Home » Archive Daily November 16th, 2011

Open letter to the Prime Minister of Ethiopia by Farah H. Noor (Kolley) who is a member of the Somali-Ethiopian Diaspora.

Nov 16, 2011
TO:  H.E.Mr. Meles Zenawi The prime minister of Ethiopia  Follow-up to the skirmishes in Yo’ale town  By Farah H Noor (Kolley) najmaf@live.com Your Excellency,    At the onset, on behalf of the Somali-Ethiopian Diaspora, I would like to convey my upmost gratitude to you and the government in action for your combativeness to prevent or at least minimize the impact of the worst draught in... 

Cayaaro kubada cagta ah oo xiiso badan oo ka biloowdey degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo (Masawiro)

Nov 16, 2011
Beled-xaawo, Somalia (AOL) – Waxaa wax aad loogu farxo ah in dhalinyarada ku nool gobolka gedo gaar ahaan magaalada Beled xaawo uu durba ka muuqdo sansaan isbadal wanaagsan ah, kaasoo la oran karo waxay dareemeen saxan saxo nabadeed kadib markii ay dhalinyaradii da’da yaraa oo inta badan ah ardada magaalada beled xaawo iyo degmaayinka ka agdhow ay u bilaabatay kulamo cayaared oo aad u xiisa... 

Qeylo dhaan nabadeed oo ku aadan dagaalada ka socda Aaga Rako Raaxo – By Cabdixakiim Jaamac Jooje

Nov 16, 2011
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Intaas kadib dhammaan akhristayaasha sharafta iyo qadarinta mudanoow iga gudooma salaanta islaamka ACWW.   Salaan kadib Anigoo ka xun kana murugeysan dagaalada soo noqnoqday ee ka socda gobolka Karkaar ee u dhaxeeya Beelaha walaalaha ah, waxaan leeyahay oo ka codsanayaa dhammaan waxgaradka,... 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo shir guddoomiyay galabta kulan looga hadlay Amniga iyo dib usoo celinta bilicdii magaalada Muqdisho (Masawiro)

Nov 16, 2011
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliyeed Mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay Amniga caasimadda (Mogadishu Stabilization Plan), Bilicda magaalada iyo sidii goobihii dowladda dib loogu soo celin lahaa gacanta dowladda, waxaana kulankan ka soo qeybgalay guddoomiyeyaasha 16-ka degmo,... 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta shirar muhiim ah la yeeshay wufuud ka socotay Qaramada Midoobay (Masawiro)

Nov 16, 2011
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ballaaran kula qaatay xafiiskiisa Muqdisho wufuud ka socotay Qaramada Midoobay oo ay kala hogaaminayeen ku-xigeenka wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Christian Manhall iyo xiriiriyaha Qaramada Midoobay ee gargaarka Mark Bowden waxaaana kulamadani looga kala hadlay arrimaha Roudmap-ka... 

Israel ayaa Kenya u balan qaaday sidii ay u sugi laheyd amnigeeda

Nov 16, 2011
Kaddib markii ay todobaadyadii lasoo dhaafay xoogagga Alshabaab Kenya ugu hanjabeen in ay weerar aar goosasho ah ku qaadi doonto dalkeeda haddii aanay ciidamadeeda kala bixin dalka Soomaaliya ayaa dowladda Israel waxay sheegtay in ay Kenya ka caawineyso sidii ay u adkeyn laheyd amnigeeda. “Kaddib markii ay dowladda Kiristaanka ah ee Kenya gacan weydiisatay Yahuudda, Muslimiinta waxaa saaran... 

Danjiraha Kenya u fadhiya Qaramada Midoobay oo Mareykanka ka codsaday in uu gacan ka siiyo dagaalka ay kula jiraan Al-shabaab

Nov 16, 2011
Washington, US (AOL) – Ambassador Macharia Kamau oo ah ninka dowladda Kenya u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa dowladda Mareykanka ka codsaday in gacan laga siiyo dagaalka ay dowladda Kenya kula jirto dagaalyahanada Al-shabaab. “Aad baan u jeclaan laheyn haddii ay bulshada caalamka gacan naga siiso dagaalka aan kula jirno Al-shabaab, anaga oo waliba aad u jecel in howl-galkaan ay dowladda...