Related Articles
Xildhibaan Maxamuud Sayid Aden oo maanta warbixin dhinacyo badan taabaneyso siiyay shabakadda AOL ayaa sheegay sababta dib u dhaca howl-galkooda ciidan ee gobolka Gedo u keentay ay tahay dowladda KMG ah oo ka gaabisay dhanka Loojistikada ciidanka.
“Dagaalku ma sahlano waxuuna u baahan yahay tayo ciidan, tiro ciidan, Loojistik iyo qalab. Marka nasiib daro dowladda KMG ah ee Muqdisho mas’uuliyiinteeda fadhida xil weyn iskama aanay saarin sidii looga baahnaa in ay wax nagala qabtaan dhanka loojistikada. Marka wixii aan maalmo ama bilo ku qaban laheyn waxay nagu qaadaneysaa muddo dheer, balse si kasta oo uu xaal yahayba anaga waxaa naga go’an in aan xoogagga Al-shabaab ka saarno gobolka Gedo” ayuu yiri Xildhibaan Maxamuud Sayid Aden.
Dhanka kale, Xildhibaanka oo wax laga weydiiyay in uu ka warhayo iyo in kale maamul goboleed la yiri waxaa la yiraahdaa Jubaland State oo dhawaan looga dhawaaqi doono magaalada Columbus, Ohio ee dalka Mareykanka ayaa waxuu ku jawaabay “maya, walaahi wax lagu qoslo weeye. Horta raggu inay hami leeyihiin oo wax raadiyaan way fiican tahay, laakiin aniga ilama quna in Columbus, Ohio iyo dalal kale toona laga doono maamul goboleed. Marka, ciddii u dhalatay dhulkaan ee dooneysa in ay ka qeyb qaadato maamulka iyo horumarka dhulkiisa, waxaan ku casuumeynaa gogol la dhigi doona bilaha soo socda oo ay kasoo qeyb gali doonaan qeybaha kala gedisan ee bulshada ee haka soo qeyab galo gogoshaas, balse wixii intaas ka baxsan waa arrin iska riyo ah oo uu qof sameeyay umana maleynayo in ay miro dhaleyso.”
Wareysiga xildhibaanka oo aad maqal kaga bogan doonto ayaa waxuu kusoo gebo-gebeeyay “maamul goboleed kasta oo dibadaha lagu soo dhoodhoobo waxuu ku danbeyn doonaa bur-bur, waana la ogyahay halka uu ku danbeeyay kii la magac baxay Azania ee kal hore lagu soo dhisay dalka aan jaarka nahay ee Kenya, ku meel kasii fog lagu soo dhisayna warkiisaba daa.”
Halkaan kaga dhageyso wareysiga Xildhibaan Maxamuud Sayid Aden mp3

Asc aad baan usalaamayaa bahada allgedo waxaa kale oon salaamayaa xildhibaanka maxamuud siyaad waa xildhibaanka kali ah ee firfircoon ee kasoo jeedo gobolka aaway xildhibaanadii kale ee kamidka ah aad baan utaageersanahay figrada cusub uu ku dhawaaqay mida kale xildhibaanka waxaan kula talin lahaa gobolka miyuu misaniyad ku lahayn deeqaha somaliya dawladeeda lagu deeqa
Waan salaamayaa xildhibaanka waxaanse u arkaa hadalkiisa inuusan shaqsi ahaantiisa uusan ka bogsoon colaad waqti hore laga heshiiyey, marka waxaan usheegayaa haddaan nahay beesha xasan gaashireedle in hadalka xildhibaanka ay isaga khaas utahay oo aynaan laqbin fekerkiisa oo uusan kaligii talada gobolka lahayn oo ay utaalloa beesha sade
adeer jubooyinka kama hadli kartid ee gedo ku ekaaw ninkaan xildhibaanka sheganyo ,juboooyinka dadkii lahaa baa jabahdeyn kujira una dagaalamyao mana yeleyno inaan nin danbe ookasoo duulaya gobal kale inuu nagu soo duulo waan k slamayaa xildhibaane
