Home » Archive Daily December 10th, 2011
Halkaan ka akhri warqad ay ku saxiixan yihiin 178 xildhibaan oo lagu dacweeyay Ambassador Mahiga loona dhiibay Ban Ki Moon.
Declaration of non-confidence against UN SRSG Ambassador Mahiga signed by The annexed Members of Parliament.
We, the undersigned Members of Parliament (MPs) of the Somali Transitional Federal Parliament, representing the people of Somalia inside and outside (Diaspora) the country, are deeply concerned and troubled by the endless transitional period and prolonged political stalemate exacerbated by the...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Masuuliyiinta Hay’ada Bisha Cas ee Kuwait (Sawiro)
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay mas’uuliyiinta Hay’ada Bisha Cas ee Kuwait oo dhowaan soo gaaray Dalka, ka dib markii ay keeneen markab mucaawano siday oo ay la socdeen gawaarida gurmadka (Ambulance).
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa uga mahadceliyey Dowladda Kuwait sida ay u garab taagantahay shacabka...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qeyb galay xaflad lagu soo xirayey tababar ciidan (Sawiro)
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta ka qeybgalay xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo tababar loogu soo xirayey ciidan soomaaliyeed oo dhowaan tababar ku soo dhameystay dalka Ugandha.
Xafladan heerka sare ah ayaa lagu qabtay xaafada Jazeera ee Muqdisho, kana soo qeybgaleen Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Ahna Wasiirka Gaashandhiga...
Inna lillah wa inna ilayhi raji’un: Tacsi for Maryan (Aryette) Omar Ali
Maryan (Aryette) Omar Ali – a life dedicated to Somali popular song. On December 7, 2011, Maryan Omar Ali, also known to people as Aryette, passed away in the McCall Medical Center in Etobicoke, Canada. She had struggled with breast cancer for many years.
Born in Djibouti before its independence in 1977, Maryan and her mother, Sahra Omer Goud, moved to Somalia when Maryan was very little. They...
Muqaadaraadka iyo Jarista Dhirta oo laga Mamnuucayo Gobollada ay Maamulaan Xoogaga Alshabaab
Kulan mudooyinkan danbe magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay uga Socday masuuliyiinta ugu sareeysa Xarakada Alshabaab ayaa qodobadii kasoo baxay waxaa kamid ahaa; in la joojiyo gabi ahaanba waxyaalaha muqaadaraadka iyo weliba jarista Dhirta oo iyadu aad ugu badan koonfurta dalka Soomaaliya.
Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen masuuliyiin sare sare oo ka tirsan Xarakada Alshabaab oo ay ka mid yihiin:...
Ban ki Moon: Xafiisyada UN-ta Muqdisho ayay Dib uga Howlgali Doonaan
Xoghayaha guud ee qaramada Midoobay oo shalay booqasho ku tagay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa sheegay in ay Muqdisho dib uga furi doonaan xafiisyadooda siyaasadda, isagoona sheegay in horumar weyn laga sameeyay dhanka ammaanka.
Mr. Ban oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada ee Villada Soomaaliya, ayaa sheegay in la joogo xilligii horumar laga sameyn lahaa dhanka...
