Home » Archive Daily January 11th, 2012
Xildhiban laga soo doortay Kamukunji oo soo gaaray dalka Maraykanka lana kulmay Soomaalida Ohio (Sawiro)
Boqolaal Soomaali ah ayaa ka soo qayb gashay xaflad soo dhaweyn ah oo loo sameeyay Xildhibaan Yuusuf Xasan oo ka mid ah xildhibaanada dalka Kenya, lagana soo doorto Xaafada Kamukunji.
Halkaan ka daawo masawiro badan oo ku tusaya qaabka magaalada Columbus loogu soo dhaweeyay xildhibaan Yuusuf Xasan.
Xildhibaanka oo maalinimadii shalay soo gaaray magaalada Columbus Ohio ee dalka Maraykanka, waxa ay...
Dhaq dhqaacyo Xoogan oo laga Dareemayo Deegaanadii ay shalay Dagaaladu ka Dhaceen ee G/Jubbada Hoose iyo Ciidamada Huwanta ah oo u Dhaqaaqay Dhanka Afmadow
Dhoobley, Somalia (AOL) – Wararka laga helaayo deegaanada Qooqaani iyo Taabto ee gobbolka Jubbada Hoose oo ay shalay ku dagaalameen inta u dhaxeyso deegaanadaasi ciidamada Huwanta ah ee Soomaalida iyo Kenyaatiga oo isku dhan ah iyo Al shabaab, ayaa waxaa ay sheegayaan in maanta halkaasi uu ka jiro jawi dagaal iyo xiisado colaadeed oo aad u xooggan.
Qaar kamdi ah dadka ku dhaqan degmada Qooqaani...
NUSOJ oo ka soo Horjeesatay Amar ay Maxkamad ku Taal Somaliland Dul Dhigtay Weriye u Shaqeynayay Television-ka Royal
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ururka suxufiyiinta Qaranka soomaaliyeed ayaa ka soo horjeestay amarka
maxkamadda Boorama maanta oo ay taariikhdu tahay 10-Janaayo, 2012 dul
dhigtay weriye Yuusuf Cali oo u shaqeynayay Telefishinka Royal ee
magaalada Boorama. Yuusuf ayaa la xiray 8 Janaayo, 2012, laguna hayay
xabsiga muddo labo cisho. Arrintan ayaa dhacday xili tacadiyo is xig
xiga oo lagu xiray...
Saraakiisha Kenya iyo Alshabaab oo siyaabo kala duwan uga Hadlay dagaal ka Dhacay Ceelcade
Muqdisho, Somalia (AOL) – Faahfaahin dheeri ah ayaa kazoo baxeyso dagaal shalay xoogaga Alshabaab iyo ciidamada Kenya ku dhexmaray deegaanka Ceelcade ee gobolka Gedo.
Dagaalka ayaa la sheegya in uu qarxay kadib markii xoogaga Alshabaab ay weerar la beegsadeen fariisin ay ciidamada Kenya ku lahaayeen deegaanka Ceelcade ee gobolka Gedo, waxaana la sheegay in uu halkaasi ku dhexmaray dagaal xoogan.
Saraakiil...
Seven Al-Shabaab recruits arrested
Nairobi, Kenya (AOL) -Seven foreigners including a former US soldier have been arrested in Kenya in the last two weeks over links to Al-Shabaab.
Kenyan soldiers also killed six of the militants in Somalia on Tuesday.
The seven were arrested as they tried to enter Somalia to join the militant group for training.
Other suspects were from other European countries, said police spokesman Eric Kiraithe.
Mr...