Xildhibaan maxamuud sayid runtii waa shaqsi wax badan goboladuu kasoo jeedo waqtigiisa iyo naftiisaba u hurey dadaal badana muujiyey ,wareysigiisa hadaana wax xun oo laga dido ma oran xildhibaanku,cid walbaana waa ogtahay in maamulkii la yagleelo meeshii iyo goboladii loo dhisay lama huraan ay u tahay inuu dhextago ama deegaankaas laga hirgaliyo,,Aragtida xildhibaanka uu qabo iyo qorshaha dhaw ee mdx-dr- Ducaale waa kuwo is waafaqsan,sababtoo ah ohio kadib waxuu madaxweynahu u ambabixi doonaa degaanadaas si uu ula kulmo qaybaha kala duwanee bulshada iyo siyaasiyiinta waaweyn ee gobolka joogta oo uu ka mid yahay uguna horeeyo xildhibaan maxamud sayid,si loo dardar galiyo laysuna waafajiyo aragtida ah maamulka deegaankaas loo samaynayo,,
Mahadsanid
Durraan shirwac
xildhibaanku waa mahadsanyhay war bixinta uu na siiyay
maxamud sayid adam xildibaan hadag dagin jubalnd state lamid ma,ahan azaaniya waa maamul rag aqoon khibrad leh ay garwadeen ka yihiin wuuna idiin imaan doonaa oo nin idinka tilaabsanaya ma,ahan
maamuus gaar ah ayaad leedihiin adinka jubaland taladeedana qayb wayn ayaad ka tihiin DR DUCAALE markii uu idiin imaado ayaad ogaan doontaan fikrada uu wado in dhaxalgal ay tahay
ma han nin xildoon ah ee waa xal doon waa nin rug cadaa ah laga faaiidaysan karo khiradiisa
fadlan inaga mareexaan ah ciladeenu waa in aanaan xurmad iyo xaq dhawr midna isu hayn war hala is ixtiraamo
aniga shakhsiyan ixtaraam ayaan u hayaa xildhibaanka iyo dhamaan raga kaadidooda osoocabay xoraynta gobokooda ka heli maysid somalida kale xildhibaano goboladooda xoraysanaya oo dhibka iyo dheeftaba lawadaagaya dadkooda xamar ayeey iska wada joogaan iyagoo gobolodoodii lahaysto kun iyo kow jeer waad mahadsantihiin xildhibaan
Illaahay SWT baa mahad leh, Rasuulkeenii suubanaa SCW baa qulqi toosan iyo amaan leh, wabacdu.
Saaxiibayaal we have to be realistic, waaqiciga aan la dugaalno oo dhalanteedka beenta hadhowna inuu wax burburiyo mooyaane aan wax dhisayn aan iskala’aalno.
Dadna har iyo habeen bay xarbi ku jiraan oo xabadu ka kor dhacaysaa iyagoo aan helayn wax ujuura ah, ragna baraf bay ku qurqurinayaan westiga sida America iyo yurub, markaasaa maamul gobol oo maleawaal ah lagu dhereg dhacsanayaa, runtu waxay tahay:
Ninka maamul gobol raba marka hore gobolka qodxaha ha ka guro oo ha xoreeyo, haddii kale ragbaa u dhabar adaygayee oo har iyo habeen halgan ku jiree oo aan gam’ayne, haddaad taageeraysaan way u baahan yihiin taageeridiina ee inta doolar isku dardartaan u dira; Haddaynaan yeelayn, taageero la’aan dhagar iyo hagardaamo ha isugu darina ee illaahay ka baqa, nidaamkuna waxaa weeye:
Markii gobolada jubooyinka la wada xoreeyo, waxaa lagu balansan yahay in gogol maamul dhisid la firaasho milkiyadda CEELWAAQ, ama Jubbaland State sheego, ama Azaniya sheego ama jubba raas sheego ama magacaad rabto sheego, illhay idinkii halkaasaa inoo balana oon qowmiyadaha oo idil isugu imaan doonaa, laguna dhisi doonaa maamulkii uu yeelan lahaa maamulka from Beledxaawo to Marka, Iimaanka halaysgeliyo hana laysdejiyo. BALLANTU WAA CEEWAAQ isha allah.
