Home » News »

Wareysi dagaalo iyo xiisado Colaadeed oo ka taagan deegaano ka tirsan gobolka Liban ee dhulka Soomaalida Ethopia (Dhageyso Wareysi)

Dheeka, Itobiya (AOL) – Kaddib markii dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay ay dagaalo ka socdeen deegaano ka tirsan gobolka Liban ee dhulka Soomaalida ay degto ee Itobiya ayaa waxaa ii suurta gashay in aan amuurtaas ka wareysto mid ka mid ah Odoyaasha Beesh Mareexan oo ka gaabsadey in magaciisa la sheego.

     Halkaan ka dhageyso wareysi uu wariye Axmed Cumar Saalixi la yeeshay goob-jooge ku sugan deegaanka Fiilato ee ay dirirta ka socoto

Dagaalka ayaa waxuu maalmihii lasoo dhaafay si kulul uga socday deegaano u dhaxeeya degmooyinka Dheeka iyo Fiilato oo hoostagta Gobolka Liiban ee ismaamulka dhulka Soomaalida Ethopia ee Kililka shanaad. 

labada Beelood ee halkaasi ku dagaalamaya ee Soomaalida ah oo kala ah Sade Mareexaan iyo Dagoodiye ayay wararku sheegayaan intii uu socday in ay iskaga dileen dad gaaraya ilaa 20 ruux, halka tiro intaasi ka badana ay ku dhaawacmeen.
 
Qaar ka mid ah Odoyaasha iyo Waxgaradka mid ka mid ah Beelahaasi ayaa dagaalada iyo Colaadaha waxay ku eedeeyeen Wasiiro ka tirsan Kilikka 5aad oo sheegay in ay doonayaan sida ay sheegayaan dhul balaarsi, inkastoo arinka la’isku hayo uu ugu muhiimsan yahay daaqa iyo deegaanka oo lagu muran san yahay.
 

Degmada Dheeka waa degmada kaliya ee ay beesha Sade ku leedahay Ismaamulka gobolka Soomaalida Itoobiya (Warbixin)

———– 

Axmed Cumar Saalixi, Baardheere/Somalia.

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

14 Jawaabood " Wareysi dagaalo iyo xiisado Colaadeed oo ka taagan deegaano ka tirsan gobolka Liban ee dhulka Soomaalida Ethopia (Dhageyso Wareysi) "

  1. bismilahi raxmaani raxiim marka hore waan idin salaamy dhamaan shaqalaha all gedo iyo gudoomiyaha wargeska marka xigta hadaan kahadlo arika ku aadan degmada dheka xaq ayeey uleedahay beesha mariixaan ineey kudagalanta dulkeeda kuna kuna raadisa xal iyo xoogba

  2. Sharmarke says:

    Degoodiye waxaa weli ku maqan xoolihii beesha mareexaan ee ay dhaceen xiligii 1992 markii dagaalada Booranta dhankaa Nageyle nooga socdey iyo dhanka Bay iyo Bakoolna USC iyo qashinkii la socdey ay nooga soo duuleen,

    Degoodiye iyagoo deegaankeena nabad ooga ganacsada oo aan weligood wax dhib ah loo geysan ayey waxeey la safteen Cadowgii berigaas nagu soo duuley, maanta waa in Cashar lama ilaawaan ah loo dhigaa oo laga qaxiyaa labada tuulo ee Filtu iyo Doolow ado.

  3. Abdi-qaadir says:

    Dagoodiye wuxuu ka dagaalamayaa in reer xasan degmo laga siiyo gobolka Liibaan marki Filtu labo loo kala goyey (Dheeka iyo Filtu), taaso la xiriirta go´aan uu Parlamaanka gaarey kadibna uu madaxweynaha Somali State ee Ethiopia Mudane Cabdi Maxamed ansixiyey. “Daaq iyo biyo ayaa laysku haystaa” waa marmarsiinyo.

  4. bismilaahi aniaga taladeydu wa eu tahey in loo guntado sidii loo joojin lahaa dhiiga daaxanaya dadlu waa walaalo waana dad muslin ah waxaad ogaataaan wax walbo waxaa ka xun in dhiig ruux walaalka ah oo muslin ah la daadiyo labada dhinavba ilaahey haka baqaan wey wada daganaan jireen wuuna wada deeqaa xukun nin raba yuu idin aaqiro seejinin wiilkii ku dhaawacma aabihiis iyo hooyadiis ayuu ka dhaawacmey (labada dhinac kan la dilo iyo kan wax dilo waa qaatil iyo maqtuul daaala finaar

  5. ramla says:

    asc aqyaarta webkan qorta iyo inta soo booqatoba salaamta islaamkan idinku salaamey salaan ka dib waxaan maqli jirey dir iyo darood la garey dogodi yuu galaa waa yaab in reer sade cayayaankastaa soo damaaciyo waxana tas keentey isku duubnaan la.aanta iyo habacsanaanta dhexdooda
    walaalyaal aan midowno oo aan u middowno cadowgeena dibada iyo kan gudahaba biti ilaahey baa na siiyee aan ku kalsoonaano hogaankastoo doonayo harumar ama soo kordhiyo aragti huwan horumar midna ogaada in aanu ku laheyn oo kaliya dheeka lakiin filto nageyle iyo tuulooyin badan ay yihiin dhul mareexan aana ku dadaalo sidii loo soo dhicin lahaa
    wabilaahitowfiiq

