Home » Archive Daily November 10th, 2011

Soo dhawayntii Maryan Ibraahin (Qaynuun) iyo Jaaliyadda Soomaalida Finland (Sawiro)

Nov 10, 2011
Helsinki, Finland (AOL) – Xafladan oo ay soo agaasimeen bahda Isboortiga ee Finland iyadoo qarashaka ku baxay uu kaalin weyn ka qaatay ururka midnimada Soomaaliyeed ee Finland oo had iyo jeer ku howlan wax u qabashada jaaliyadda Soomaliada Finland.   Ugu horayntii waxaa halkaasi ka hadlay guddoomiye ku xigeenka ururka midnimada Soomaaliyeed ee Finland ahna guddoomiye ku xigeenka xiriirka kubada... 

Alle ha u naxariistee Xildhibaan Aden Buule Maxamed ayaa maanta aas heer Qaran ah loogu sameeyay Muqdisho.

Nov 10, 2011
Muqdisho, Somalia (AOL) – Rabbi ha u naxariistee, waxaa maanta magaalada Muqdisho si heer Qaran ah loogu duugay marxuum Xildhibaan Aden Buule oo shalay ay dabley hubeysan ku dileen degmada Dharkeenley ee Muqdisho. Marxuunka oo lagu duugay qabuuraha Sheikh Suufi ayaa waxaa aaskiisa kasoo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda KMG ah, xildhibaano, saraakiil iyo dadweyne aad u fara... 

Maxamud Cali Shire oo dawlada ugu qeybsan iskudubaridka gargaarka Gedo, Baay iyo Jubooyinka ayaa ka dayriyay xaalada barakayaasha ay isugu darsoomeen abaaraha iyo colaadaha (Dhageyso wareysi.)

Nov 10, 2011
Maxamud Cali Shire oo ah sarkaal ay dawlada dhawaan u soo magacawday iskudubaridka arrimaha gargaarka iyo taakuleynta barakacayaasha gobolada Gedo, Baay iyo Jubbooyinka ayaa sheegay in xaalada kumanaan qoys oo horey ay waxyeelo uga soo gaartay abaartii ku dhufatay gobolada koonfureed ay haatan ku jiraan xaalad aad u liidato oo ka adag tii hore kaddibmarkii ay isugu darsoomeen macaluul, roobab iyo colaado.  Mudane... 

Maamulka Bartamaha Somalia oo ka tacsiyeynayo geeridii Xildhibaan Aden Buule

Nov 10, 2011
Maamul goboleedka Bartamaha Somalia isagoo aad uga xun dilka foosha xun ee magaalada Muqdisho loogu geystay Allaha u naxariistee Xildhibaan Aden Buule Maxamed wuxuu tacsi u dirayaa qoyskii, qaraabadii, ummaddii iyo asxaabtii uu ka baxay Marxuumka.  Madaxweynaha maamul Somali Central State (SCS) Dr Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) ayaa isagoo ka naxsan geerida Xildhibaan Buulle wuxuu yiri:-”Maanta... 

Kulankii golaha Wasiirada Dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo maanta dhacay ayaa looga hadlay qodobo u badnaa dhanka amniga iyo gargaarka

Nov 10, 2011
Muqdisho, Somalia (AOL) – Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay xaruntooda magaalada Muqdisho iyagoo ka hadlay qodobo u badnaa dhanka amniga iyo gargaarka.  Kulankan oo uu shir guddoominayay Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Ganacsiga iyo Warshaddaha Mudane C/wahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa ugu horeyntii...