xildhibaan ku waan salamayaa salaan kadib waxaan leeyahay xildhibaan shaqa fiican ayaad qabatay waana kaaga mahad celinaynaa waxaana soo dhaway naynaa inaad gobaladan jubaland ah aad madax wayna u noqoto lakiin waxaan kugu diidanahay inaad nookento wax la yiraahdo south west oon ognahay inaad amin santahay ood ku qanac santahay inaad ka hesho madax wayne ku xigeen xasha lilaah xildhibaane melaad madaxeeda tahay mija heeda la iskama dhigo adigaiyo bul shadaada waxaan u cuntamin ha qadan somalidana waxay tirahdo ofi say ukala koraysaa loo kala qaadaa dad asn shuqul isku lahayn bilaahi calaykum sanka ha iska galin nin walaal kaa ah baa baa jubbaland isu sharaxay waa diiday kuma qaldanid fikir kaaga inaad oga soo hor jeesatit lakiin hadii adiid waa inaad booskisa istaag tit oo tiraahdid anaa meshii joga xaqna u leh madax waynaha jubaland lakiin marnama kama yeelayno inaad no kenta south west iyo madax wayne ku xigeen waadna gubanaysaa hadad shekadaas la timadid sc
TO CABDULAAHI SXB JUBALAN CID WAX KAA WAY DIINAYSO MA JIRTO SIDII SHALAY LAGUU HAYSAN JIRAY BAA LAGUU HAYSAN COL CABAASNA WAA JOGAA MARKA MESHAAD ADI LAHAYD ADAA YAQAANO INTUU CABAAS DHAGA KAA JARIN
I would like to thanks the pm of gedo region mudane mohamud siyd adan and i support him because the state that people talking about in foriegn country can not work within region it doesnt belonge to the pple whom the born and blood spoke the launguag betwn two hill understand the mean and i say everything in the region must conform by the pm and pc mudane mohamed abdikali
Wankaxumahay in nain isku tilmamay beel magaced u hantaco ama xaar seero marki lagarabay in uu murti ku hadlo ee waxan oran lahaa kaa hadalkiso yan waxlaga soqadin ,xildhibanku waa mahadsanyahay wana ninka kaliyo oo waxlaga waydinkaro gobalada juboyinka iyo gedo ,mamulada lagu magacabayo dalk dibadisa ayayihin dudumo ladhodhobay una kadambayo daadad lixadleh ,waxankalon ugubaqaya beesha sade in lagabaxay digalki jahliga ahaa lakin hadi laysku dayo in uu imankaro balso waxan kugabagabenayaa (geerido waxay dhibaysaa ninkii dhofkuyimid)
Xildhibaanka hadalkiisa waan dhagaystay oo innaba hayaraatee naxli maleh. Dr. Ducaale waxaa halqabsi u ah, waxaan kunoolaa Denmark 45 sano sidaa awgeed waa inaan Madaxwayne kanoqdaa dhulka Jubbaland.
Meesha Xildhibaanka oo doortay inuu 45 sano kunoolaado Gedo una shaqeeyo dadkiisa iyo dalkiisa uu qabo; Waxba madiidani ee 45 sano waa waqti badan sidaa awgeed imaada halkan oo dadka iyo dalka kudhaqan isbarata oo wax waydiiya abkiin magane !!
Mahalleeya ?
afkaaga caano lagu qabay xildhibaan maxmud sayid aadan maamul goboleedka juboland waxaa wato dad aan ka soo jeedin gedo iyo
juboland marka waxuu la mid tahay kii gaadin oo watay oo kale ninkaan
DR lagu sheegayo xagee ayuu ka soo jeedaa gedo iyo jubooyinka ?
