Home » Archive Daily November 17th, 2011

Ciyaartoyeda xulka kubadda Itoobiya oo galabta 5-0 uga badiyay xulka kubadda Somaaliya (Daawo ciyaarta)

Nov 17, 2011
Addis Ababa, Ethiopia (AOL) – Ciyaar kulul oo galabta dhex martay ciyaartoyda xulka kubadda cagta ee Soomaaliya iyo ciyaartoyda xulka Itoobiya ayaa waxay 90-kii daqiiqo ee ciyaarta kusoo gebo-gebowday 5-0 ay ciyaartoyda Itoobiya ugu xoog sheegatay xulka Qaranka kubadda cagta ee Soomaaliya. Kooxda xulka kubadda cagta Itoobiya ayaa galabta soo bandhigay ciyaar wanaag halka ay kooxda kubadda... 

Shirkii caadiga ahaa ee golaha Wasiirada Dowladda KMG ah oo maanta dhacay ayaa waxaa kasoo baxay qodobo muhiim ah (Masawiro)

Nov 17, 2011
Muqdisho, Somalia (AOL) – Golaha Wasiirada ee Xukuumada FKMG ah ee Soomaaliya ayaa manta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa, waxaana shir gudoomiyay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Kulankan ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin xaaladda ammaan ee dalka, bannaynta dhismayaasha dawladda, Mashrruuca Guriyeynta ee dawladda Turkiga ballan qaadey,... 

Ciidamada Huwanta ah iyo Alshabaab oo guulo ka kala sheegtay dagaal ka dhacay deegaanka Kulbiyow ee Jubbada Hoose

Nov 17, 2011
  Dowladda kumeelgaarka ah iyoXarakada Alshabaab ayaa guulo ka kala sheegtay dagaal xalay ka dhacay duleedka degmada Dhoobley gaar ahaan deegaanka Kulbiyow. Dagaalkan oo la sheegay in uu ahaa mid ay ciidamada ururka Alshabaab ku qaadeen fariisimo ay ciidamada dowladda iyo ururka taageersan DKG ah ee Raaskaamboni ay ku lahaayeen  deegaanka Kulbiyow. Waxayna wararka ka imanaya deegaanadaas ay sheegayaan... 

Deeq lacageed oo maanta la gaarsiiyay dadkii ku wax yeeloobay duqayntii horaantii bishaan ka dhacday Degmada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe (Dhageyso Warbixin)

Nov 17, 2011
Deeqdaan lacageed ee manta la gaaarsiiyay dadkii ku wax yeelobay duqayntii ay diyaaradaha Kenya u geysteen degmada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe horaantii bishaan ayaa waxaa soo dhiibay dadka shacabka ah ee ku dhaqan dagmada Saakow ee isla gobolka Jubbada dhaxe ayadoona loogu talo galay in wax looga qabto dhibanayaash ay wax yeelada soo gaartay isla markaana ku jira isbitaalka Degmada Jilib ee gobolka...