Home » Archive Daily February 3rd, 2012

Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun. Ashkir Cabdi Jiijiile Ilaahay ha u naxariisto (Akhri tacsi ku socota qoyskii iyo qaraabadii uu ka tagay.)

Feb 3, 2012
TACSI: INAA LILLAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN (Ashkir Cabdi Jiijiile  ilaahay ha u naxariisto)   Jaaliyadda reer London ee ka soo jeeda gobolada Gedo Galgaduud iyo jubbooyinka, waxa ay tacsi u dirayaan qoyska reer Ashkir Cabdi Jiijiile, waxa ayna uga tacsiyaynayaan geeridii naxdinta lahayd ee xalay ku Marxuum Ashkir Cabdi Jiijiile oo taariikhdu markii ay ahayd 1/2/12 ku geeriyooday magaalada... 

Beesha Sade ee Norway oo ka tacsiyeeyay geerida naxdinta leh ee ku timid Alle ha u naxariistee marxuum Ashkir Cabdi Jiijiile oo maalintii shalay ku dhintay magaalada Leicester ee dalka Ingiriiska.

Feb 3, 2012
Inaa lilaahi wa inaa ilahay raajucuun anagoo ah jaaliyada beesha Sade ee dalka nowey waxaan Halkaan tacsi Tiiraanyo leh ooga diraynaaa Qoysaskii, elehadii iyo waliba besha SADE geeridii ku timid Ashkir Cabdi Jiijiile oo Febarayo 2, 2012 ku geeriyooday Magalada Leicester ee dalka Ingiriiska, waxaana Ilaahay ooga baryaynaa in uu janadiisa ka waraabiyo aaamin aaamin aaamin. Liska magacyada tacsida dirayo: 1.... 

Xoogaga Alshabaab oo Baneeyay Jaziradda Kudhaa ee Gobolka Jubada Hoose

Feb 3, 2012
Kismaayo, Somalia (AOL) – Xoogaga Alshabaab ayaa gabi ahaanba isaga baxay Jaziiradda Kudhaa ee gobolka kadib markii shalay lala wareegay Degmada Badhaadhe oo ay Hoostagta Jaziiradaasi. Ilo wareedyo ku sugan magaalada Kudhaa ayaa warbaahinta u sheegay in dagaalyahannada Alshabaab ay xalay isaga huleeleen jaziiradaasi, iyadoona la arkayay askar fara badan iyo gaadiidka dagaalka oo ka ambabaxaya... 

Hay’adda Qaramada Midoobay oo Sheegtay in ay dhamaatay Macluushii Soomaaliya

Feb 3, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Hay’adda Qaramada Midoobay ayaa maanta shaacisay in wadanka Soomaaliya ay ka dhamaatay Macluushii ka jirtay kadib lix bilood kadib markii lagu dhawaaqay in Soomaaliya ay kajirto Macluul aad u daran. Hay’add qaramada midoobay u qaabilsan la socodka cunnada iyo nafaqada Soomaaliya ee (Somalia Food Security Nutrition Analysis Unit) ayaa sheegtay in ay dhamaatay inta...