waan salamayaa xildhimaan maxamuud siyed aniga runtii xageyaga waad ka qiimaysantahay waxaanse ka xumahay in aad ku dagdagtay hadelka maxaa yelay Dr Duceelle wuu ku soo socda raga u la tashanayo kamid baa tahay balse hadii ay waxkale ay kuu wahliyaan horta aan iska saarno nimanka afka duubtey kadibna waan is afgaranaynaa oo waan isku labanaynaa illayn aqli kale majireee
bayoow father bayoow waxaan la yabanahay in aad hurido iyo in aad iska yeel yeelayso Dr Ducalle aqoon ima lahid waa nin Sade kismaayo iyo waxuu daganyahay garbahareey hadii aad rabto aqoonsigisa iyo waliba hadii laga fursan guriga ayaan dageynaa ilayn dhaxel baad tahay waliba sawer ah
a C
A C W W SAALAAN KADIB WALAALAYAAL MARKA UGU HORAYSA ALLAHA NA ABUURTAY AAAN KABAQNO QOF WALBO OO INAGA MID AH WAXA UU KUHADLAYA WAA LAQORAYAA IKHYAARTA HAL ARIN AYAAN XUAUUSINAYAA ARINTU WAXAY TAHAY QOFKU INUU CAYTAMO HADANA UU YIRAAHO WAXBAAN WANAAJINAYAA ISKU MEEL MAGALAYAAN HADABA YAAN LA ISKU CAAYIN MIDIYAHA
INTAA DABADEED WAXAN ORAN LAHA QOF KASTA OO WAX QORAYO IN UU EXTIRAAMO QORAYAASHA KALE ARAGTIDIISANA CABIRO ISAGOON QOFNA CAAYIN
INTAA DABADEED WAXAAN LEEYAHAY XILDHIBAAN M SAYID WUU MAHADSANYAHAY WAX WANAAGSANA WUU QABTAY INTII UU XILDHIBAANKA AHAA WAXAANSE KU LEEYAHAY MR XILDHIBAAN WAXI AAD ADIGU RABTAY WAXAY AHAAYEEN HORUMAR DALKA IYO DADKA WAXAY ILATAHAY CID KASTA OO KAALA SHAQAYNAYSO IN AAD SOO DHAWEYSTO SI AY KKAGA GACAN SIIYAAN HOWSHII AAD HORAY UGU JIRTAY
ASC .. xildhibaanka waan salaamayaa waana uga mahad celinayaa shaqada adage ee uu bulshadiisa u hayo, Xildhabaane waxna waad ku saxan tahey waxna sida aad sheegteyba talo ayaad na soo weydiisatey.
Mida aad ku saxan tahey waa in qofkii umada inuu hogaansho rabo marka hore uu dhex tago umada uu hogaankeeda doonayo dhibka iyo rafaadkana la qeybsado ka dib markaas uu iyaga cod weydiisto isagoo la imaanaya qorshe hufan iyo maamul wanaag.
Mida kale ee xildhibaan aad taladeeda u baahan tahey waa hadalkii aad ka dhawaajisey ee maamulka 6 gobol ee Southwest aad ku sheegtey, Xildhibaanoow taladaas haku kadsoomin oo sumcad iyo taageero badan oo maanta Gedo iyo Jubooyinka lagaaga hayo haku waayin, Tusaale ahaan aniga waxaan ku dhashey beledxaawo afka maay maayda ma aqaano inaan bartona waqti ayey igu qaadaneysaa, marka xildhibaanoow sheekadaan Maamul goboleedka Southwest la yiraahdo daaqada ka tuur oo sadexdanada gobol ee Gedo iyo Labada Jubbo ayaa naga badan ee aan maamul Cadaalad ah u sameysano, taladeena hadaad raacdana waa ku dooraneynaa oo weliba Duco kuugu dareynaa
Bayow aabahay bayow sifiican ayaan ugaranayaa inaad reer gedo dhalad ah tahay waxaadse hilmaantay in maxamud sayid uu ku dhashay nagayle uuna kusoo caan baxay dagaaladii ahliga halka dr ducaale uu kudhashay gedo 40 sano uu wax usoo baranayey dadkiisa iyo dalkiisa maantana ay tahay waqtigii loo baahnaa marka waa yaabe maxamud sayid maqori inuu wax ku xukumo ayuu rabaa aqoon kalese maleeyahay? Mase hilmaamay halkuu ku dhashay? Xal aan dagaal aheynse mayaqaan? Maxaase kaligii uu la gubanayaa oo kamaqan?
