Home » Archive Daily December 9th, 2011

Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Detroit ee dalka USA ku dhintay marxuum Saciid Maxamed Jaamac (Saciid Ilkadahab)

Dec 9, 2011
Inaa ilaahi Wa innaa Ilaahay Raajicuun.   Anaga oo ah dadka uu magacooda hoos ku xusan yahay, kana tiiraanyeysan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Allaha u naxariistee marxuum Saciid Maxamed Jaamac (Saciid Ilkadahab), ayaa waxaan tacsi u diraynaa qoyska iyo qaraabada uu ka tagay marxuumka oo ay ugu horeeyaan xaaskiisa Maymuuna Muna Maye, iyo caruurtiisa oo kala ah: Maxamed Saciid Maxamed Jaamac,... 

UN Chief Makes Landmark Visit to Somalia

Dec 9, 2011
UN Secretary General, Ban Ki-moon (L) stands next to Somali Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali (C Left) after his arrival at Mogadishu’s Adan Abulle airport, December 9, 2011. United Nations Secretary General Ban Ki-moon says the U.N. will move its Somalia office to the capital, Mogadishu, next month. On Friday, Ban made the first visit to Somalia by a U.N. secretary-general since 1993, two... 

Shaqaalihii Hay’adda MSF ee laga Afduubtay Kenya oo lagu Arkay Soomaaliya

Dec 9, 2011
Laba katirsan shaqaalaha dhaqaatiirta aan xuduuda lahayn (MSF) oo goor hore laga afduubtay xerooyinka qaxootiyada ee Dhadhaab ayaa la sheegay in lagu arkay Magaalada Afgooye ee gobolka Sh/hoose.  Afhayeen u hadlay hay’adda MSF oo lagu magacaabo Judith Akelle Waguma, ayaa sheegay in ka warheleen in shaqaalihii MSF ee laga afduubtay xerada Dhadhaab lagu hayo degmada Afgooye, isagoona sheegay in dad... 

Qaramada Midoobay oo Taageertay Howlgalka Kenya ay ka wado Soomaaliya

Dec 9, 2011
Nairobi, Kenya (AOL) – Xoghayaha guud ee qaramada midoobay Ban Ki-Moon oo magaalada Nairobi  kulan kula yeeshay madaxweeynaha dalka Kenya ayaa sheegay in ay taageersanyihiin go’aanka ay dowladda Kenya ku gaartay in ay ciidamo ugu deeqdo howlgalka AMISOM ee dalka Soomaaliya.  Bidix ka bilow, sawirkani waa Ban ki Moon oo ah Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, ninka ku xiga waa wakiilka... 

Readout of the Secretary-General’s meeting with the President and Foreign Minister of Kenya

Dec 9, 2011
Nairobi, Kenya (AOL) – The Secretary-General met today with Mwai Kibaki, President of Kenya, and Moses Wetangula, Foreign Minister of Kenya. They discussed the situations in Somalia, in Sudan and South Sudan. On Somalia, the Secretary-General took note of the progress made since the adoption of the Somali Roadmap and reaffirmed the United Nations support in implementing it. Noting the regional...