Home » Archive Montly December, 2011
War-Saxaafadeed: Dowladda Soomaaliya oo bilowday “Howlgalka soo celinta Nabadda iyo Xasiloonida Soomaaliya”
Muqdisho, Somalia (AOL) – Dowladda Federalka KMG ee Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday inuu bilowday “Howlgalka soo celinta Nabadda iyo Xasiloonida Soomaaliya” iyadoo lala kaashanayo saacidaada beesha caalamka iyo waddamada deriska ah.
“Maanta, shacabka iyo Dowladda Soomaaliya waxey u istaageen la dagaalanka kooxaha sheydaamiinta ee Al-Qaeda iyo Al-Shabaab oo in muddo ah...
Odoyaal iyo Waxgarad ku shirey deegaanka Buraa oo ka tirsan degmada Garbahaarey oo doortey Nabadoon Cusub.
Odoyaal Waxgarad iyo Culama udiin ku shiray Deegaanka Buraa oo ka tirsan degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ayaa doortey Nabadoon guud oo ay ka midaysan yihiin Beesha Bah majeerteen oo ka mid ah Jifooyinka hoose ee Beesha SADE ee Gobolka Gedo,iyadoo doorashada iyo Xulashada Nabadoonka guud ee loo doortey Beeshaaasi oo lagu magacaabo Nabadoon Maxamuud Xirsi faarax Good ayaa waxaa ay ka soconayesay...
Press Release: Somali Government begins “Operation to Restore Peace and Stability in Somalia”
Mogadishu, Somalia (AOL) – The Transitional Federal Government of Somalia announced early this morning that it has begun “Operation to Restore Peace and Stability across Somalia” in collaboration with neighboring countries and support from International Community.
“Today, the Government and the people of Somalia have stood up against the evils of Al-Qaeda and Al-shabaab terrorists,...
Faahfaahin ku Saabsan Dagaalkii ka Dhacay Magaalada Beledweyne
Beledweyn, Somalia (AOL) – Wararkii ugu danbeeyay ee aynu ka heleyno magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Itoobiya ay si buuxda gacanta ugu hayaan magaalada.
Ciidamadii ka socday dalka Itoobiya ayaa dagay koontorool ku yaal afaafka hore ee magaalada, waxaana dadka deegaanka ay noo sheegeen in gudaha magaalada ay ka socdaan baaritaanno...
Xildhibaanada beesha sade shaqadooda maxay tahay??
“Xildhibaan” macnaheedu waa: qof xil dhibaayo oo dareensan haddii xilka uu hayo u gudan waayo sidii loogu tala galay, in uu yahay qof lagu qasaaray. Marka laga hadlayo xagga siyaasada, qofka xildhibaanka ah waxaa saaran laba mas’uuliyadood: (1) mas’uuliyad uu u hayo qaranka. (2) mas’uuliyad uu u hayo deegaanka uu ka soo jeedo.
Xildhibaanada Beesha sade waa 28xubnood. Waxay ka mid yihiin...
Ciidamo Tababar ku Soo Dhamestay Kenya oo la Geeyay Jubooyinka iyo Xiisad ka Taagan halkaasi
Dhoobley, Somalia (AOL) – Waxaa maanta gaaray qeybo katiran gobollada Jubooyinka ciidamo katirsan kuwa dowladda KMG ee Soomaaliya oo uu tababar ugu soo dhamaaday gudaha dalka Kenya.
Ciidamadan oo tiradoodu gaareeyso 1000 (Kun) askari ayaa laga dejiyay magaalada Dhoobley, iyadoona durbadiiba loo qaaday deegaanada laisku horfadhiyo ee galbeed gobolka J/hoose.
Saraakiil katirsan dowladda KMG ayaa...
Magaalada Beledweyne oo ka Baxday Gacanta Alshabaab
Beledweyn, Somalia (AOL) – Warar goordhaw naga soo gaaray magaalada beledweyn ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada dowladda KMG oo kaashanaya kuwa Itoobiya aysaaka la wareegeen magaaladaasi kadib dagaal culus oo aroortii ay kusoo qaadeen saldhigyadii ay Shabaab ku lahaayeen halkaasi.
Dagaalka ayaa la sheegay in uu saaka subixii hore ka qarxay duleedka magaalada Beledweyn, waxaana...
Waxgaradka iyo Aqoonyahannada Beesha Talxe Amaareer oo Kulan ay Yeesheen uga Hadlay Arimo Badan oo Quseeya Beesha
Mineapolis, USA (AOL) – Kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen waxgaradka iyo aqoonyahannada Beesha Talxe amaareer oo kamid ah beelweynta Sade ayay uga hadleen arimo ku saabsan horumarinta deegaanada ay beeshu degto ee Gedo iyo Jubooyinka.
Kulanka oo ka dhacay Safari Hool ee magaalada Mineapolis ee dalka Mareynkanka ayaa waxa soo qaban qaabiyay jaaliyadda qurba joogta beesha Talxe, waxaana kasoo...
Ra’iisul Wasaaraha Somalia iyo wefdigiisii oo galabta caasimadda dib ugu soo laabtay kadib todobaadyo uu shaqo ku tegay degaanada Puntland (Sawiro)
Muqdisho, Somalia (AOL) – Wefdigii ballaarnaa ee uu hogaaminayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka iyaga oo ka soo ambabaxay magaalada Bosaaso ee xarunta maamulka Puntland halkaasoo booqasho labo todobaad qaadatay uu ku tegay.
Ka hor inta uusan ka soo dhoofin Ra’iisul Wasaare Gaas magaalada...
Kooxda kubadda cagta degmada Dharkeynleey oo ku guuleysatay koobkii ciyaaraha degmooyinka Gobolka Banaadir (Sawiro)
Muqdisho, Somalia (AOL) – Kadib ciyaar final ah oo ay kasoo qeyb galeen kumanaan taageerayaal ah oo galabta ka dhacday garoonka kubadda cagta ee Stadiom Koonis ayaa waxaa ciyaartooyda degmada Dharkeynleey ay ciyaar kama dambeys ah oo ka tirsaneyd ciyaaraha degmooyinka gobolka Banaadir ay isaga horyimaadeen kooxda degmada Yaaqshiid.
Waxaana ciyaartaas oo ay kasoo qeyb galeen masuuliyiinta...