walaalayaal waan idinsalaamay dhamaantiin salaan kadib maxaagacan idinkugujira ood maamul samaysaan waxaan hubaa inaad na is aqoon waayo qofka haduu isyaqaan wu fahmikara wuxuqabankaro&sida ay kusuurtagalikarto ilmihiiniibaa labaguruub isudilayo magacyana ukalbixiseen kunafaraxsantihiin midkastaa oo idiinyimaadana hoostiinalagalabaxayaa odnabadbaadinkarin marka nin wiilkisi badaadin wayey yuuqaldaa?
walaalayaal waan idinsalaamay dhamaantiin salaan kadib maxaagacan idinkugujira ood maamul u samaysaan waxaan hubaa inaadna is aqoon waayo qofka haduu isyaqaan wu fahmikara wuxuqabankaro&sida ay kusuurtagalikarto yaad ismoden? malaha dadbaad kamaqasheen mamulsameynta hadal la iska yiraado mahaboona af ninkalana lagumahadlo ilmihiinibaad kuqayileysaan waadnamarqaansantihiin waxaan dhihikaraa hadakiinu qabasha maleh Edib isu eega kadibna hadla oo maamulsameya ilmihiiniiba guruubyo lakalsocdo islaynayo oo magacyana ukalbixiseen kunafaraxsantihiin midkastaa oo idiinyimaadana hoostiinalagalabaxayaa odnabadbaadinkarin marka nin wiilkisi badaadin wayey yuuqaldayaa markuuleeyahay maamulbaansameynayaa?
TO AXMED ,ADEER HADAAAD ISLEEDAHAY XOOLAHA ABSME XOOG KU QAADO HDEEY WAA DAD NIMO XUMO U TAAL ABSME INAAAD BALDXAAWO ADOO JOGO MAAMUSHO NIN JUBLND KA SOO JEDO TAAS WAXEEY ILA TAHAY INEY HADA IN UU ABSAME KA TAHSTA INDR AXMADOOW ,KKKK ,COLNEL CABAASNE WAAN SUGEYNAA INLEEN HADA CEEL WAQ AYUU KA DAGALAMA OO JUBLND WA LAGA BURHEE KKK
Maxamuud Sayed Aadan aad iyo aad ayuu ugu saxan-yahay waxa uu sheegay, maxaa leelay ma jiro maanta nin nin kale u ah jaranjaro uu dandiisa ku gaaro.
Marka waxaan qabaa haddii uu sidaa u fekeray ninkan la yiraahdo Dr Ducaale ee inta koox ilma adeeradii ah Dibadaha kula shiray ku yiri Madaxweyne i dhaha isagoon Dad kale ha joogee xitaa aan Mareexaan siin wax qaderin ah waay tahay wax lagu qoslo.
Waxaanse leeyahay adiga nooguma horeeysid mid uu hor ordayo hunguri dheer oo leh yaaysan waxba idin dhaafin, oo waxaa kaa horeeyey kuwii Kismaayo laga haysan waayey ee uu Ina Faarax Taano ka midka ahaa ee Dibadaha laga soo maleegay sidoodii unbaadna ku dambeeyn.
Waxaa ninkan ku fiicnaan lahayd, in uu ogaado in aay yihiin Rag jifadiisa wada ah Ragga maanta ku wada fadhiyo wixii uu Mareexaan jago ka helay Doowladdii dhexe ee Somaliya aayna habbooneyd in uu taa qaradiro oo uu Mareexaanka kale u daayo wixii Doowlad Gobaleed laga raadsanayo ee xil ah laakiin, tijaabooyin hore oo hirgalay iyo hunguri baa diiday!! Cajiib!!!!!!!!!
Waxaan ku soo daayey, Buun Ninkii xadayoow meeshii aad ku yeerin lahayd ayaa lagaa rabaa.
M sayid si wacan ayuu u dhigay rag dhiigiisaa qul qulaaya ragna banaanka ayuu wareegayaa maamul ayaan dhisayaa macquul maaha. lakin hal ayuu ku khaldamay Azania ciidamadeedii way joogaan jubooyinka ilaa Gedo inkastoo gedo dhan aysan joogin,lakin wey imaanayaan. insha allah na wadanka waa la qaban. maamulna waa inoo dhisan yahay ee ku dabo fayla.
rukuuc aad buu u kululaaday, maashaa allaah !!!!!!!!!!!!!!!!!!
sayidku waa reer gedo ma ahan reer nageyle
waxbarashadiisana way ka fiican tahay kuwa aqoonyahanka isku tilmaama
ee ka soo yaaca fadhiku dirirka yurub iyo america.
