Home » Archive Daily February 1st, 2012

Rapper K’Naan upset Mitt Romney used his song

Feb 1, 2012
NEW YORK (AP) — Rapper K’Naan is upset that Republican presidential candidate Mitt Romney used his song “Wavin’ Flag” during his Florida primary victory speech. In a statement Wednesday, K’naan says Romney’s campaign did not seek approval to use the song and that he would not have granted permission if it had. The Somali-born, Canadian-based rapper says he would... 

Muxaadaro cusub oo aad u qiimo badan oo uu Sh. Maxamed Idiris si gaar ah ula hadlayo umadda Soomaaliyeed (Daawo Video)

Feb 1, 2012
Fadlan adiga oo mar walba mahadsan Video-ga hoose ka dhageyso kana daawo muxaadaro cusub oo aad u qiimo badan oo uu Sheekh Maxamed  Idris Axmed umadda Soomaaliyeed meel ay joogaanba kula hadlayo. Muxaadarada oo ah mid aan waayadaan dhagaha umadda Soomaaliyeed ku dhicin, ayada oo kalna ay adag tahay in aan maqalnay ayuu Sheekhu si gaar ah ugula hadlayaa umadda Soomaaliyeed ee ayada u muuqato umad... 

The Somali Labour Party’s First Press Release.

Feb 1, 2012
The following is the SomaliLabour Party’s First Press Release to the Somali public and to all Labour Party members in Somalia and at the Diaspora. It will be marked and recorded into the Party memorandum collections as well as the history of the SomaliLabour Party. Content of the Press Release: SLP-PR/1-0001/23/12.2011 Ladies and Gentlemen: This is to inform you that the Leadership of the party has... 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga (sawiro)

Feb 1, 2012
Rome, Italy (AOL) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali oo maalmahan booqasho rasmi ah ku jooga Rome ka dib markii uu casuumaad rasmi ah ka helay Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga ayaa maanta kulan dheer la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga Mario Monti.  Labada Ra’iisul Wasaare oo labadaba ah Professoro dhanka Dhaqaalaha ah ayaa yeeshay kulan dheer oo... 

Dowladda Turkiga oo Boqollaal isugu Jira Arday iyo Imaamyo Siisay Deeq Waxbarasho

Feb 1, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Dowladda Turkiga ayaa deeq waxbarasho siisay boqollaal isugu jirtay arday iyo imaamyo, waxaana ardeydaasi dhawaan la filayaa in loo qaado dalka Turkiga. Safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya, Cemalettin Kani Torun oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa Muqdisho, ayaa sheegay in ardey gaareysa 650 iyo 50 kamid ah imaamyada masaajidda ay siiyeen deeq waxbarasho. Safiirka... 

Shil ay ku Dhinteen Sideed Qof oo ka Dhacay Gaalkacyo

Feb 1, 2012
Gaalkacyo, Somalia (AOL) – Shil baabuur oo maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ku dhimatay ilaa sideed qof kuwaasoo ahaa dad rakaab ah oo saarnaa gaari nooca loo yaqaan Marketka. Shilka ayaa ka dhacay kontoroolka waqooyi ee magaalada Gaalkacayo, waxaana uu yimid kadib markii gaari nooca UD-ga uu dul maray gaariga ay saarnaayeen rakaabka, waxaana halkaasi ku dhintay dhamaan sideedii... 

Ciidamada Itoobiya oo Dad Rayid ah ku Dilay Beledweyne

Feb 1, 2012
Beledweyne, Somalia (AOL) – Ciidamada Itoobiya ee ku sugan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa la sheegay in ay halkaasi ku dileen ilaa 4 qof oo kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Beledweyne. Ciidamada Itoobiya ayaa la sheegay in qarax nooca miinada ah loo dhigay wadada dhinaceeda kaasoo la doonaya in lala beegsado gaadiid nooca booyadda ah oo biyo u siday ciidamada Itoobiya,... 

Xoogaga Alshabab oo isaga Baxay Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubada Hoose

Feb 1, 2012
Kismaayo, Somalia (AOL) – Xoogaga Alshabaab ayaa saaka gabi ahaanba isaga baxay degmada Badhaadhe ee gobolka J/hoose, iyadoona lagu soowaramay in ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Kenya ay kaabiga ku hayaan halkaasi. Ka bixintanka xoogaga Alshabaab ee degmada Badhaadhe ayaa ka danbeeyay kadib markii saaka cutubyo katirsan ciidamada dowladda KMG, ururka Raaskaambooni iyo Militariga Kenya oo kasoo... 

Madaxweeynaha Soomaaliya oo Qudbad uu Jeediyay uga Hadlay Arimo ay Kamid tahay Qaabka loo Soo Xulayo Baarlamanka Cusub

Feb 1, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Madaxweeynaha dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo qudbad dheer ka jeediyay sanadguuradii sedexaad ee kasoo wareegtay markii uu qabtay xilka madaxweeynenimo, ayaa ka hadlay arimo badan oo ku saabsan xaaladda uu dalka marayo. Madaxweeynaha ayaa sheegay in baarlamanka la soo dhisayo uu noqon doono mid lagu soo xulayo shuruudo ay kamid yihiin in mudanaha... 

Damiirka Ururka ceebi ma ceebowdo (Xildhibaan) dowladda iyo dareenka umadda – By Abdullahi Y. Jamac (Isim)

Feb 1, 2012
Dalka soomaaliya ayaa noqday wadamada adduunka kan ugu hooseeya dhan walba nasiibkana u yeeshay dilka, burburka iyo sumcad xumada,  noqdayna qarankii ugu horeeyey taariikhda oo qaranimo ku badasha qaran la’aan muddo ku dhaw rubac qarni.  Arintan naxdinta iyo yaabkaba leh ayaa waxaa hormuud ka ah kuwo maankooda iyo maskaxdooduba hooseyso, una fahmey danta guud iyo dawladnimaduba in ay tahay...