Home » Archive Daily December 4th, 2011

Dowladda Kenya ayaa ugu baaqday xoogagga Alshabaab ee ka dagaalama Soomaaliya in ay isa soo dhiibaan amaba ay isaga baxaan guud ahaan dalka Soomaaliya.

Dec 4, 2011
Nairobi, Kenya (AOL) – Madaxa xogururinta ciidamada ammaanka Kenya ee howgalka ka wada Soomaaliya Colonel Cyrus Oguna oo ka warbixinayay howgallada ciidamadooda iyo kuwa dowladda KMG ay ka wadaan Soomaaliya ayaa sheegay in ay burburiyeen hub iyo saldhigyo badan oo ay lahaayeen xoogagga Alshabaab.   Col Oguma ayaa sheegay in xoogaga Alshabaab ay ka saareen fariismo badan oo ay ku lahaayeen koonfurta...