Home » Archive Daily December 16th, 2011
Warqado ka hadlaya danbiyada uu galay Shariif Sheikh Xasan oo shaqada looga cayriyay halkan ka akhri
Mohamed Suju, Nairobi/Kenya.
Read More →
Qaar ka mid ah cuqaal iyo odayaal kasoo jeeda Gobalada Gedo, G/gaduud iyo Jubooyinka oo si adag uga soo horjeestay shir uu dhawaan Ururka SDSI ku yeeshay magaalada Columbus (Dhageyso wareysi)
Minnesota, MN (AOL) – Qaar ka mid ah cuqaal iyo odayaal kasoo jeeda Gobalada Gedo, Galgaduud iyo Jubooyinka ee ku nool gobalka Minnesota ee dalka Mareykanka oo ay wareysatay warbaahinta Saadaal ayaa ka hadlay sida ay u arkaan shir uu Ururka SDSI dhawaan magaalada Colombus ku yeeshay.
Mid ka mid ah cuqaasha oo shirkaasi jaraa’i'd furay ayaa sheegaay in shirkii Colombus ka dhacay 25...
Warqadii Shariif Xasan Sheikh Aadan xilka looga qaaday halkan ka akhri
Mohamed Suju, Nairobi/Kenya.
Read More →
Xarakada Alshabaab oo Digniin u Dirtay Dowladda Jabuuti
Xarakada Alshabaab ayaa uga digtay dowladda Jabuuti in ay dhibaato faraha la galeyso hadii ay ciidamadeeda kusoo biiraan kuwa AMISOM ee haatan ku sugan magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya.
Sheekh Cali Max’uud Raage (Cali Dheere) oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dowladda Jabuuti ay uga digayaan ciidamo ay usoo dirto Soomaaliya, isagoo sheegay in hadii aysan Jabuuti ka waantoobin...
Awad Ahmed Ashareh “Sharif Hassan Sheikh Aden has violated and abused Articles of the Transitional Federal Charter”
Mohamed Suju, Nairobi/Kenya
Read More →
Dowladda Kenya oo Sheegtay in ay Qabsaneyso Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka J/hoose
Dowladda Kenya ayaa ku goodisay in todobaadkan nagu soo aadan gudihiisa ay ku qabsan doonto magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose, oo ah magaalo leh marsad caalami ah oo ay ku soo xirtaan maraakiib ganacsi.
Major Rashid Seif oo kamid ah saraakiisha hogaamineysa ciidamada Kenya ee ku sugan Jubooyinka ayaa warbaahinta u sheegay in ay heegan geliyeen ciidamadooda ku sugan gobollada Jubooyinka...
Shariif Xasan: Aniga ayaa ah Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya
Gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta ka ambabaxay magaalada Nairobi ayaa gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya, kadib markii uu u soo dhamaaday kulan uu la lasoo qaatay xubno katirsan baarlamanka dalka Talyaaniga.
Gudoomiyaha ayaa markii uu tagay magaalada Muqdisho waxa garoonka kusoo dhaweeyay xildhibaanno katirsan Baarlamanka...