Kuwanu waa isuma qado wax laqaato malahan hadalkoodu waxaan maqli jiray caruur nimadaydii arigayaga xeradiisu waa wada uloo ul laqaado maleh qabiil iyo qabiil ayey isu haystaan dalkoodiina gaalo madaw iyo cadaan ayaa kala qaybsaday niman gaalo midba meel kakeensatana waa laka safan yihiin taladiis ba,daw sow talo kuma dhalato ayaa oday kuyiri wiilkiisa markaa ra,yi xumadiisa layaabay intaan oo soomaali ah bal eeg ra,yigooda
Niman yohow qaraabee kurtood qorayey been beenta
Qabaanadi madaw iyo cadaan waad qadariseene
Qiil waxad u keenteen inaad qolo kuraac deene
Ama aad qabiil kale tihiin kana qaraar teene
Inatdaan is qoomine kurtiin qaarba qaar diidin
Qarankiini yaa dumiyayood godobti qaamaysan
Horaad qaadan waydeen xaqaad qayb u laydeene
Labdiinan qawsaar ayaa loo qisaasaaye
Cadaw gaad quluub kala jidheen qaaday maalkiine
Qirdiyada madaw iyo cadaan qoloba reer yeeshay
Qabaw iyo walaydaan kahelin raaxo qira wayne
Qarmuunaha Zanaawi u xishee qoriga soo siiyey
Gaandiga qandhicilkale intay qoloba kood xoojin
Amaad odayga qaraw taahayiyo cadaw u qaamoobi
Ama aad qubuuriga u xilan qaalin xabashaada
Ama aad qabiil iyo anaa kii ah qodabayni
Amaad qaran Kibaakiyo kasugin qoomka reer yuruba
Qaansiir madaw iyo intaad Burundi qiil moodi
Ugaandhaha qurmuuniyo intaad gaal laqarafaysan
Quraankiyo sunaha raaca iyo qawlka Nabigiina
Qiyaadada shabaabkana kubiir qaali wee yaane
Quud iyo hadii aad u xilana adi qabiilkaaga
Waa qurun aduunyiyo waxaad qadada moodeene
Sharcigaa qayaxan baa jiroon qoona duud siyine
Qaniis iyo intaad dimoqoraad qalad ku taageere
Rabaa kuu qorshee yee amaad qaadan xugunkiisa
Hadiikale qabiil iyo darxumo taniyo qiyaamaadka
War dadka maamulo ayey dhisten oo qilaaf waa laga caan baxay ninka waaw dhahana waa laga war sugaa dr ducaalana asaga aya la iman doona barmaamijkiisa xildhibaan maxamuud sayid waxan leyahay wax qabadkaada cidna kama qarsoona iyo in aad tahay geesi dadkiisa dhibaatooyinka laqeybsado halka xildhibaanada kale ee marexan ay hoos fadhiyaan shariif safrayo lkn adna waxa laga rabaa soodhawey wajifuran in ad kuqaabisho inkasta oo wanaag uwado dadka iyo hobolada ay beesha dagto
Soomaalida Qabiil baa hodiyo Qaar is biday xooge.
Kamana Qoomameeyaan waxay Qalad sameeyeene.
Qaran dumiska waxa noogu wacan waa Qab aan jirine.
Quursigii Qabiil yari galaa waa Qar soo dumaye.
Qasba nama haleeleen haddaan wada Qaxweenaaye.
Kaligeey aan Qaataa kharibay dunidan Qaarkeede.
Quuri waa wuxuu nagala haray dunida Qeyrkeene.
Qaar baa u Qiildaya kuwaa ina Qasaayaaye.
Ha Qamaarto weligeed Allaay Qurun ku nooleyde.
Qiyaamaha ilaa uu dhacoo Qaadir kala sooco.
Qanyariyo Muusaba rag bay Qaalli u ahaane.
