Home » Archive Daily December 28th, 2011

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo maanta booqday dhaawacyadii dadkii wax ku noqday dhacdadii shalay (Sawiro)

Dec 28, 2011
Muqdisho, Somalia (AOL) – Duqa magaalada Muqdisho ahna guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in aaneey waxba ka hakran doonin dadkii waxyeeladu ay ka soo gaartay shilkii gaari ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho kaasi oo ay dhibaato xoog leh ka soo gaartay taageerayaashii ciyaartooyda degmada Wadjir.  kadib kormeer uu maanta ku tagay mudane Maxamuud Axmed nuur Tarsan Cisbitaalka... 

Gudomiyaha Ahlusunna Waljamacaa ee Gobolada Konfureed Sh. Maxamed Maxamuud Yusuf Aw-libaax aya waxaa uu socdaal ku marayaa Gobolada dhexe ee Somalia.

Dec 28, 2011
Sh. Awlibaax aya Waxaa Socdalkiisa u ku soo maray  Xarunta Ahlusunna Waljamacaa ee Bartamaha Somalia  ee Magaalada Cabudwaaq sido  kale waxa u  tagay Dagmada Balanbal iyo Xeraale waxaa una hada ku sugan yahay Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.Gudomiyaha oo Shir  jaraid oo u kaga warbixinayo  Socdaalkisa Gobolada dhexe  ee Somalia ku qabtay  Magaalada Guriceel aya waxa u kaga waramay... 

Dec 28, 2011
Qabanqaabada Hogaanka guud ee Beesha Reer Garaad oo si habsam leh uga socota degmada Ceelcade ee Gobolka Gedo. Ceelcade, Gedo/Somalia (AOL) – Qaban Qaabada iyo Diyaar garoowga hogaanka dhaqanka Beesha Reer Garaad oo ka mid ah Beelaha SADE ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ay si habsami leh uga socotaa degmada Ceelcade ee Gobolka Gedo, iyadoo maalmahii ugu dambeeyeyna degmadaasi ay gaareen Ergooyin aad... 

Xoogaga Alshabaab oo Dhalinyaro ku Xirxiray Gobolka J/hoose

Dec 28, 2011
Xarakada Alshabaab ayaa lagu soo waramayaa in dhalinyaro fara badan ay ku xirxirtay Jaziiradda Kudhaa ee Gobolka J/hoose, kuwaasoo ku eedeysan danbiyo kala duwan. Dhalinyarada maanta la xirxiray ayay tiradoodu gaareysa ilaa 15, waxaana intooda badan ay ku eedeysanyihiin in ay ka qeybqaateen howlagalladii ay diyaaradaha Kenya ka fuliyeen Jaziiradda Kudhaa, kuwaasoo lala eegtay Saldhigyo ay xoogaga Alshabaab... 

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Booqday Dadkii ku Dhaawacmay Shilkii Gaari ee Shalay ka Dhacay Muqdisho

Dec 28, 2011
Gudoomiyaha maamul gobolka Banaadir Max’uud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa manta booqasho ku tagay isbitalka Madiina oo ay yaalaan dhaawacyadii dadkii ku waxyeeloobay shilkii gaari ee shalay ka dhacay wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha ayaa mid mid u booqday ku dhowaad ilaa 30 qof oo u badan dhalinyaro oo kamid ahaa dhaawacyadii shalay ku waxyeeloobay shilka gaari, waxaana uu... 

Xildhibaan isu soo Sharaxay Xilka Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya

Dec 28, 2011
Muqdisho, Somalia (AOL) – Mudane katirsan Baarlamanka Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa manta sheegay in uu u sharaxanyahay xilka gudoomiyenimo ee baarlamanka Soomaaliya. Xildhibaanka oo lagu Magacaabo Sheekh Nuur Cali Aadan  oo manta la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in uu u taaganyahay xilka gudoomiyaha baarlamanka, waxaana uu xusay in uu wax weyn ka badali doono howlaha baarlamanka KMG ee... 

Maxkamad ku aal Itoobiya oo Xukun ku Riday Wariyeyaal Swedish ah

Dec 28, 2011
Laba wariye oo u dhashay dalka Sweden oo in mudo ah ku sugnaa dalka Itoobiya ayaa maxkamad ku taal dalkaasi waxa ay ku xukuntay 11 sano oo xarig ah, kadib markii lagu eedeeyay in ay wadanka si sharci darro ah kusoo galeen islamarkaasina ay taageeraan ururka ONLF ee dagaalka kula jira dowladda Itoobiya. Labadan wariye oo lagu magacaabo Johan Persson iyo Martin Schibbye ayay maxkamaddu sheegtay in ay... 

Somalia at Crossroads: Somali Foreign Intervention, Humanitarian Crisis and Aspirations for Statehood (Read the Conference flyer)

Dec 28, 2011
Humanitarian Crisis and Aspirations for Statehood Somalia at Crossroads:  The Ohio State University- Columbus, Ohio, Hagerty Hall, 1775 College Rd, Denney Hall 164 W 17th avenue/ January 27 – 28, 2012, 9:00AM-5:00PM. This two-day conference will bring together some of the brightest minds in Somali affairs with the aim of deepening public discourse and understanding of the complex situation...