  6. waan salaamay dhamaan waa layaab waana aduunya gadoon

    in dagoodiya uuweerara waa dawaco libaax kudul ciyaareysa

    xoolihii 1992 uu dhabar jibinta kuqaatay ayaa laga soo celin

    tan iyo c/waaq ciidan baa kadiyaar ah waxaa tala iga ah haa la eega ????? saadiq ah ee nuugay naaska sade isaaq gaashireedle waxaay sheegeen inuu yahay sheegad mala waayay wiil isku qarxiya waadiyaar

  7. dire says:

    walal keyga waxba ha isdhibin, cada oo tuga hoolihihi Boran oo dheyeso ay laga sarey bulbul iyo dhulka boran, wahad qohoti ad ku noqotey hdana boranti durka ka soo sartey, horta alhamdililah dhexe Marihanow wiliga school ma ba tagi lahed, borantu school ba ku geyen.
    ada oo la kasheneyso adowag hor boran insis jeer ba ku dushey Degodia.
    dhulka dagal ad kuwesey Degodiye walanimo ku dajiyeye. wad hilmansantahay dhusha ad gureyso in uu dhul degodiya leyahay. dhuxusha ad karagtey oo Kursi aya rajo ku gashey, kursiga sii walanimo ad ka heli lehed Degodiye waxd ka radsatey Cabdi Cile, dowlad sommali iyo ehiobia midna ku ma dejinin Dheka. marihanow dhuul kiaga wa Haro negele, cada oo oromo ka dabadheqysa aya Degodiya magangaliyo ku dejiyey dheka.
    Dhul dadow ad ku dhegeeyso Dheka kow ku macaxa wardheer iyo Kismayoo dhul ogadeenka ku dajiyey caya ku coyneysa. dhaqan humo walagu yeqanaa ben hano waramin
    raali geli walalha Degodiya cyaga ku dejiyey dheka, cid kale wax kusini karto majirto

  8. Mareexaanow ayaan daraa idinku dhacday waxaad kucalaacaleysaa waa dagmadeena kaliya waxaad kutimaadeen qaxooti waxa idin soo qixiyey magaranayo nin walbo gurigiisa ayuu libaax ku yahay meesha waxaad katihiin quraajo ee isaga carara haddii kale waxaa la idin ceyrin doonaa ilaa iyo gedo WBT

  9. Cabeey boqor says:

    Mariixan oo awalba bac lagu keenay inuu nala dagaalamay waa wax aan isyeelnay waxaay rabaan 2guri oo dhuxul laga dhisay inaay dagma kunoqdan hada waxaay iswaaysiyeen dhuxushi aay gurayeen iyo kabihi aay caseeynayeen lkn balantu waa gado ninkii soo joog laga waayo soo jifso ayaa laga helaa kkkkkkkk waa cashiir taarikhda baal dahabi ah kagalayo ….kkkkkkk

  10. Afrax says:

    Kkkk ‘waa wareey walle marexan cashar Lama Ilaawan ah ma’loodhigay!oo ma dhul DAGOODIYA ayaad rabta In Aad been’been kuso gasho Sxb taa Haku fikirina khaladkuba Inaga aya iska leh Oo marki Horeba Khoxooti meel uu Cirib&jaan dhigo la’ayaan Islam’nimo udajinay meel yar si’aay uga gurtan xaabada’dhuxusha’kabahana Aay inogu caseyan si’ay khutul yoonka uga helan’kkk’khoxoti.com’dagoodiye now waad ogaaten waxa uu yahay kol haddi uu cashar lama ilawan ah .idiin dhigay’idinkuna hadi aad dhul dagodiye ad ledihin daanyeer marexan ayaa leh’haku sexanina hana kusn tosina waxa aad ku jirtana waa riyo ee riyada&kharawga inta ad ka kacdaan xaabada&dhuxusha armey idin roontahay in aad inoo so gurtan nageylana aad kabaha inoga caseysaan’kkkk dugsi lama ilaawan durba saan usiiniyo waa waa dagaalyahan’

  11. mahad irshad says:

    sxb mediyaha ayaad ku qoreysaa in mareexaan cashar loo dhidhay lkn dhabta ayaa kaa maqane suufto oo soo arag waxa ka dhacay meesha waad yaabi waad ogaan in aan dhagartaadii ku jabtan ALLENE uma hiiliyo qof gardaran heshiiska qaado hadii kale waa DOOLOW KKKKKKKKKKKK

  12. C/nur Bishar says:

    kkkkkkkk madegodiyo wuxuu isleyahay marixaan ayaan bac lagu keenay, wu is og yahay inu yimid 20 kii sano oo lasoodhafay oo kaliya inu yimid dhulka mariixaane xaguu jiray kahore, bal isweeydiyo wasu’ale. tankale layaab malah badownimadii ayaa idiin barbartee dagoodiyow in aan lagu luminin isaga tag dhulka mariixan hadii kale wad kasheekeyni doontane waxa idinku dhaca.

  13. soomali waxaay kumahmahday wecel lamma koriyo hadaad koriso wuu kudili, dagoodiyoow miyaad isledahay anaga ayaa iskaleh gurigii mariixaan oo waxaad isledahay ana iskaleh gurigii laguga soo koriyay??? walle wariyooneysaa dhulkii iyo xoolihii mariixan ood ku korteen aad ismaleyseen inaad ledihiine maxaa ayaan daro oo idinhayso.

  14. Asc waa nasiib daro in aad marixaan ooay boran kugurta aas dagodia lamurma