Home » Archive Daily November 12th, 2011

Shirweynaha “Somali Hope Conference Two” oo uu kasoo qeyb galayo Ra’isal wasaarihii hore ee Somalia Mohamed Abdulahi Farmajo ayaa lagu qabanayaa maalada Rome ee dalka Talyaaniga

Nov 12, 2011
December 1, 2011 waxaa magaalada Rome ee dalka Talyaaniga ka dhici doona shirweyne loogu magacdaray “Somali Hope Conference Two”, kaasoo ay kasoo qeyb gali doonaan marti sharaf badan oo isugu jira Soomaali iyo Ajnabi.  Marti sharafta shirkaan kasoo qeyab gali doonta ayaa waxaa ka mid ah Ra’isal wasaarihii hore ee Soomaaliya Mohamed Abdulahi Frmajo.  Halkaan ka akhri macluumaad... 

Shabaab ‘losing foothold’ in Kenya

Nov 12, 2011
Department of Defence’s Colonel Cyrus Oguna during a status briefing on the ‘Operation Linda Nchi’ at the Foreign Affairs Ministry, Nairobi November 12, 2011. The Somalia militia Al-Shabaab is fast losing its grip in Kenya following crucial information in the hands of the police. WILLIAM OERI   By ANTHONY KARIUKI Posted  Saturday, November 12  2011  The Somalia militia Al-Shabaab... 

Horyaalkii 26aad ee Wiilasha Kubadda Koleyga oo ka Furmay Muqdisho (Masawiro)

Nov 12, 2011
Muqdisho, Somalia (AOL) – Garoonka Kubadda Koleyga 1-da Luulyo (Ex-Lugino) ee magaalada Muqdisho ayaa  si rasmi ah waxaa uga furmay Horyaalkii  26aad Wiilasha Kubadda Koleyga Soomaaliyeed, waxaana tartankan si habsami leh u soo agaasimay Xiriirka Soomaaliyeed ee K/Koleyga.  Furitaanka Tartankan oo ay ka soo qeybgaleen mas`uuliyiin kala duwan sida Ra`iisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka... 

Dhagayso Barnaamijka Aragtida Somali Central State.

Nov 12, 2011
Nairobi, Kenya (SCS) – Dhaliyaro kamid ah dadka ka soo jeedo maamulka Bartamaha Somalia ayaa ka bixiyay Aragtidooda iyagoona ka hadlay sida ay u arkaan maamulka iyo waliba siyaabaha ugu haboon ee loo garab istaago karo, iyadoo intabadan la isku raacay in wax wada qabsigu uu yahay mid lama huraan ah. Dhalinta oo sameeyay barnaamij loogu magacdaray Argtida Somali Central State ayaa loo qabtay dood...