Home » News »

Waxgaradka beesha Xasan Gaashireedle oo ka Tacsiyeeyay geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Xildhibaan Aden Buule Maxamed (BQO Buuga Tacsida)

Anaga oo ah dadka uu magacooda hoos ku xusan yahay, isuguna jira mas’uuliyiin dhaqan, aqoon yahano, ganacsato iyo wax garad rag iyo dumarba leh oo kasoo jeeda beesha Xasan Gaashireedle oo ku kala sugan Qaaradaha Africa, Asia, Europe iyo Waqooyiga Mareykanka, kana tiiraanyeysan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Xildhibaan Aden Buule Maxamed oo ay maanta koox dabley ah ku dileen magaalada Muqdisho ayaa waxaan tacsi u diraynaa guud ahaan umadda Soomaaliyeed meel ay joogtaba, iyo gaar ahaan qoyska reer Aden Buule Maxamed oo ku kala nool dal iyo dibadba.

Waxaan leenahay “Rabbi marxuumka samir iyo iimaan hanaga wada siiyo, asagana gacan ka gardaran baa dishaye janadii Fardowso ha ugu bishaareeyo”, Aamiin, aamiin.

Liiska magacyada sida wada jirka ah Tacsidaan u diraayo waa:

 1.  Ugaas Cabdi Ugaas Daahir Ugaas Sh. Xuseen (Ugaaska beesha Sade ee dalka Itoobiya)
 2.  Ugaas Maxamed Ugaas Xasan Yarow (Ugaaska guud ee Xasan Gaashireedle ee dalka Soomaaliya)
 3.  Siyaasi Dhaqane Cabdi Nuur, madaxa siyaasadda ee gobolka Liban (Itoobiya)
 4.  Dr. Mohamed Ibrahin (General Surgeon)
 5.  Dr. Shire Cabdi Maxamed (Shire Coley)
 6.  Dr. Xamdi Cabdi Buur
 7.  Eng. Mohamed Omar Ibrahin (Saalixi)
 8.  Xasan Ugaas Daahir Ugaas Sh. Xuseen
 9.  Aden Axmed Colujoog
10. Axmed Cumar Saalixi
11. Cabdirashiid Cabdi Xasen (Hoolaa)
12.  Cusmaan Maxamed Cali (Shuqaale)
13. Axmed Bashiir Cusmaan (Madoobe)
14. Bashiir Maxamed Cali (Bashiir Galey) 
15. Nabadoon Cali Xandule Caddow 
16.  Macalin Faarax Cabdulahi Garmadow
17.  Nabadoon Macalin Aden Cabdi Geesey
18.  Suldaan Aden Xuseen (Aden Gaab)
19.  Nabadoon Maxamed Mursal Aden (Irbey)
20.  Nabadoon Maxamed Xaaji Axmed Colujoog
21.  Nabadoon Muxumed Afey Faarax
21.  Caaqil Ismaaciil Cumar Macalin (Ismaaciil Afweyne)
22.  Cabdi Daahir Xasan (Garabroor)
23.  Nabadoon Xuseen Cilmi Nuur (Xuseen Cawil)
24.  Maryan Sh. Cali Nuur 
25.  Col. Xareed Daa’uud Cali
26.  Col. Maxamed Cabdi Abayle (Irris)
27.  Col. Daa’uud Maxamed Cawar
28.  Col. Xasan Daahir Yarow (Xasan Dheere)
29.  Col. Cusmaan Xaaji Axmed
30.  Col. Bashiir Bare Axmed
31.  Col. Maxamed Barre Axmed (Anjalo)
32.  Ikraan Maxamed Faarax
33.  Marwo Shamso Barre Axmed
34.  Marwo Amina Ibrahin Macalin
35.  Mukhtaar Kaamil Kuulow
36.  Cabdiyo Maxamed Barre 
37.  Faadumo Barre Axmed
38.  Axmed Macalin Faarax
39.  Sh. Shaakir Maxamuud Ibraahin
40. Suldaano Cabdi Cashir
41. Axmed Sh. Cali Nuur
42. Diyaad Cabdi Kaliil
43. Muuse Sh. Cali Nuur
44. Cabdulahi Cabdi Duqow (Cabey)
45. Cabdulqaadir Bile Aden.

Fadlan riix halkaan si aad Tacsidaada ugu reebto Xildhibaan Aden Buule Maxamed
(Please click here to leave your condolences for Senator Aden Bule Mohamed)

———–

Tacsidaan waxaa AOL soo gaarsiiyay: Cabdirashiid Cabdi Xasen (Hoolaa) oo ah guddoomiyaha Qurbajoogta jaaliyadda Xasan Gaashireedle, xalane161@hotmail.com.

 

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

4 Jawaabood " Waxgaradka beesha Xasan Gaashireedle oo ka Tacsiyeeyay geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Xildhibaan Aden Buule Maxamed (BQO Buuga Tacsida) "

  1. gedo boys says:

    alle ayaa raxmo waxaan utacsiyadeyneynaa dhaman dadkii uu katagey xildhibanka meelkasta oo ay duniyada ka jogan waxaana leedanehy alle samir ha idinka siiyo asaga ayaa gacan ka xaqdaran dishey dadkii diley iyo kuwii ka danbeyey malin ayaa laga goyndoona alle hortisa markii la tago ayey.

    waxaan marlabad leenahey alle yaa raxmo hadii aynunahey dhalin yarada beesha sade ku nool holland france belguim and lugsanbeeg
    waxaa kaloo aan usheegeyna dhaman xildhibanada ka soo jeedo gobalka gedo in ay taxadar sameyan

  2. INAA LILAAHI WA iNNA ILEYHI RAAJICUUN
    KULLI NAFSIN DAAIQATUL MOOD
    QoFkA WAA DHiMANAYAA
    Dhamaan Reer Mohamed turbac oo kala jooga dunida
    daafaheeda waxay tacsi uga dirayaan dhammaan reer buulle mahamed
    geeridii naxdinta lahayd col aaden bulle mohamed gaar ahaan caruurtisa iyo xaasaskiisii ilaahay samir iyo iimaan ka siiyo isagana janadii fardawsa ka waraabiyo gacan ka xaqdaran ayaa dishaye

  3. A.A.Xade says:

    Ku, AllGedo. Walaalayaal marxuumka la dilay magaciisu aan idin saxee ma aha Aadan Buulle Maxamed ee Allaha u naxariistee waa { Aadan Buulle Maxamuud }
    Marka sidaa ula socda.

  4. hadaan nahay wax garadka aqoon yahanka iyo dhalin yarada beesha majeerteen ee wadanka norway waxaan si tiiraanyo leh uga tacsiyay naynaa geeridii naxdinta lahayn ee sida waxash ninmadaa uga dhacday malaagada muqdisho 09 11 2011 ee loo gaystay xildhibaan aadan buule naxariistii jano ilaahay haka waraabiyo ehelkiisii iyo dhamaan umada somaliyeedna ilaahay samir iyo iimaan haka siiyo inaa lilaahi wa inaa ilahi raajacuun