Cali dheere) oo maanta dad badan kula hadlayay Fagaare ku yaalla degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa waxa uu digniin u jeediyay mar kale dowladda Kenya.  Cali dheere ayaa waxaa uu sheegay in Kenya hadii ay joojin weydo duqeynta ay la bartilmaameedsaneyso shacabka Soomaaliyeed ee ku nool gobolada ay ka taliyaan ee Koofurta Soomaaliya... 

Xukuumadda KMG oo Sheegtay inay Sugtay Amaanka Maalinta Ciida ee Magaalada Muqdisho.

Nov 7, 2011
Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ee Dowladda KMG C/Samad Macalin Maxamuud oo Warbaahinta Muqdisho la hadlayay Habeenkii Xalay ayaa wuxuu sheegay in Ciidamada Amaanka Dowladda KMG ay ku Guuleysteen inay adkeeyaan Amaanka maalinta Ciida Magaalada Muqdisho. “Waxay si weyn ugu Guuleysteen isla Markaana u adkeeyeen Ciidamada Dowladda KMG Amaanka Magaalada Muqdisho iyadoona aysan dhicin wax qarax... 

Beelaha Abgaal, Majeerteen iyo Ogaadeen oo lagu eedeeyay wax qabad la’aan.

Nov 7, 2011
Sarkaal ka tirsan Saraakiisha Xarakada al shabaab ayaa wuxuu eedeen dusha kaga tuuray beelaha Abgaal, Majeerteen iyo Ogaadeen isagoona ku eedeeyay inay ka gaabiyeen inay garab istaagaan isla markaana ay ka qeyb qaataan Jihaadka Xarakada Alshabaab kula jirto Dowladda KMG iyo AMISOM. Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Xarakada Alshabaab oo maalintii shalay ka hadlayay Deeegaanka... 

Maalintii Labaad Ciidul Adxaa oo Laga Ciidayo Magaalada Muqdisho iyo Gobolada Dalka.

Nov 7, 2011
Dad weynaha  Magaalada Muqdisho iyo Gobolada Dalka Soomaaliya ayaa maalintii labaad ku ciidayay si farxad leh Muqdisho iyo Gobolada Dalka iyadoona ay wali socdaan fantisyada iyo Damaashaadka Maalintii labaad ee Ciidul adxaa. Waxaa wali Wadooyinka magaalada Muqdisho iyo Gobolada Dalka lagu arkayaa Caruur yar yar, Odayaal, Dhalinyaro aad u libbisan oo isu hambalyeynaya Ciidul Adxaa awgeed iyadoona Dadku... 

Gobolka Shabeelada Hoose oo inta badan ay gacanta ku hayaan xarkada Alshabaab iyo magaalada Muqdisho oo ay ka taliso dawlada ayaa si isku mid ah looga xusay maalinta ciidda (Masawiro)

Nov 7, 2011
Gobolka Shabeelada Hoose oo inta badan ay gacanta ku hayaan xarkada Alshabaab  iyo magaalada Muqdisho oo ay ka taliso dawlada  ayaa si isku mid ah looga xusay maalinta koowaad ee Ciidul-adxa iyadoo dadweynuhuna ay ku tukadeen goobo loo cayimay iyo qaar ka mid ah masaajidda magaalada iyo duleedka Muqdisho.  Kumannaan dad ah ayaa isugu tagay laba goobood oo ay ku yaallaan deegaannada loo barakacay... 

Guddoomiyaha ururka Jubbaland Indigenous Group ayaa munaasabadda Ciida awgeed Hambalyo u diraya umadda Soomaaliyeed meel ay joogaanba

Nov 7, 2011
Gudoomiyaha Ururuka Jubbaland Indigenous group Mudane Dahir Ali Kamiin wuxuu ciida barakaysay uu hambalyo u dirayaa dhamman umada muslimiinta meel walba oo ay jooga gaar ahaan.  Waxaan si gaara hambalyada ciida barakeysan awgeed hawada u marinayaa salaan guud ahaan umada soomaaliyeed, gaar ahaan bulshada iyo shacabka reer jubbooyinka ee soomaaliya.  Waxaan si gaar ah uu ugu baaqayaa dhamaan shacabka...