Home » Archive Daily November 18th, 2011

Dugsiga Hoose Dhexe iyo Madraska Suufle ee Degmada Balanbale (Masawiro)

Nov 18, 2011
Hordhac Dugsiga hoose dhexe Suufle wuxuu ku yaala xaafadda Suufle e Degmada Balanballe ee gobolka Galguduud. Dugsiga waxaa la furay 2006-kii wuxuuna ku bilaabay adeeggiisa Dugsi Quaraan ahaan, waxaana markii la furay dugsiga iska diiwaan geliyey 112 arday oo wiilal iyo gabdho ah kuwaas oo aan waxbarasho haysan furitaanka dugsiga Suufle ka hor. Tirada ardeydu hadda waxay mareysaa 200 oo ardey sanadkii.... 

Odayaasha dhaqanka Iyo Wax Garadka Gobolka Gado ayaa Si wayn Uga Soo Horjeestay Heshiikii Dawlada Kenya ay Lagashay Dawlada Israaiil oo Aha Ka Taagerida Ladagaalamka Al-shabaab

Nov 18, 2011
Dhamaan odayaasha wax garadka cuqaash gobolka gado ayaa waxaa si wayn ay uga soo horjeteen dagaalada wayahaanba ka soconayay gobolada jubboyinka iyo gobolka gedo ayagoo intaa raciyay in aad uga soo horjedaan heshiiska dhawaantan ay wada saxiixdeen dawlada Kenya iyo waliba dawlada israil kaa oo ahaa in si wada jir ah loola dagaalamo xarakada alshabab iyo waliba in Kenya lagu saacido laguna garab istaago... 

Dhoolatus Malatari oo Ka Dhacay Dagmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose Yaa Sameeyay Dhoolo Tuskaas?

Nov 18, 2011
Dhoolotuska malatari ee shalay galankii danbe ka dhacay dagmada afmadow ee gobolka jubbada hoose islamar ahaantana ka mid goobaha sida wayn ay iskugu hor fadhiyaan xarakada mujahidiinta alshabab iyo waliba ciidamada dawlada kmg oo gacan xoogan ka helaya ciidamada dawlada Kenya  Ayaa waxaa ay ciidamada xarakada shabab ay ku soo ban dhigeen cudud malatari oo aad u xoogan ayagoona soo bandhigay gawari...