Qaabiil Habiil wuxuu u dilay kaliga Qoolaawe.
Quus waxay ka joogtaa rag uu Qaabudkood galaye.
Taladii aan Qaangaarin waa lagu Qasaaraaye.
Qaanfuur wuxuu noo Qatali Qaar kalaa wadaye.
Quudkii Qunnaan lagu cunaa laab Qaboojiniye.
Qaansiir inuu Qanam noqdaa Qaadan kari waaye.
Qalinduur Qur’aan uu ku baray Qaaf ka badin waaye.
markahore wadsalamantihin bacdalsalan waxan mahad ucilinayah dhaaman wariyasha allgedo wan idinkuhanbalyaynayaha hawsha aduhaysan umadina marka xigta dhibka girah wuxuyahay besha sade garhan kuwa gado waxakaso haray wax iskuqurilan war waxan rabna mamul manta dadkeni melaha ayay kalayacayan abar iyo qaxoti kuwe wax ubartana ayaga ishaystah is aruriya hakaaladadsanani
GOBALADAAN WAXAA LOO SUBIYEY DOWLAD GOBOLEED LA DHO Azaania OO CIODANKIISA AYAA DAGAALAMAYO DHULKA AYAGA AYAA KA MASUUL AH MARKA NINKAN WUXUU KA HADAKYO MAYAQAANO.
waryaa mareexaan, riyaad ku jirtaan , xildhibaankana waa riyoonayaa ducaalana waa la mid ee raaca Azania hadii kale u diyaar garooba karbaash
aniga waxaan la yaab nin aan waxaba hayen in oo dad in u yeero qarsha ku bixinyo ninkaan lagu sheegayo dr waxaan oran lahaa hal kalmad azaina waxaan oran lahaa labo kalmad ku xamar joogo ee gedo iyo jubooyinka ku waasha waxaan oran lahaa sedex kalmad marka hore ducaale aan ku hor maro walaal waxaad ogaataa meel kaad meesha aad ku bixineysid in oo ilaah ku weydiin doono ee iska joog meesha aad ku tahay qaxootiga ayaan lagu walaan azaina waxaan oran lahaa waxaad wadataan magac laga naxo ee hore gaanid bedel magcaan waxaad wadaa riyo maxaa yeelay waxaad tiri reerkaan ka dhashay ayaa maamulay azaina ee ha riyoon meesha waxaa taalo xabad xabadan isku fiicnidiin sidaan maqlay aan u soo laabto shariif iyo ragiis war shariif waxaad madaxweyne ka tahay muqdisho oo dalka intiisa kale ha ku tashan xitaa hadii shabaabku ay isga caraabaan war gedo iyo jubooyinka waa sidaas cidda kasto waalato ok waxii qalad aan galay sheydaan raali by bayoow father bayoow
Soomaaliyeey bal gabaygii sayidka dib u milicsada umad wareersan baan nahay
· Anaa diiday nabadiisa aan, daacad noqonayne
· Anaa diiday deeqdiisa ay, naari dabataale
· Dahabkii uu waday waanigii, daadiyee qubaye
· Dagaalkiisa anigow xishoo, daalib ku ahaaye
· Durdurada Fardowsaad anaa, doortay oo rabaye
· Anaan labada daarood tan hore, darajo moodaynin
· Anaa diiday gaal daacufle ah, dabagalkiisiiye
· Doofaarka eyga ah anaan, daarihiis galine
· Sida doxorka Iidoor anaan, duud xamaal noqone
· Anigaan dariiqiyo waddada, dowga sii marine
· Anigaan dillaalkiyo arliga, duubigaw xidhane
· Anigaan dariiqada Alliyo, diinta cassiyine
· Daliilkii rasuulkii anaa, doonayoo helaye
· Diinkayga anigaan ku gadan, dabaqii naareede
· Anaan labada daarood tan hore, darajo moodayne
war dadkaan baan layabaa war somaliya isku keenideedaan kumashquulsanahay idinkana maamulgobaleeeed aad ka hadlaysaaan yaaaaaaaaaaaaaaaab.
nooloow nooloow nooloow xildhibaan nooloow aaway Xildhibaanadii kale ee Mareexaan?