Home » Archive Montly February, 2012

Qaar Katirsan Xildhibaanda Beesha Sade ee Muqdisho oo wax kama Jiraan ku Tilmaay Ugaaska loo Doortay Beesha Sade

Feb 29, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Qaar ka tirsan Xildibaannada, siyaasiinta, saraakiisha iyo waxgaradka ka soo jeeda beesha Sade ee Muqdisho oo maanta kulan yeeshay ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay doorashada Ugaaska beesha Sade ee dhawaan lagu caleema saaray Gobolka Gedo Kulanka ka dib ayaa waxaa warbaahinta la hadlay Cali Maxamud Saalax Qolqol oo ka mid ah saraakiishii hore ee isbaheysigii dooxada... 

Cidamada Maamulka Puntland oo Gacanta ku Dhigay Gaari Saanad Militari u Siday Urur Diimeedka Galgala

Feb 29, 2012
Boosaaso, Somalia (AOL) – Ciidamada Daraawiishta maamulka Puntland ayaa gacanta ku dhigay gaadiid ay saarnaayeen saanado Millitary islamarkaasina la sheegay in uu ku wajahnaa urur diimeedka ka dagaalma Puntland ee ku sugan dhulka Buuraleyda Golis. Howlgallo ballaaran oo ay ciidamadu ku sameeyeen qeybo katirsan buuraleyda Galgala ayay ku guuleysteen in ay qabtaan gaari nooca xamuulka qaado ah... 

Shirkii soomaalida ee London oo u ekaa Dhoolatus iyo carbis ay sameynayeen Beelaha Qaarkood!!

Feb 29, 2012
Shirkii ka dhacay magaaladan London ee dalka ingariiska oo loo qabtey soomaalida kana soo qayb galeen wafuudkor u dhaafaysa 50 dawladood oo caalamiya,ayaa waxa uu ahaa inta la ogyahay mid lagu sheegay in guulo lagu gaarey taasoo ahayn weli wax cad oo la taaban karo,maadama uu ahaa shirkii 18aad ee loo qabto umada soomaaliyeed oo jaahwareerka ku dhexjirty,Shirkastoo la qabtana ay kazoo bixi jirtey go,aamo... 

Wafdi ka Socda Dowladda KMG oo Gaaray Baydhabo

Feb 29, 2012
Baydhabo, Somalia (AOL) – Wafdi ka socda dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo oo ay dhawaan la wareegeen ciidamada dowladda KMG oo garab ka helaya kuwa Itoobiya. Wafdiga ka dagay garoonka magaalada Baydhabo ayaa waxa hogaaminayay Wasiirka Gaashaandhigga dowladda KMG ee Soomaaliya Xuseen Carab Ciise, waxaana wafdiga garoonka magaalada Baydhabo kusoo dhaweeyay masuuliyiin... 

Ciidamada NATO oo Dilay Laba kamid ah Ajaanib ay Heysteen Kooxo Burcad Badeed ah

Feb 29, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Markab kamid ah maraakiibta la dagaalanka kooxaha burcad badeeda ayaa howlgal uu ku doonayay in uu ku badbaadiyo dad lahaystayaal ah oo u afduubnaa kooxo burcad badeed Soomaali ah ku dilay laba kamid ah ajaanibtii afduubka loo heystay. War kasoo baxay masuuliyiinta markabka howlgalka fuliyay ee Absalon oo laga leeyahay dalka Denmark ayaa sheegay in ay rasaas ku fureen doon... 

Agaasimihii Idaacadda Soomaliweyn oo ay Xalay Toogasho ku Dileen Kooxo Hubeysan

Feb 29, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Kooxo ku Hubeysan Baastoolado ayaa xalay toogasho ku dilay Agaasimihii idaacadda Somalweyn Abuukar Xassan Kadaf xilli uu galayay gurigiisa oo ku yaal Degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Goobjoogayaal ku sugnaa goobtii uu dilka ka dhacay ayaa sheegay in kooxo dabley ah oo wejiyada duubtay ay toogteen agaasimaha isagoo galayo gurigiisa, waxaana la sheegay in agaasimaha... 

Safaardda Soomaalida ee Pakistan oo Kansashay Arday Soomaaliyeed oo lagu Eedeeyey in ay Al-shabaab Xiriir la Lahaayeen

Feb 29, 2012
Karachi, Bakistan (AOL) – Safaaradda Soomaalida ee waddanka Pakistan ayaa dhawaanahan waxay ku dabajirtey dadka afkaaraaha Al-shabaab aamisan, iyadoo dabagal adag daba dhigtey ardayda Soomaaliyeed ee waddanka wax ka barta. Mudane Cali Shiikh Cabdullaahi oo ah safiirka Pakistan ayaa tilaabadiisii ugu horreysay shalay ka qaaday Arday badan oo dhiganaysay Jaamacadda Karachi, iyadoo daba gal dheer... 

Gabay Cusub Booraan (By: Abwaan Xassan Bulxan Cali)

Feb 29, 2012
1. Burburkiyo dhibkii nagu dhiciyo boholahaan jiirnay 2. Budulkii lasoo maray beddele nooma soo bixine 3. Bacad bay dhamaan daadsanyiin badi dadkeeniiye 4. Baaruudi qiiqdaa bulshadi boobtay idilkoode 5. Bunduq iyo rasaasbaa shacbigi baaba’shoo cunaye 6. Nin bahdiisa laayaa ma helo raaxo bogadkeede 7. Booli-quutayaalbaa dadkii beesa dhaafsadaye 8. Reer galbeedna baahidayaday farax burraaqaane 9. Huuhaada... 

Gabay Aad u Xiiso Badan oo uu ku Saabsan Siyaasadda Soomaaliya (By: Abwaan Caalamiin Sheekh Cilmi)

Feb 29, 2012
Gabaygan waa gabay hoga tusaalaynaya qolyaha marka ay xooga leeyiin diida wada hadalka marka ay tabarbeelaana dib ka shalaayo waana tilmaanta kaliya ee ay kasimanyiihiin ururada soomaliyeed ama diin hasheegteen ama cilmaani midkay doonanba ha ahaadeen labaas mab da ewaxaana tusaalo usoo qaadan doonaa dowlado ama shaqsiyaad caalabka joogi jiray iyo sida ay dantoodii oga ilduufeen waxaana ku soo... 

Shirka London Waa Mirihii ka Dhashay Qiyaanaddii Mahiiga

Feb 28, 2012
Shirka London oo aan ahayn shir Soomaaliya looga arrinsanayo ee ahaa meel amar laysku siinayo oo talooyin horay loo meel-dhigay, ka soo qaybgalayaasha loogu qaybinayo, wuxuu ahaa hagardaamo dan loo ekeysiinayo. Farriintii Wasiirka 1aad ee dalka Ingriisku gudbiyey waxaa nuxurkeedu ahaa laba arrimood oo kala ah:- In nabad-galyada Soomaaliya wax laga qabto. Taasoo caalamka Qatar ku ah. iyo in Caalamku...