Home » Archive Daily November 11th, 2011

Beesha Reer Garaad oo ka Tacsiyeysay geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Allaha u naxriistee Xildhibaan Aden Buule Maxamud.

Nov 11, 2011
Innaa ilaahi Wa innaa Ilaahay Raajicuun.   Anaga oo ah dadka uu magacooda hoos ku xusan yahay, isuguna jira mas’uuliyiin, aqoon yahano, ganacsato iyo wax garad leh oo kasoo jeeda beesha Rer Garaad ee Sade oo ku kala sugan Qaaradaha Dunida, kana tiiraanyeysan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Xildhibaan Aden Buule Maxamud oo ay dileen kooxo damiir laawe yaal ah isaga oo aan wax uu galabsaday... 

Gudiga Gurmadka Abaaraha Gobolka Gedo oo Xoolo ka badan 1laa 1500 Neef oo deeq ah gaarsiiyey Barakacayaasha ku kala nool deegaano ka tirsan Gobolka.

Nov 11, 2011
Gudiga Gurmadka Abaaraha Gobolka Gedo ayaa dhowrkii maalmood ee la soo dhaafey waxaa uu deeq ka kooban Xoolo nool uu kaa gaarsiiyey ku dhowaad ilaa 10059 qoys oo dhamaantod ah barakacayaal ku kala sugan Qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Gedo, iyadoo deeqdaasina la sheegay in ay ahayd Udxiyo loogu tala galay in ay qashaan dadka Barakacayaasha ah si ay faraxada ciidul adxaaga ula wadaagaan walaalahii...