Home » Archive Daily November 22nd, 2011

Tacsi tiiraanyo leh oo ku socota qoyska iyo qaraabada uu ka baxay marxuum Sh. Axmed Maxamed Kaahiye oo galabta ku dhintay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo

Nov 22, 2011
InaaLilaahi Wa-inaa Ilaahi Raajicuun. Kullu Nafsun Daa’iqatul Mawt. Waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh ugu diraynaa Allaha u naxariistee qoyska iyo qaraabada uu ka baxay marxuun Sh. Axmed Maxamed Kaahiye  oo galabta Talaada ah, taariikhduna tahay November 22 ku geeriyooday Magaalada Bardheere ee Gobolka Gedo. Marxuunka Allaha kawaraabiyo janadii Fordowso Qabrigana nuur Allaha uga buuxiyo, dadka... 

Qabiilka iyo saameynta uu ku yeeshay dhalinyarada qurbaha – By Yusuf M. Bayoow

Nov 22, 2011
Qabiilka waa calaamad ka mid ah calaamadaha lagu aqoonsado Soomaalinimda waana muhimada koobaad oo dad badan oo Soomaali ah ay siiyaan juhdi badan si ay aqoonsi badan iyo tix galin u gaarsiiyaan qabiilkooda.   Dhanka kale, qabiilka waxa uu astaan u ahaa bur burkii dowladnimada iyo in ay lunto qaranimadii Soomaaliya walina waxaa jiro ififaale muujinayo in qabyaaladii ay sii fideyso xili dad badan oo... 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta booqday xerada Xanaanada caruurta ee Al-Birri oo ay ku jiraan caruur agoon ah (Sawiro)

Nov 22, 2011
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada FKMG ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta booqday xerada Xanaanada caruurta ee Al-Birri oo ku taala degmada Hodon ee magaalada Muqdisho halkaasoo ay ku jiraan 700 oo caruur u badan agoon iyo kuwo ay qoysaskoodu awoodin inay waxbarasho geeyaan halkaasoo lagu baro qur’aanka iyo waxbarashada kale ee Iskuulka.  Xaruntan... 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta kormeer howleed ku tegay saldhigyada ciidanka Booliska Muqdisho (Sawiro)

Nov 22, 2011
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada FKMG ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kormeer howled ku tegay qeybo ka tirsan saldhigyada Booliska ee magaalada Muqdisho isagoo sidoo kalena soo kormeeray mushaar bixinta ciidanka Booliska oo ka soconeysa Dugsiga Tababarka ciidanka Booliska ee Jen. Kaahiye Ex. Iskoola Bolisiyo.  Ra’iisul Wasaaraha ayaa... 

Dalalka ay soomaaliya Ciidamada ka joogaan oo loogu baaqay in ay ilaaliyaan Madaxbanaanida

Nov 22, 2011
Ururka shirweynaha Islaamka ayaa ugu baaqay wadamada ciidamada ay ka joogaan gudaha dalka Soomaaliya inay dhowraan madaxbanaanida iyo qaranimada Ummadda Soomaaliyeed, isla markaasna aysan ku xadgubin iyaga oo aan wax fasax ah u heysan ciidda Soomaaliyeed iyo sharafta dadka Soomaaliyeed inta. Xog’hayaha guud ee ururka Islaamka Prof. Ikmalidiin Ixsaan Oogle oo ka hadlay arrinta ku saabsan soo gelitaanka... 

Dagaalo culus oo khasaaro dhimasho iyo dhaawacba sababay oo maanta ka dhacay Gobolka Jubbada Hoose

Nov 22, 2011
Dagaalo khasaaro geystay ayaa waxay maanta Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya iyo Ciidamadda Xarakada Al Shabaab ay ku dhex mareen duleedka degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose. Dagaaladaan oo sababay khasaarooyin kala duwan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac, ayaa yimid markii Xarakada Al Shabaab ay weeraro ku soo qaaday Ciidamadda Dowladda Somaliya, oo ku socdaalaayay inta u dhaxeysa deegaanada... 

Gudoomiyaha Jabhada Raaskanbooni oo sheegay in uu marnaba ka harayn Xarakada Alshabaab

Nov 22, 2011
Sheekh Axmed Madoobe ayaa wuxuu sheegay in uu weligiis uu la-dagaalami doono Xarakada Al Shabaab, isagoo tilmaamay inuusan marnaba ka waaban doonin, oo uu la-dagaalami doono inta ay ku sugan yihiin dalka Soomaaliya. Gudoomiyaha Jabhadda Raaskambooni Sheekh Axmed Maxamed Islaam “Sheekh Axmed Madoobe”, ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in uu diyaar u yahay, in uu goor dhaw uu soo afjaro Xoogaga Shabaab. Gudoomiyaha... 

Mid ka mid ah Xildhibaanada Baarlamanka Kenya oo ka deyriyay soo gelitaanka Ciidamada Kenya ee soomaaliya.

Nov 22, 2011
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka dalka Kenya oo si weyn ugu ololeynayey in ciidamada Kenya ay gudaha Soomaaliya soo galaan, isla markaasna fagaarayaal caalami ah ka sheegay inay Kenya xaq u leedahay inay farageliso Soomaaliya, dowladda KMG-na si kulul ugu weeraray markii ay diiday soo gelitaanka ciidamada Kenya ee guda Soomaaliya ayaa hadda ka qoomameeyay taageeradii uu siiyey howlgalkaasi. Xildhibaan... 

Nidaamka Road Map-ka oo DKMG Soomaaliya u aqoonsaday Maamul ka mid ah Maamul goboleedyada ka jira koonfurta Somaaliya

Nov 22, 2011
London, England (AOL) – Qorshaha loo yaqaano Road map-ka ayaa sida muuqata dawlada ku meelgaaarka ee Soomaaliya u aqoonsadey ineey tahay mid ka mid ah maamul goboleedyada ka jira koonfurta Soomaaliya, taasoo weliba ka dhigaysa dawlada ku meelgaarka ah ee Soomaaliya maamul gobleedka ugu baaxada yar inta hada beesha caalamku u taqaan state-yada ama maamul goboleedyada ka jira koofurta soomaaliya... 

Ciidamada Dowlada KMG iyo kuwa mucaskarka Kaanbooni oo dhaq-dhaqaaq ciidan ka wada deegaano Jubbada hoose ka tirsan

Nov 22, 2011
Dhaq dhaqaaqa ciidan ee ay wadaan ciidamada Dowlada KMG ka iyo kuwa mucaskarka Kaanbooni iyo waliba ciidamada dawlada Kenya ee ku sugan gobolka Jubbada Hoose qaasatan deegaano hoos yimaada dagmada Afmadow ayaa waxaa si wayn looga daremayaa deganadaas oo qaarkood ay gacanta ku hayaan ciidamada huwanta ah ka gadaal markii maalmihii lasoo dhaafay ay weeraro gaadmo ah kala kulmeen ciidamada xarakada alshabab...