Ururka Sahal Organisation oo saldhigiisu yahay magaalada London waxuu asagoo ku hadlaaya magaca waxgaradka jaaliyadaha Galgaduud, Puntland, Jubbaland, Kilal 5aad iyo North East Kenya, waxuu tacsi u diraaya ehelkii uu ka geeriyooday Rabbi ha u naxariistee marxuum Suldaan Siciid Cismaan Faarax Shiil.
Ururka Sahal iyo dhammaan waxgaradka kasoo jeeda jaaliyadaha Galgaduud, Puntland, Jubbaland, Kilal 5aad iyo North East Kenya waxay ku baaqayaan in Shareecada Islaamka la horkeena dadkii ka danbeeyey dalkii Rabbi ha u naxariistee marxuum Suldaan Siciid Cismaan Faarax Shiil.
Sidoo kale, waxaan ugu baaqaynaa dhammaan Isimada, mas’uuliyiinta, iyo waxgaradka magaalooyinka Gaalkacyo, Dhabad iyo Caabudwaaq in laga hortago wax kasta oo keeni kara colaad iyo nabad ku wada noolaanshad beelahan ehelka iyo ood-wadaaga wada ah.
Ugu danbayntii, hadaan nahay ururka Sahal waxaan ka walwelsanahay waxyaalaha sumcad xumada wata ee beryahan danbe kusoo kordhay beelaha ku xusan deegaamada kor ku qoran, gaar ahaan in aano qabiil loo dilo Salaadiin iyo waxgarad qiimo wayn ugu fadhiya buulshada dhexdeeda. Sidaasi darteed, waa inaan si hagar la’aan ah uga hortagnaa wax kasta oo dhaawici kara wada dhalashada, deris wanaaga iyo dhaqan iyo anshaxa bulshadeena.
Dadka soo saaray bayaankan:-
- Caaqil Abdirizak Abdullahi Camay
- Abdirashid Dahir Ahmed
- Abdullahi Abdisalam Ashkir (Garoon)
- Muhyadiin Abdullahi Abshir
- Mohamed Abdullahi Gacmo-dheere
- Abdirashid Mohamed Dahir
- Hersi Muse Hersi
- Hersi Haji Jama
- Abdideeq Shire Farah
- Khalif Haji Mandela
- Ahmed Sheelere
- Adan Guureeye Kaarshe
- Saciid Cali Galayr (Cagawayne)
- Dr. Ciise Haji
- Gen. Hussein Shuqul
- Gen. Abdullahi Ali Omar
- Col. Abdirahman Dahir Barkhad (Ilko-wayne)
- Col. Cadceed Abdi Wacays
- Abdi Hassan
- Jamal Sh. Ibrahim
- Abdulkadir Khalif Jama
- Dahir Abdille Hersi (Biciro)
- Ahmed Omar Waayeel
- Cali Qaylo-wayne
- Cabdicasiis Mohamed Abdille (Muluq)
- Mursal Sh. Mohamed
- Abdirizak Farah Hersi
- Jama Guure Qoobay
- Prof. Warfaa Garwayne
- Hasan Elmi Jama
- Abdikhayr Cibaar Sardheeye
- Abdi Muse Mire
- Abdullahi Alankay
- Sh. Ali Haji Warsame
- Sh. Ibrahim Muse
- Sh. Abdullahi Sagal
- Dr. Abdulkadir Mohamud Ahmed-nuur
- Dr. Abdirahm Cunaaye
- Dr. Abdirahman Abdullahi Saylici
- Eng. Abdullahi Abdulkadir Faataxo
- Sakariya Haji Abdi
- Adan-shire
- Omar Dheeman
- Omar Ahmed Saalah
- Abdinur Sh Mohamed Isaxaaq
- Mohamed Ali Diirshe
- Omar Guureeye Kaarshe
Press released issued by Sahal Organisation dated 21/1/2012.
———
Sahal Organisation
Email: sahalinfor@gmail.com

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN, WAXAAN HALKAN TACSI UGA DIRAYNAA GUUD AHAAN BEESHA SADE GAAR AHAAN QOYSKII UU KA GEERYOODAY ALLAHA UNAXARIISTEE SULDAAN SICIID CISMAAN FAAARAX, OO LUGU DILAY MAGAALADA GAALKACYO, WAXAAN ILAAHAY UGA BARYAYNAA NAXARIISTII JANO DADKII IYO EHELADII UU KATAGAYNA SAMIR.
WAXAA ATCSIDAN DIRAYO:
CABDIXAKII C/LLAHI XASAN(LABAMADAX)
MAXAMED UGAAS XAASHI UGAAS XIRSI
EX. XILDHIBAAN, NUUR CALI XASAN (NUUR GAAB)
XAAJI AADAN BARRE AXMED SEED
COL. XASAN NUUR COLUJOOG
COL. SHARIIF MAHDI FAYAANBIIRE
AMB, AADAN XIRSI CIISE
AMB, MAXAMUD CALI MAGAN
XAAJI MAXAMUUD KHALIIF SHIRE
DR.BURHAAN IIMAAN AXMED