Home » Archive Daily November 15th, 2011

Bam ah kuwa gacanta laga hago ayaa maanta lagu qarxiyay baabuur ay leeyihiin ciidanka booliiska Kenya oo hor socday kolonyo baabuur ah

Nov 15, 2011
Dhadhaab, Kenya (AOL) – Bambada nooca dhulka lagu aaso ah, ahna nooca la hago ayaa maanta lagu qarxiyay baabuur garwadeen u ahaa kolanyo baabuur ah oo ka baxday xarada Qaxootiga ee Xagardheer kuna sii jeeday Dhadhaab. Goob jooge ka ag-dhawaa meesha uu qaraxa ka dhacay ayaa sheegay in uu maqlay qarax aad u xoogan kaddibna uu arkay qaac iyo siigo weyn oo qariyay agagaarka hawada meesha uu... 

Tahniyad aroos: Lamaanayaasha Ayaanle Aadan Xasan iyo Ebyan Maxamed Nuur

Nov 15, 2011
Annagoo kale ah dadka magacyadooda ay hoos ku qoran yihiin oo kala jooga dalka iyo dibaddiisa, waxaan halkan ka direynaa hambalyo aroos:-  Aabo Xaaji Cabdi Saalax Cali Hooyo Xaajiyo Mumino Xaaji Xuseen Maxamed Cabdi Saalax Axmed Cabdi Saalax Farxiyo Cabdi Saalax Qadro Cabdi Saalax Nuur Xaaji Xuseen Maxamed Xaashi Tawakal, xaaskiisa Sundus Cabdi Saalax iyo gabadhooda, iyo dhammaan reer Cabdi Saalax... 

UN Monitoring Group to Recommend al-Shabab Sanctions

Nov 15, 2011
The United Nations special envoy for Somalia says a Security Council-appointed monitoring group will recommend sanctions against the al-Qaida linked militant group al-Shabab.  Six East African countries involved in the fight against al-Shabab are appealing for more international support as they seek to defeat the rebels. With al-Shabab said to be in disarray, the defense chiefs of Kenya, Uganda,... 

Lix dhalinyaro Soomaali ah oo lagu haysto in ay horay u afduubteen lamaane Faransiis ah ayaa maanta Maxkamad lagu soo saaray caasimadda dalka Farance ee Paris

Nov 15, 2011
Paris, Farance (AOL) – Magaala madaxda dalka Farance ee Paris ayaa maanta waxaa maxkamad lagu soo taagay 6 dhalinyaro Soomaali ah oo lagu eedeeyay in ay sanadii 2008 meel ka baxsan badda Soomaaliya ka afduubteen Lamaane Faransiis ah iyo doontii ay wateen. Masawirkaan waa Jean-Yves Delanne (Midig) iyo xaaskiisa Bernardette, kuwaasoo sanadii 2008 ay dhalinyarada Soomaaliyeed ee maanta maxkamadda... 

Somali militant bashes Kenya-Israel security pact

Nov 15, 2011
MOGADISHU, Somalia—A spokesman for the Somali militant group al-Shabab said Tuesday that Kenya’s prime minister recently visited Israel to seek assistance in “destroying Muslim people and their religion.” Sheik Ali Mohamud Rage also warned Kenya that it still has a chance to withdraw its forces from neighboring Somalia because “things have not begun in earnest,” a likely... 

Cudurka Daacuunka (Cholera) ayaa ka dilaacay xarada Qaxootiga ugu weyn adduunka oo ku taala Dhadaab

Nov 15, 2011
Dhadhaab, Kenya (AOL) – Xarada Qaxootiga ugu weyn ee Dhadhaab oo ku taala dalka Kenya ayaa waxaa ka dilaacay cudurka dilaaga ah ee Daacuun caloolaha (Cholera.) “Daacuun calooleed ayaa ka dilaalay xarada Qaxoogita addunka ugu weyn ee la yiraahdo Dhadhaab, xaradaas oo dadka Qaxootiga Soomaalida ah ee ku nool ay dhan yihiin 500,000 Somali refugees”, sidaasi waxaa maanta yiri Qaramada... 

Ciidamo taabacsan dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa la sheegay in ay qabsadeen Tuulada Caato ee gobolka Bakool

Nov 15, 2011
Caato, Bakool – Somalia (AOL) – Ciidamo taabacsan dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo lagu soo tababaray dalka Itoobiya ayaa maanta waxay qabsadeen Tuulada Caato oo ku taala xadka Soomaaliya iyo Itoobiya, taasoo intii muddo ahba ku jirtay gacanta Alshabaab. Ciidamada qabsaday Caato oo sida la sheegay si weyn u hubeysnaa ayaa magaalada dhanka Itoobiya kasoo galay ayaga oo aanan la kulmin wax...