Home » Archive Daily December 5th, 2011

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Reer Doxa/Qatar oo ka tacsiyeynaya geeridii Dr. Axmed Xaaji Cabdaraxmaan.

Dec 5, 2011
Dhamaan culimada, odayaasha dhaqanka iyo dhamaan jaaliyada somaaliyeed ee kudhaqan dalka Qatar waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh ooga direynaa  eheladii, asxaabtii, bahda culimada iyo dhaman umada somaaliyeed  geeridii naxdinta lahayd ee kutimid alaha unaxariistee DR. SHEEKH AXMED XAAJI CABDIRAXMAAN, waxaana leenahay EBBE  samir iyo iimaan ha idinkasiiyo, badal kheyr qabana ha idin kugu badalo.   Sheekha... 

Somalia: UN Envoy strongly warns against undermining peace process

Dec 5, 2011
Special Representative Augustine Mahiga The United Nations envoy for Somalia today strongly warned anyone trying to undermine an agreed framework outlining political actions required to restore peace and stability in the country that their actions will not be tolerated by the international community. “The message is clear: the roadmap is the way forward and spoilers seeking to derail the process... 

Guddoomiyaha gobolka Gedo oo ka hadlay duqeyntii Degmada Ceelcade beeniyayna war ay qaar shabakadaha Soomaalida ka mid ah ka sheegeen (Dhageyso wareysi)

Dec 5, 2011
Maxamed Cabdi Kaliil oo ah Gudoomiyaha gobolka Gedo oo maanta u waramay Shabakadaha Allgedo iyo Gedoweb ayaa sheegay in uu aad uga xun yahay duqeyntii ay diyaaradaha Kenya u geysteen Xaro Qaxooti oo ku taal duleedka Degmada Ceelcade ee gobolka Gedo. Kaliil ayaa waxuu yiri “Waan ka xumahay weerarka waxashnimada leh ee ay diyaaradaha dagaalka ee Kenya la beegsadeen dad shacab ah, waxaana uga tacsiyeeyneynaa... 

Allaha u naxariistee Shiikh Axmed Xaaji Cabdiraxmaan ayaa saaka lagu dilay meel u dhow gurigiisa oo ku yaala magaalada Boosaaso

Dec 5, 2011
Boosaaso, Somalia (AOL) -Alladiin idaa asaabathum min musiibatin qaaluu ina lillaahi wa inaa ileehi raajicuun.  Ilaahay ha u naxariistee waxaa magaaladda Boosaaso ku geeriyooday allah u naxariistee Shiikh Axmed Xaaji Cabdiraxmaan oo saaka salaaddii subax kadib lagu dilay gurigiisa agtiisa Ilaahay naxariistii haka waraabiyo jannaddiisii firdowsa Aclaa ha geeyo.  Shiikhu wuxuu ahaa nin aqoon u leh... 

Qarax ay ku Dhinteen Askar ka tirsan Ciidamada Kenya oo ka Dhacay Xerada Qaxootiga ee Ifo

Dec 5, 2011
Sarkaal katirsan ciidamada booliska Kenya ayaa ku dhintay sedex kalena dhaawacyo halis ah ayaa kasoo gaaray kadib markii qarax lagula eegtay gudaha xerada Ifo xilli ay ka dagayeen gaari ay saarnaayeen.Booliska Kenya ayaa sheegay in aalada qaraxday ay uga shakisanyihiin in lagu hagayay remote, taasoo lala sugayay bay yiraahdeen sarkaalka dhintay oo isagu qeyb ka ahaa kolonyo ciidamo ah oo howgal ka...