Home » Archive Daily November 8th, 2011

Ujeedada weerarada Dayaaradaha Kenya waa barakicinta beeraleyda Jubbooyinka – By Cali Geelle

Nov 8, 2011
Xadgudubka Kenya oo ay ciidamadeeda ku soo galeen gudaha Soomaaliya, wuxuu  isku beddelay kibir,  isla weyni iyo arxaandarro oo aan horey loo arag. Usbuuci hore diyaaradaha  Kenya waxay weerareen degmada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe, waxana la sheegay in weerarradaas lagu qaaday Ashabaab. Weerarradaan waxay geysteen dhibaatoyin ballaaran oo isugu jira dad la laayey, dhawaac tiro badan iyo burbur... 

Cumar Xaaji Cali oo ay Bilad Sharaf Siiyay Hay’adda Bisha Cas Kuwait (Daawo Sawirada)

Nov 8, 2011
Kuwait:-Haydda Bisha Cas ee Kuwait ayaa Siisy Cumar Xaaji CaliBilad sharaf lagu maamusayo doorkii u ka qaatay gaargaarkii abaaraha  ee Soomaliya  taasoo dalkaasu uu ka qaatay door aad u weyn oo  dadka Soomaaliyeed uu xususan doono. Kuwait waxay ahayd dalka ugu horaysay uu gurmad degdeg ah gaarsiisa dadkii Soomaaliyeed ee abaarrah ba’anu ku habsadeed iyadoo cir iyo badba sii marisay. Cumar... 

Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan “Saarka” oo ah mid ka mid ah ciyaaraha Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaaliya (Halkaan ka dhageyso)

Nov 8, 2011
Halkaan waxaan kusoo gudbinayaa Barnaamij gaar ah oo ku Saabsan mid ka mid ah Ciyaaraha Hidaha iyo Dhaqanka ee loogu jecel yahay Dalka Soomaaliya, gaar ahaan Ciyaarta Saarka oo si weyn looga Qadariyo Gobolka Gedo.   Dadka u kuurgala arimaha Saarka ayaa waxaa ay sheegeen in ciyaartaasi saarka ah in dhaqan ahaan ay soo shaac baxdey taariikhda marka laga eego horaantii Qarnigii 19aad xilligii dalka... 

Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha oo maanta kormeer shaqo ku tegay Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho isla markaana Hay’addaha gargaarka ugu baaqay inay dardargeliyaan bixinta Mucaawinooyinka (Masawiro)

Nov 8, 2011
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Ganacsiga Mudane C/wahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif oo uu wehliyo Wasiirka Gaadiidka Cirka, Dhulka iyo Badda Mudane Aadan C/llaahi Aadan ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho isagoo u kuurgalay Raashinka gargaarka ah ee la keenayo Dekedda iyo habsami u socodkooda.  Ra’iisul Wasaaraha ayaa... 

Madaxweyne Shariif oo qirey inay ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya sadex bilood mushaar la’aan yihiin (Masawiro)

Nov 8, 2011
 Muqdisho, Somalia (AOL) – Mudooyinkan dambe waxaa jiray warar la’isla dhexmarayey oo sheegayey in ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ay soo wajahdey mushaar la’aan baahsan, iyagoo weliba dirir ba’an oo dhimasho iyo dhaawac sababtey kula jira kooxda Alshabaab, ayaa manta madaxweyne Shariif mar uu booqday xero ka mid ah goobaha saldhiga u ah ciidanka xooga dalka soomaaliyeed...