Home » Archive Daily February 4th, 2012

Barnaamijka faaqidaada Todobaadka AOL oo aan qodobo muhiim ah kusoo qaadanay (halkaan ka dhageyso)

Feb 4, 2012
Aalaaba, shabakadda Allgedo Online waxay akhriste-yaasheeda usoo gudbisaa dhacdooyinkii Todobaadkii tagay oo maqal ah, taasoo cidii ay dhaaftay akhbaartii ugu hadal hayska badneyd todobaadkii tagay ay uga bogan karto barnaamij gaar ah oo aan ugu magac darnay “FAAQIDAADA TODOBAADKA.” Haddaba, si aad u maqasho barnaamijka Faaqidaada Todobaadka oo uu wariyaheena Mohamed Abukar nooga daadihinayo... 

Weriyayaal Booqday Weriye Xasan Jaceyl oo Xaaladiisa Caafimaad ay kasii Darayso +Sawiro

Feb 4, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Qaar kamid ah weriyayaasha Soomaaliyeed ee Nairobi  oo ka xanuunsaday dhibaatada xanuun ee muddo ku siman 1 sano magaalada Nairobi ku haysatay weriye Xasan Maxamed Maxamuud (Xasan Jaceyl) ayaa maanta ku booqday isbitaalka COPTIC  oo afartii asbuuc ee la soo uu yiilay  , halkaa oo ay indhahooda ku soo arkeen xaalada uu ku sugan yahay saxbkood Xasan Jaceyl. Wariyayaasha... 

Raysulwasaaraha Soomaaliya oo Beeniyay in Maxmiyad la Gelinayo Soomaaliya

Feb 4, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Raysul wasaaraha dowladda KMG ee Soomaaliya Mudane C/weli Max’ed Cali ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay warar sheegaya in qaar katirsan wadamada Yurub ay Qorsheynayaan sidii Soomaaliya loo gelin Lahaa Maxmiyad, maadaama ilaa imika la la’ayahay dowlad hanato ammaanka guud ee dalka Soomaaliya. Wararkan oo markii hore kasoo baxay dalka Talyaaniga ayuu raysul wasaaruhu... 

Wafdi kasocda Qarmada Midoobay oo Gaaray Magaalada Beledweyne

Feb 4, 2012
Beledweyne, Somalia (AOL) – Wafdi kasocda Qaramada Midoobay ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, iyadoona wafdigu uu ka koobnaa ilaa dhowr hay’adood oo dhinaca gargaarka ah. Wafdiga ayaa markii uu ka dagay garoonka magaalada Beledweyne kadib waxa uu kulamo la qaatay maamulka dooxada Shabeelle, saraakiisha ciidamada Itoobiya iyo xildhibaanno katirsan dowladda KMG... 

Rag Hubeysan oo Xalay Dad ku Dilay Gaarisa

Feb 4, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Niman hubeysan islamarkaasina afka soo duubtay ayaa xalay rasaas ooda oga qaaday goob lagu shaaheeyo oo ku taal magaalada Gaarisa, iyagoona halkaasi ku dilay laba qof oo kamid ah dadkii ku sugnaa goobta. Dadka deegaanka oo aan la xiriirnay ayaa inoo sheegay in rag hubeysan oo wejiyadooda qarsaday ay mar qura rasaas ooda uga qaadeen goob lagu shaaheynayay oo ku taallo Gaarisa,... 

Diyaaradaha Kenya oo Duqeyn ka Geystay Deegaano Hoostaga Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubada Hoose

Feb 4, 2012
Kismaayo, Somalia (AOL) – Diyaarado nooca Helicopterska loo yaqaan oo ay leedahay dowladda Kenya ayaa duqeymo ka geystay deegaano Hoostada Degmada Badhaadhe ee gobolka Jubada Hoose. Diyaaradaha ayaa waxa la sheegay in ay duqeymo ba’an ka geysteen deegaan lagu magacaabo Dalaayad oo la sheegay in uu saldhig u ahaa xoogaga Alshabaab iyo degaanka Buuloxaaji, waxaana diyaaraduhu ay halkaasi ku garaaceen...