Home » Archive Daily November 25th, 2011
Somalia: Open letter to the deputy Secretary of the Secretary general for Political affairs – By Dr. Mohamed Hassan Ali (Statesman)
An open letter to His Excellency Mr L.Pascoe
Dear Sir,
The reality check of our political problem in Somalia rests in the waterbed of vampires, whose professional competences is only to breach hate crimes in the name of religion, steal funds for militia and clan warfare. The psychology of the those players within the vampire’s nest is toed not only to derail the strategic intentions of...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada oo galabta ciyaar Kubadda cagta uga qeybgalay Xeebta Liido (Sawiro+cod)
Muqdisho, Somalia (AOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo xubno ka tirsan golihiisa Wasiirada ayaa galabta ciyaaro Kubadda Cagta uga qeybgalay Xeebta Lido ee degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho, iyadoo ciyaartan uu daawanayay mas’uuliyiin ay ka mid ahaayeen Mudane Cali Mahdi Maxamed oo ahaa Madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya.
Masawirka...
Xarakada Al Shabaab oo maanta hanjabaado xasaasi ah u jeedisay shacabka reer Baladweyne
Xarakada Al Shabaab ayaa waxay maanta hanjabaado xasaasi ah ay u jeedisay shacabka ku dhaqan qeybaha kala duwan ee magaaladda, oo ay muddooyiinkii ugu dambeysay gacanta ku heysay.
Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan ee Xarakada Al Shabaab Sheekh Yuusuf Cali Ugaas, oo maanta Salaadda Jimcaha ku soo qaatay hadal xasaasi ah, oo uu ugu digaayo shacabka ku dhaqan magaaladda Baladweyne, ayaa wuxuu sheegay...
Dowladda Kenya oo shaaca ka qaaday in dad hor leh ay ku qudh baxeyn qaraxyadii xalay ka dhacay Garissa
Dowladda Kenya ayaa waxay shaaca ka qaaday inay korortay tirada ku dhimatay qaraxyadii xalay ka dhacay degmada Garissa ee Gobolka Waqooyi Bari ee Dalka Kenya.
Laba qaraxyo oo khasaaro badan geystay oo xalay ka dhacay degmada Garissa, ayaa waxay Dowladda Kenya sheegtay in tirada qaraxyadaasi ku dhimatay ay sii caga-cageyneyso ilaa lix ruux oo rayid ah.
Taliyaha Ciidamadda Ammaanka/Booliska ee Gobolka...
Wararkii ugu dmabeeyay qarax culus oo ruxay Suuqa Bakaaraha iyo askar badan oo ku wax-yeelootay
Qarax xoogan ayaa wuxuu goor dhaw uu ka dhacay Isgoyska Suuqa Bakaaraha ee magaaladda Muqdisho, iyadoo qaraxaan si weyn maanta looga maqlay magaaladda Muqdisho.
Qaraxaan oo miinada dhulka lagu aaso ah, ayaa waxaa lagula beegsaday Ciidamadda Dowladda Soomaaliya xilli ay maraayeen Isgoyska Suuqa Bakaaraha ee magaaladda Muqdisho.
Qaraxaan ayaa wuxuu qabsaday gaari ay la-socdeen ciidamo ka tirsan Dowladda...
Laba qaraxyo oo xalay ka dhacay dalka Kenya iyo khasaaro badan oo ka dhashay “Boolisku Maxay ka Yiraahdeen
Laba qaraxyo oo khasaaro badan dhaliyay ayaa waxay xalay ka dhaceen degmada Garissa ee Gobolka Waqooyi Bari ee Dalka Kenya, iyadoo aanu si dhab ah loo-ogeyn cidda rasmiga ah ee ka dambeysay.
Goob xaflad ay ka soconeysay oo ku taalla degmada Garissa ayaa waxaa lagu tuuray bam gacmeyd, wuxuuna khasaaro iyo jahwareer xoogan uu ka dhaliyay goobtii ay xafladdu ka soconeysay, hase ahaatee waxaa mar labaad...
Kullan balaaran oo ka dhacay magaaladda Garbahaarey iyo dagaalo kama dambeys ah oo lagu dhawaaqay
Saraakiisha Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Gobolka Gedo iyo Saraakiisha Ciidamadda Ahlu Sunada Koonfureed, ayaa waxay maanta kullan balaaran ay ku yeesheen magaaladda Garbahaarey ee Gobolka Gedo.
Kullankaan ayaa waxaa looga hadlaayay sidii dagaalo kama dambeys ah loogu qaadi lahaa Shabaabka ku sugan magaaladda Baardheere ee Gobolka Gedo, waxaana kullankaan lagu iclaamiyay dagaalo kama dambeys ah.
Dhinaca...
