Home » Archive Daily November 27th, 2011

Xaalada Gobolka Banaadir iyo Xiligaan (Warbixin gaar ah iyo Sawiro)

Nov 27, 2011
Muqdisho, Somalia (AOL) – Labaatan sano kadib waxaa is badal iyo ifafaalo qaran Soomaaliyeed oo soo noqda uu ka muuqdaa markaan Xarunta Soomaaliya ee Muqdisho kadib markii inta badan Magaalada Muqdisho uu ka baxay is jiid jiidkii siyaasadeed islamarkaana uu galay gacanta Dowlada KMG ah Soomaaliya.  Inkastoo rajo fiican ay soo muuqaneyso marka la eego degmooyinka Muqdisho hadana waxaa wali... 

Dhaq-dhaqaaq looga soo horjeeda soo galitaanka ciidamada Kenya iyo Ethiopia oo Yurub ka bilowday “Hal daqiiqo sii dalkaaga” – By Hassan Saad (Prince)

Nov 27, 2011
Asalaamu Calaykum, Waddaniyiinta Soomaliyeed waxaan idiinku baaqaya in aan taageerno jiritaanka dalkeena hooyo.  Qof kasta oo innaga mid ah waxaa laga rabaa in uu siiyo 1 daqiiqo (one munute) maalin kasta dalka hooyo, taasoo noqoneysa laba usbuuc sanadka oo dhan.  Halka daqiiqo maxay tahay? Waxaad xasuus gaar ah siin kartaa dalkeena hooyo (Allah sare ha u qaadee.) Waxaa kale oo aad taageeri kartaa... 

A message to the Somali people – By Farah H. Kolley

Nov 27, 2011
Education: the necessary utopia missing in Somalia Greetings, According to the scientific archaeological excavations, humanity’s achievement through education begins in East Africa sometimes two and half million years ago by the Paleolithic, also known as the “Old Stone Age or Hunter-Gatherers” in historical perspective. During this era human beings had manufactured among other things,... 

Baaq kasoo baxay Ugaasyo, Odoyaal, Aqoon yahano iyo Waxgarad kale oo ku shirey degmooyinka Gobolka Gedo oo qaadacay shirar lagu sheegay in lagu dooranayo Ugaas cusub oo ka socda degmooyinka Garbahaarey, Baladxaawo iyo Mandhera

Nov 27, 2011
Gedo, Somalia (AOL) – Shirar wada tashi ah oo si is dabajoog ah maalmahii ugu dambeeyey ay ku yelanayeen degmooyinka Gobolka Gedo, Ugaasyo, Odoyaasha dhaqanka, Aqoonyahano iyo Waxgarad ka tirsan Beesha SADE ee Gobolka Gedo ayaa waxaa looga hadlayey arimo ku saabsan ka tashiga Hogaanka dhaqanka Gobolka Gedo oo lagu kala aragti duwaan yahay iyo sidii looga hor tegi lahaa shirar lagu sheegay in... 

Dowlada Turkiga Oo dooneysa In Muqdisho ay ka sameyso Suuqa ugu weyn bariga Africa

Nov 27, 2011
Dowladda Turkiga ayaa waxa ay ku dhawaaqday in ay Mashaariic badan ka hirgalinayso gudaha Magaaladatan Muqdisho.   Ra’iisulwasaare ku xigeynka dalka Turkiga oo isaga iyo wafdi heersare ee uu hogaaminayay oo Xalay xaflad soo dhaweyn ah loogu Sameeyay Madaxtooyada Soomaaliya ayna ka qeyb galayn Madaxda ugu sarsareysa dalka ayaa waxa uu Sheegay in dowladiisa ay dhawaan mashaariic kala duwan ka fulinayso... 

Labo qof oo mayadad kooda lasoo dhigay Deegaanka Afmadow

Nov 27, 2011
Wararka naga oo iminka naga soo gaaraaya degmada Afmadow ee gobolka Jubadda Hoose ayaa sheegaaya in meydka 2-qof oo rayid ah xalay laga helay xaafad kamid ah degmadaasi. Labada qof ee rayidka ah ee xalay meydkooda laga helay degmada Afmadow ayaa la sheegay in ay kamid ahaayeen dadka deegaanka. Qaar kamid ah dadka ku dhaqan degmada Afmadow Afmadow ayaa AOL khadka taleefanka ugu sheegay in ragga la... 

Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ee Dowladda KMG oo xukuno kala duwan riday

Nov 27, 2011
Maxkamadda ciidamada qalabka sidda ee dowladda KMG Soomaaliya ayaa shalay xukuno min hal sano oo xabsi ah ku riday 20-askari oo ka tirsan ciidamada dowladda KMG Soomaaliya, kuwaas oo la sheegay inay amar la’aan ka soo baxeen aagaggii ay ku jireen. Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada dowladda KMG G/sare Xasan Maxamed Xuseen {Muun-gaab} oo saxaafadda la hadlay xukunka ka dib ayaa sheegay in askarta la... 

War-murtiyeed ka soo baxay Xarakada Al-shabaab oo ay uga hadlayaan Xaaladda Soomaaliya

Nov 27, 2011
Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa war qoraal ah oo ay ka soo saartay shirkii wadamada IGAD ay ku yeesheen magaaladaAddis  Ababaee dalkaEthiopiaku sheegtay inuu ahaa shir la doonayo in lagu burburiyo dalka Soomaaliya, isla markaasna dadka Soomalaiyeed gumeysi lagu gelinayo. Warkan  ka soo baxay Xaafiiska warfaafinta ee Xarakada Al-shabaab ayaa lagu sheegay in go’aanka ay isku raaceen wadamada... 

Burundi oo sheegtay in dagaalkii Dayniile looga dilay ku dhawaad 70-askari.

Nov 27, 2011
Dowladda Burundi iyo qaar badan oo ka mid ah ciidamadii ku dhaawacmay dagaalkii ka dhacay degmada Dayniile 20-kii bishii October ee aynu soo dhaafnay ayaa si wada jir ah waxay u sheegeen in dagaalkii ka dhacay degmada Dayniile ee ay la galeen Xarakada Al-shabaab looga dilay askar badan oo gaaraysa 70-askari, tiro kale oo intaasi ka badanna looga dhaawacay dagaalkii Khamiistii iyo Jimcihii ka dhacay...