Home » Archive Daily November 21st, 2011

Ahlusunnada Konfurta Somalia oo diyaar garow dagaal kii u danbeeyay ku jirta (Daawo Sawiro)

Nov 21, 2011
Ciidamada  Ahlusunna  Gobolada  Konfur Galbeed Somalia aya  waxaa ay    wadaan diyaargarowgi ugu danbeyay ee  ay Gobolada  Bay Bakool iyo Qaybo ka mid ah Gobolka Gedo  uga  sifaynayaan  Kooxda Al-Shabaab.    Diyaar Garoowgaan aya waxaa uu yimid ka dib  Marki Hogamiyaha Ahlusunna  Gobolada Konfur Galbeed   Sh.Maxamed Aw-libaax  u ku hanjabay in dhawaan ay  Kooxda Al-Shabaab  ka... 

Exclusive: CIA Spies Caught, Fear Execution in Middle East

Nov 21, 2011
In a significant failure for the United States in the Mideast, more than a dozen spies working for the CIA in Iran and Lebanon have been caught and the U.S. government fears they will be or have been executed, according to four current and former U.S. officials with connections to the intelligence community. MUSSA AL-HUSSEINI/AFP/Getty Images; MUSTAFA OZER/AFP/Getty Images Hezbollah leader Hassan... 

Press release: Somali Government welcomes for UK hosting conference on Somalia and announces Joint Committee of the Road-map

Nov 21, 2011
Mogadisho, Somalia (AOL) – On behalf of the Transitional Federal Government and the people of Somalia, the Prime Minister of Somalia Dr Abdiweli Mohamed Ali welcomed Prime Minister David Cameron’s recent announcement on hosting an international conference next year on tackling instability in Somalia and protecting ships from pirates in the Gulf of Aden.  The Prime Minister of Somalia stated... 

Wararkii ugu dambeeyay ee ka soo baxaya soo gelitaanka ciidamada Itoobiya ee gudaha Soomaaliya

Nov 21, 2011
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee 24-kii saac ee tagtay gudaha u sood galay qeybo ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya, gaar ahaan gobolada Hiiraan iyo Galgaduud oo ay ka sameysteen fariisismo ciidan iyo dhufeysyo waa weyn oo ay halkaasi ka qoteen. Sida warku sheegayo ciidamo Itoobiyaan ah oo wata 20-gaari oo kuwa dagaalka ah ayaa gudaha u galay degmada Guri-ceel ee... 

Boqolaal Qoys oo Xoola dhaqato reer Guuraa ah oo dib ugu soo laabtey Gobolka Gedo

Nov 21, 2011
Baardheere, Somalia (AOL) – Boqolaal Qoys oo xoolo dhaqato reer guuraa ah oo ka soo jeeda Gobolka Gedo oo iyagu markii hore deegaanadooda uga cararay abaaraha iyo biyo la’aanta aawadeed ayaa bilaabay in ay mar kale dib ugu soo laabtaan deegaanadii markii hore ay ka tageen ee Gobolka Gedo, kadib markii roobabkii xilliga deyrta ay ka da’een inta badan degmooyinka Gobolka, taasoo dadka... 

Waa sidee xaaladii ugu danbeysay & magaalada Baladweyne

Nov 21, 2011
 Tan iyo markii Ciidamadda Dowladda Itoobiya ay gudaha u soo galleen duleedka magaaladda Baladweyne ee Gobolka Hiiraan, ayaa waxaa si weyn u kacsan xaaladda magaaladda baladweyne. Dhaq dhaqaaqyo ciidan oo xoogan ayaa waxay maanta ka kala soconayaan gudaha iyo duleedka ee magaaladda Baladweyne, iyadoo ay kala wadaan Ciidamadda Dowladda Itoobiya iyo Xarakada Al Shabaab. Ciidamadda Dowladda Itoobiya... 

Urur Goboleedka IGAD oo kullan gaar ah ka yeelanaysa soo gelitaanka ciidamada Itoobiya gudaha Soomaaliya

Nov 21, 2011
Dalalka xubnaha ka ah uur gboleedka IGAD ayaa shaaca ka qaaday inay kulan gaar ah ka yeelanayaan dhamaadka bishan November ee aynu ku jirno soo gelitaanka ciidamada Itoobiya ee gudaha dalka Soomaaliya iyo howlglada ay ciidamadaKenyaka wadaan gobolada Koonfureed ee dalka Soomaaliya. Agaasimaha Wasaaradda arrimaha dibadda dalka Kenya Linsay Kipkines oo ka hadlay shirka lagu wado inay IGAD yeelato ayaa... 

Wararkii ugu dambeeyay Ciidamadda Amisom iyo Al Shabaab oo xalay ku dagaalamay magaalada Muqdisho

Nov 21, 2011
Dagaalo ayaa waxay xalay ka dhaceen magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho, kadib markii ay isaga hor-yimaadeen Ciidamadda Dowladda Soomaaliya oo garabsanaaya Ciidamadda Amisom iyo Xoogaga Shabaab oo dhinac ah. Xarakada Al Shabaab ayaa waxay xalay weeraro ku soo qaaday fariisimaha Ciidamadda Amisom kuwa Dowladda ay ku lee-yihiin Jidka Warshadaha ee magaaladda Muqdisho, oo xilliyadii ugu dambeysay ay...