Home » Archive Daily November 13th, 2011

Qoyska reer Bayoow Axmed oo ka Tacsiyeeyay geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Allaha u naxriistee Xildhibaan Aden Buule Maxamud.

Nov 13, 2011
Innaa ilaahi Wa innaa Ilaahay Raajicuun.   Anaga oo ah dadka uu magacooda hoos ku xusan yahay, isuguna jira mas’uuliyiin, aqoon yahano, ganacsato iyo wax garad leh oo qosyka Reerbayoow axmed oo ku kala sugan Qaaradaha Dunida, kana tiiraanyeysan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Xildhibaan Aden Buule Maxamud oo ay dileen kooxo damiir laawe yaal ah isaga oo aan wax uu galabsaday aan jirin, ayaa... 

Taliska AMISOM oo sheegay inuu jiro qorshe ay ciidamo ku geynayaan magaalada Gaalkacyo

Nov 13, 2011
Afhayeenka ciidamada AMISOM Col. Paddy Ankunda ayaa sheegay inay socdaan qorshayaal ay ciidamo ku geynayaan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug horaanta sanadka cusub ee foodda nagu soo haya. Col. Ankunda oo la hadlayay qaar ka mid ah warbnaahinta Muqdisho ayaa sheegay in saraakiil ka tirsan AMISOM ay wadahadallo aarrintan ku saabsan la leeyihiin xubno ka tirsan mas’uuliyiinta Galmudug...