Home » Archive Daily November 30th, 2011

Dhakhaatiir Soomaaliyeed oo Shaqo u aadaya Soomaaliya, iyadoo ay howshaasi soo abaabushay Hay’adda OIM (Sawirro)

Nov 30, 2011
Maalinimadii jimcaha ee bishan November 25, 2011 ayaa waxaa ka dhacay xarunta ururweynaha dhakhaatiirta Finland (Finnish Medical Association) tababar ay soo wada qabanqaabiyeen Hay’adda IOM ee Helsinki mashruuceeda caafimaadka ee MIDA FINNSOM Health, iyo khubaro ka socotay ururo caafimaad oo kale.  Ujeedada tababarkan ayaa ahaa mid lagu diyaarinayey aqoonyahano soomaaliyeed oo degan wadankan... 

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo cambaareyn kulul dusha uga tuuray kuwii ka dambeeyay qaraxii maanta lala eegtay haween ka shaqeynayay Nadaafadda magaalda Muqdisho

Nov 30, 2011
Muqdisho, Somalia (AOL) – War saxaafadeed lagu cambaareynayo Qaraxyada Muqdisho gaar ahaan kii barqo nimadii maanta lagu beegsaday haween ka shaqeynayay nadaafadda demada Dharkinleey ee magaalada Muqdisho.  War saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdiso ayaa si kulul loogu cambaareeyay qaraxii maanta lagula beegsaday xaafadda Suuq Liif ee... 

Jaaliyada Beesha Sade ee Dalka Yemen oo Dooratay Hogaan Cusub

Nov 30, 2011
Sanca, Yemen (AOL) – Shir weyn oo aad loosoo abaabulay ayna isugu yimaadeen dhamaan Beelweynta Sade  ayaa lagu soo gaba-gabeeyay Caasimada DalkaYemen ee Sanca.  Shirkaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Culimada, Waxgaradka iyo dhalinyarada Beesha Sade ee ku dhaqan Sanca, iyadoo looga hadlay kulanka sidii wax looga qaban lahaa is bar-bar yaaca sanooyinkan soo jiitamayay ee  Hogaanka Beelweynta... 

Civil Society Consultive Meeting on Ending the Transition

Nov 30, 2011
SRSG Augustine P. Mahiga addressing delegates during the civil society conference in Mogadishu. Muqdishu 26 – 28 November 2011, Somalia (AOL) – Sixty representatives from Civil Society Organisations (CSOs) met with members of the Transitional Federal Institutions (TFIs), Puntland and Galmadug Regional Administrations and Ahlu Sunnah Wal Jama’a (ASWJ) to discuss their role in the implementation... 

Wararkii ugu dambeeyay qaraxii xooganaa ee ka dhacay Villa Baydhabo iyo General Dhaga Badan oo faah faahiyay

Nov 30, 2011
Warar dheeraad ah ayaa waxay ka soo baxayaan qaabka uu u dhacay qaraxii maanta loo-fishay, in lagu dilli gaaray Abaan Duullaha Ciidamadda Xoogga Dalka Somaliyeed ee ka dhacay Xaruunta Villa Baydhaba. Qaraxaan ayaa waxaa ku dhintay afar ka mid ah Ciidamadda Xoogga Dalka Somaliyeed, iyadoo tiro sideed kalana ay soo gaareen dhaawacyo kala duwan, sida ay sheegtay Dowladda Kmg ah ee Somaliya. Abaan Duullaha... 

Sheekh Cali Dheere “Cadowga waxaa u harsan wax yar ee halla dulqaato, raggii hore way dulqaad badnaayeen”

Nov 30, 2011
Sheekh Cali Dheere ayaa wuxuu shaaca ka qaaday inay soo dhaw-dahay xilligii ay guushu raaci laheyd Xarakada Al Shabaab, ayna dagaalada ku fashilmi lahaayeen Dowladda iyo Amisom. Afhayeenka Guud ee Xarakada Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage “Sheekh Cali Dheere”, oo khudbad dheer ka jeediyay kullan ay shalay ka qeyb galleen Saraakiisha Shabaab oo ka dhacaayay magaaladda Baydhabo ee Gobolka Baay,... 

Xarakada Al-shabaab oo xukun lug iyo gacan goyn ah ku fulilay labo wiil oo ay ku eedaysay

Nov 30, 2011
Maxkamad Xarakada Al-shabaab ayaa shalay min gacan iyo lug is dhaaf ah ka jartay labo wiil oo ay maxkamaddu ku eedaysay inay ka geysteen fal dhac ah deegaanka Dayniile ee magaalada Muqdisho. Xuseen Cabdi oo 24-sano jir ah iyo Idiriis C/laahi Maxamed oo 21-sano jir ah ayey Maxkamadda Al-shabaab ku heshay dembi ah inay dad xoolaley ah dhac ugu geysteen degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho lug iyo gacan... 

Qarax ismiidaamin ah oo lagula bartilmaameedsaday gudaha xarunta Villa Baydho saraakiil uu ka mid yihiin Gen. Dhegabadan iyo

Nov 30, 2011
Qarax ismiidaamin ah ayaa saakay aroortii hore lagu bartilmaameedsaday xarunta Villa Baydhabo oo ah taliska ciidamada mileteriga dowladda KMG Soomaaliya, gaar ahaan goob ay ku sugnaayeen saraakiil ka tirsan kuwa ciidamada Mileteriga dowladda KMG Soomaaliya. Sida warku sheegayo qaraxa ismiidaaminta ah ayaa waxaa fuliyey nin ku lebisnaa dharka ciidamada dowladda KMG, gaar ahaan dharka ciidamada Mileteriga,... 

Taliska Ammaanka ee Dowladda Kmg Somaliya oo sheegay inay hayaan qorshe ay shegeen in ay oga hortagi karaan araxyada

Nov 30, 2011
Taliska Ammaanka ee Dowladda Somaliya ayaa waxay sheegeen inay kahor taggi doonaan qaraxyada ku soo badanaaya magaaladda Muqdisho, ee ay wax-yeeladu ka soo gaarayaan Ciidamadda Dowladda iyo shacabka. Taliye ku Xigeenka Ciidamadda Ammaanka/Booliska ee Dowladda Soomaaliya General Cabdi Xakiin Daahir Saciid, oo shalay ka hadlaayay barnaamij lagu soo bandhigay walxaha qarxa oo laga soo saaray deegaanada... 

Safaaradda Ingiriiska ee dalka Iran oo la-weeraray iyo Calanka Ingiriiska oo la-gubay

Nov 30, 2011
Kumaakun  ka mid ah ardayda dalka Iran ayaa waxay maanta weerareyn laba dhisme oo ku yaalla magaaladda Tahrain ee dalka Iran, iyadoo ardayda ka gil gishay hanjabaadaha maalin kahor ka soo yeeray Xukuumadda Ingiriiska. Ardaydaan oo si weyn u careysneyd ayaa waxay weerareyn Safaaradda Dowladda Ingiriiska ay ku lee-dahay magaaladda Tahrain ee dalka Iran, isla-markaana waxay ka soo dhex qafaasheen lix...