Home » Archive Daily December 12th, 2011

Dawlada Ingiriiska oo saxiixa 100 kun oo qof oo Soomaali ah ku xirtey mamnuucista qaadka

Dec 12, 2011
London, England (AOL) – Dawlada Britain ayaa go’aan ku gaartey in hadii la helo saxiixa 100 kun oo qof oo Soomaali ah in laga mamnuuco cunista iyo ka ganacsiga qaadka wadanka UK, taasi oo ka dhalatey cadaadis balaaran ururka la dagaalanka qaadka uu saarey in la joojiyo qaadka oo dhibaato qoys, dhaqaale, bulsho iyo shakhsi ku haya ummada Soomaaliyeed.  Gudoomiyaha ururka la dagaalanka qaadka... 

Xaflad weyn oo soo dhaweyn ah ayaa loo sameeyay Wafdiigii Ahlusuna ee ku sugnaa magaalada Columbus Ohio USA (Sawiro+Video)

Dec 12, 2011
Boqolaal Soomaali ah ayaa ka soo qayb gashay xaflad soo dhaweyn ah oo loo sameeyay Gudoomiyaha Ahlusuna Waljameeca ee Gobolada dhexe, Prof: Xirsi Maxamed Hiloowle (Labo Garrea) oo 3dii cisho ee la soo dhaafay kusugnaa Magalia Columbus Ohio ee Dalka Maraykanka. Xafladan oo ahayd mid si weyn loo soo agaasimay ayna soo abaabuleen dhalinyarada Ahlusuna ee gobolka Ohio, waxa ka soo qaybgalay qaybahakala... 

Qaar ka mid ah Odoyaasha Beesha Sade ee Gobolka Sh.Hoose oo cambaareeyey duqeyntii Diyaaradaha ay ka geysteen Gobolka Gedo.

Dec 12, 2011
Qaar ka jira mid ah Odoyaasha dhaqanka ee ka soo jeeda Beesha SADE, kuna sugan Gobolka Sh/hoose ayaa markii ugu horeysay waxaa ay ka hadleen mowqifkooda iyo aragtidooda ku aadan duqeymaha isdaba jooga ah ee todobaadyadii ugu dambeeyey Diyaaaradaha dagaalka ee Dowlada Kenya ay ka geysanayeen deegaano ka tirsan Gobolka Gedo,iyagoo sheegayna Duqeymahaasi oo sababay Qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo... 

Hay’adda Laanqeyrta Cas oo si Kulul u Cambaareeysay Duqeyntii Baardheere

Dec 12, 2011
Masuuliyiinta hay’adda ICRC ayaa si kulul u cambaareeyay duqeymo ay dhawaan diyaardaha Kenya ka geysteen magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, taasoo ay waxyeelo kasoo gaareey dad rayid ah. Madaxa hay’adda ICRC ee Soomaaliya Pascal Mauchle ayaa sheegay in ay aad uga xunyihiin dhibaatada soo gaartay shacabka ku dhaqan magaalada Baardheere, waxaana uu ka digay in duqeyn loo geysto goobaha ay ku noolyihiin... 

Explosion hits Kenyan Independence Day celebration

Dec 12, 2011
(The Associated Press) GARISSA, Kenya – An eyewitness says an explosion wounded several people at a stadium in the northern Kenyan town of Wajir during celebrations of Kenya’s Independence Day. Abdirahman Abdi says government vehicles were leaving the stadium when a device exploded under one of the cars carrying intelligence officers. He says several people were wounded but it was unclear how... 

Qaraxyo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo lala Eegtay Askar Katirsan Dowladda Kenya

Dec 12, 2011
  Qaraxyo aad u xoogan islamarkaasina sababay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa shalay siyaabo kala duwan uga dhacay gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya, iyadoona qaraxyada mid kamid ah lala eegtay askar katirsan ciidamada Kenya oo ku safrayay wadada isku xirta magaalooyinka Mandheera iyo Wajeer. Sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen saraakiil katirsan dowladda Kenya, waxaa qaraxyadaasi...