Home » Archive Daily December 6th, 2011
War Deg-Deg ah: Ciidamo Ahlusunna ah oo ka yimid Guriceel iyo Dhusamareeb oo soo galay Magalada Cabudwaaq iyo Dhawaqa Rasasta oo laga maqlayo Magaalada Cabudwaaq (Warbixin + Sawiro.)
Wararka naga soo garaya magaalada Cabudwaaq ee bartamaha Somalia aya tibaxaya in manta Magalaadaasi ay soo gareen Ciidamo ka socda Ahlusunnada Dhusamareeb iyo Guriceel.
Imaanshaha Ciidamadan ayaa waxuu daba socdaa Qilaaf in mudo ahba soo jitamayay kaas oo salka ku haya Xildhibaan ka tirsan Barlamanka Soomaaliya oo Socdaal ku maraya Deeganada Waqoyiga Galgaduud.
Qar ka tirsan Maamulka Ahlusunna...
Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay duqeyntii diyaaradaha Degmada Ceelcade oo la soo gaarsiiyey Deg. Baardheere (Sawiro)
Ceelcade, Gedo/Somalia (AOL) – Ilaa 3ruux oo labo ka mid ah ay yihiin Caruur, kana mid ahaa dadkii dhaawac culus uu ka soo gaarey duqeyntii Diyaaradaha dagaalka maalinimadii Jimcaha ah ay ka geysteen deegaanka Ceelcade oo ka tirsan Gobolka Gedo ayaa maanta la soo gaarsiiyey isbitaalka Magaalada Baardheere, iyadoo dhaqaatiirta deegaankuna ay dadaal ugu jiraan sidii ay gurmad daawo ugu fidin lahaayeen...
Gaari nooca raaxada ah oo waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyay oo ku qarxay Isgoyska KM-4 ee Magaalada Muqdisho
Muqdisho, Somalia (AOL) - Inta la xaqiijiay saddex qof oo isugu jiray askar iyo shacab ayaa ku dhintay gaari ay waxyaabaha qarxa ka buuxeen oo ku qarxay isgoyska KM-4 ee magaalada Muqdisho, waxaana sidoo kale ku dhaawacmay tiro intaas ka badan oo u badan askar ka agdhawaa meesha uu qaraxa ka dhacay.
Saddexda qof ee dhintay ayaa waxay isugu jireen askari ka tirsan ciidamada DKMG ah, qof shacab...
