Home » Archive Daily December 3rd, 2011

Kusimaha R/wasaaraha iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo maanta kulan la qaatay Naafada Soomaliyeed (Sawirro)

Dec 3, 2011
Muqdisho, Somalia (AOL) – Saddexda December oo ku asteeysan maalinta naafada aduunka ayaa maanta si weyn looga xusay magaalada Muqdisho,  iyadoona xaflad si heer sare  ahloo soo mariimay oo ay soo agaasimeen maamulka gobolka Banaadir lagu qabtay isla xarunta maamulkaasi, ayna kasoo qeyb galeen masuuliyiin sar sare oo katirsan dowladda Soomaliya.  Waxaana kulankaasi kasoo qeyb galay kusimaha... 

Waxaa Magalada Roma ee dalka Talyaaniga tagay Wafdi u hogaminayo Ra’isal wasaarihi hore ee Somalia Mudane Maxamed Cabdilahi Maxamed Farmaajo.

Dec 3, 2011
Wafdiga Ra’isal wasaraaha aya waxaa garoonka ku soo dhaweyay Madax sarsare oo ka tirsan Dowlada Wadanka Taliyaaniga iyo Xildhibaano ka tirsan barlamanka Taliyaaniga.  Waxaa sidoo kale garoonka kusoo dhaweyay Baqoolal Somalia ah oo si weyn u tagareyay Ra’isal wasaarihii hore ee Somalia mudane Farmaajo.    Maxamed Cabdilahi Farmaajo waxaa uu maalinimada uu Roma tagay habeynimadeedii ka... 

Nabadoon Maxamed Axmed Faarax (Indho yare) oo mar kale ka warbixiyay duqeyntii Degmada Ceelcade iyo Maxamed Cabdi Kaliil oo borobogaan raqiis ah ku tilmaamay warar ay qaar warbaahinta Soomaalida ka qoreen (Dhageyso)

Dec 3, 2011
Kaddib markii diyaarado aanan la aqoon cidda iska leh ay maalintii shalay duqeyn arxan daro ah ka geysteen xaro Qaxooti oo ku taala duleedka Degmada Ceelcade ayay qaar Shabakadaha ay maamulaan Soomaalida arrintaas siyaabo kala duwan wax uga qoreen. Qaar baa dhacdadaas usoo tabiyay si ay mas’uuliyadi ku jirto, isla markaana waafaqsan nidaamka warbaahinta, kuwaasoo baaritaan ay sameeyeen kusoo... 

Tacsi ku socota qoyska iyo qaraabada uu ka baxay Alle ha u naxariistee marxuum Shariif Sadiiq Shariif Cabdulaahi.

Dec 3, 2011
Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Markabley FM iyo Macalamiinta Dugsiyada Waxbarashada HIRDA ee Deg. Baardheere oo Tacsi u diraya Qoyskii uu ka baxay Marxuum Shariif Sadiiq Shariif C/laahi  oo ku geeriyoodey Magaalada Muqdisho. Inaa Lilaahi wa Inaa Lilaahi Raajicuun.  Anagoo kala ah:   Maamulka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA, Macalamiinta iyo Wariyayaasha Idaacada Markabley FM ee Baardheere, waxaan...