Home » Archive Montly January, 2012

Somaliland: Do not Shater what is intact – By Dr. Yusuf Dirir Ali

Jan 31, 2012
Somaliland is invited to attend a London conference on Somalia. This conference is spearheaded by the British Government and there are conflicting reports stating different scenarios of what the international community is attempting to achieve through this conference. I hope the international community is sophisticated enough and not naive to confuse Somaliland with the anarchic Somalia. The... 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Wasiirka Difaaca Talyaaniga (Sawiro)

Jan 31, 2012
Rome, Italy (AOL) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Abdiweli Mohamed Ali iyo wafdi uu hoggaaminayo oo beryahan booqasho rasmi ah ku jooga dalka Talyaaniga ka dib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga ayaa waxuu kulan dheer la qaatay Wasiirka Difaaca Talyaaniga H.E. Gianpaolo Di Paola oo ay ka wada hadleen arrimo fara badan oo ay ka mid yihiin arrimaha amniga,... 

Hay’adda Nabadsugidda Qaranka oo gacanta ku dhigtay nin rasaas u siday Alshabaab

Jan 31, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Howgal ballaaran oo hay’adda nabadsugidda Qaranka ay saaka ka sameysay qeybo katirsan degmooyinka Gobolka Banaadir ayay kusoo qabqabteen rasaas la sheegay in loo waday xoogaga Alshabaab ee dagaalka kula jira dowladda KMG. Hay’adda Nabadsugidda qaranka ayaa saaka ciidamo fara badan ku daadisay qeybo katirsan gobolka Banaadir gaar ahaan xaafadaha Xamarweyne iyo X/jajab,... 

Gen. Cabdi Qeybdiid oo ka Badbaaday Qarax Ismiidaamin ah

Jan 31, 2012
Gaalkacyo, Somalia (AOL) – Wasiirkii hore ee macdanta iyo biyaha dowladda KMG ee Soomaaliya Gen. Cabdi Qeybdiid ayaa maanta ka badbaaday qarax ismiidaamin ah oo la doonayay in lagu dilo. Laba nin oo hubeysan islamarkaasina ay ku rakibnaayeen walxaha qarxa ayaa gudaha usoo galay guriga uu cabdi Qeybdiid ka daganaa magaalada Gaalkacyo, iyadoona labadaasi nin ay xabad ka bilaabeen gudaha guriga... 

Faahfaahin ku Saabsan Dagaal Culus oo Saaka ka Qarxay Deegaanka Jaziira

Jan 31, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Dagaal culus oo laisku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa saaka waabarigii ka qarxay deeganka Jaziira ee duleedka magaalada Muqdisho, kaasoo u dhexeeyay xoogaga Alshabaab iyo ciidamada dowladda KMG. Dagaalyahannada Alshabaab oo mudooyinkii u danbeeyay halkaasi ku daadgureynayay ciidamo fara badan oo qaarkood u soo dhamaaday tababarro ciidan ayaa saaka aroortii... 

Banki Moon iyo Kibaki oo ka Wada Hadlay Arimaha Soomaaliya

Jan 31, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Xoghayaha guud ee qaramada midoobay Banki-Moon iyo madaxweeynaha Kenya Mwai Kibaki ayaa kulan ay isugu yimaadeen uga hadlay arimaha Soomaaliya iyo weliba sidii nabad loogu soo celin lahaa dalka Soomaaliya. Labadan masuul oo kulan ku yeeshay magaalada Adisababa ee dalka Itoobiya ayaa ka wada hadlay sidii loo taageeri lahaa howlgallada ka dhanka ah Alshabaab ee ka socda dalka... 

Xarakada Alshabaab oo Gobollada ay ka Taliso ka Mamnuucday Hay’adda ICRC

Jan 31, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Xarakada Alshabaab ayaa maanta soo saartay bayaan ay ku mamnuuceeyso howlihii ay hay’adda ICRC ka waday gobollada ay gacanta kuheyso ee koonfurta wadanka Soomaaliya. Bayaankan oo kasoo baxay waaxda lasocoshada iyo dabagalka hay’adaha ajnabiga ah ee ku sugan dalka ayaa lagu sheegay in xarakada Alshabaab ay soo afjartay heshiiskii kala dhexeeyay hay’adda ICRC islamarkaasina... 

Kenya: Saraakiil Ciidan ayaa Nalooga Dilay Soomaaliya

Jan 30, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Dowladda Kenya ayaa shaaca ka qaday in gudaha Soomaaliya looga dilay saraakiil hogaamineysay howgallada ay ciidamadooda ka wadaan Soomaaliya ee ay kula dagaalamayaan xoogaga Al-shabaab. Afhayeenka Militeriga Kenya Col. Cyrus Oguna oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in laba sarkaal oo sarsare looga dilay dagaalladii ugu danbeeyay ee ay gudaha Soomaaliya kula galeen Alshabaab. Afhayeenka... 

Danjire Cali Ameeriko oo ku Baaqay in la Caawiyo Qaxootiga ku Nool Dhadhaab

Jan 30, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Cali Nuur Ameeriko ayaa ugu baaqay dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya in ay caawiyaan qaxootiga Soomaaliyeed ee ku dhibaateeysay xerooyinka Dhadhaab. Safiirka oo kulan la qaatay ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee dalka Kenya ayaa sheegay in ay xaalad adag ku jiraan dadka ku jira xerooyinka Dhadhaab oo uu sheegay... 

Itoobiya oo ka Hadashay Cida ay u Aqoonsantahay Hiiraan iyo Maamul Halkaasi looga Dhawaaqayo

Jan 30, 2012
Beledweyne, Somalia (AOL) – Iyadoo tan iyo markii xoogaga Alshabaab laga saaray magaalada Beledweyne ay soo ifbaxayeen muran iyo isqabqabsi siyaasadeed oo u dhexeeyay masuuliyiinta dowladda KMG, maamulka Dooxada Shabelle iyo ururka Ahlusunna Waljameeca ayaa waxa maanta arintaasi ka hadlay masuuliyiin katirsan Dowladda Itoobiya. Taliyaha guud ee ciidamada Itoobiya ee ku sugan gobolka Hiiraan Col...