Home » Archive Daily February 5th, 2012

Kooxo Hubeysan oo Dhac u Geystay Shirkadda Dahabshiil Laanteeda Degmada Waaberi

Feb 5, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Kooxo Hubeysan ayaa maanta dhac u geystay laanta shirkadda Dahabshiil ay ku leedahay degmada Waaberi ee gobolka Banaadir. Kooxahani hubeysan ayaa la sheegay in ay gudaha u galeen xarunta shirkadda Dahabshiil ay ku lahayd degmada Waaberi, waxaana ay ka qaateen lacagihii shirkadda yaallay iyagoona hubka ka qaatay ilaaladii shirkadda islamarkaasina la sheegay in mid kamid... 

Baarlamanka Somaliland oo Ogolaaday in laga Qeybgalo Shirka ka Dhacaya Magaalada London

Feb 5, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Kulan ballaaran oo ay maanta isugu yimaadeen labada gole baarlamaan ee maamulka Somaliland ayay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen in Somaliland ay ka qeybgasho shirka looga hadlayo arimaha Soomaaliya ee lagu qaban doono dalka Ingiriiska, kaasoo lagu casuumay maamulka Somaliland. Kalfadhiga Baarlamanka oo uu shir gudoominayay Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland C/raxmaan... 

Hogamiye Ahlusunna oo Mudo Bilo ah uga Maqna Gobolka Gedo Howlo Shaqo ayaa siweyn loogu soo Dhaweeyay Gobolka Gedo

Feb 5, 2012
Doolow, Somalia (AOL) – Hogaamiyaha  oo  ka soo dagay  Garoonka Diyaaradaha Magalada Doolow aya waxaa waday Diyaarad  Milatari oo ay ledahay  Dowlada  Mareykanka waxaaana Garoonka  diyaaradaha ku soo dhaweyay  Culumada Ahlusunna Waljamaca iyo Xildhibaano ka tirsan Barlamanka Somalia  iyo  qaybaha kala duwan ee Bulshada Doolow. Intaasi ka dib waxa Hogamiyaha loo galbiyay  Hoygi uu ka... 

Xoogaga Alshabaab oo Sheegay in Gargaarka Turkigu uu Yahay Mid lagu Sumeynayo Shacabka

Feb 5, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Xarakada Alshabaab ayaa sheegtay in dowladda Turkiga ay Soomaaliya ka qeybiso raashiin iyo dawooyin dhacay, waxaana ay uga digeen shacabka Soomaaliyeed in ay qaataan gargaarka ay bixiso dowladda Turkiga. Masuul sare katirsan Alshabaab oo lagu magacaabo Sheekh C/duqaadir Muumin ayaa warbaahinta u sheegay in dowladda Turkiga ay Soomaaliya ka qeybiso Raashiin iyo Dawooyin... 

Maamulka Dowladda KMG ah ee gobolka Gedo oo Sheegay in ay Soo Gabagabeyn doonaan dagaalka ka dhanka ah Alshabaab

Feb 5, 2012
Baardheere, Somalia (AOL) – Maamulka dowladda KMG  ah ee gobolka Gedo ayaa maanta sheegay in ay soo gabagabeyn doonaan dagaalka ka dhanka ah Alshabaab ee ka soconayo gobolkaasi. Maxamed Cabdi Kaliil oo ah gudoomiyaha gobolka Gedo ee dowladda KMG oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in mar dhow ay xoogaga Alshabaab ka xoreyn doonaan degmooyinka ay ku harsan yihiin ee gobolkaasi Gedo, isagoona... 

Kenya oo Sheegtay in Ladagaalanka Al-shabaab ay Dan ugu Jirto Wadamada Geeska Africa

Feb 5, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Dowladda Kenya ayaa sheegtay in xoogaga Alshabaab ay qalqal ku yihiin nabadda geeska Africa, islamarkaasina wadamada Geeska frica ay dan ugu jirto in Shabaab laga xoreeyo Soomaaliya. Wasiirka Amniga gudaha ee dalka Kenya Proff: George Saitoti oo isagoo ku sugan magaalada Mombasa oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dagaalka ay ciidamada Kenya kula jiraan Alshabaab uu... 

Warar dheeraad ah oo ka soo Baxaayo Dagaallo Xalay Siyaabo kala Duwan uga Dhacay Degmada Luuq iyo Deegaanka Qooqaani

Feb 5, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxayo dagaallo xooggan oo xalay ka dhacay duleedka degmada Luuq ee gobbolka Gedo iyo deegaanka Qooqaani ee gobolka Jubada Hoose halkaasoo ay ka dhaceen dagaallo Ba’an. Wararka aynu ka heleyno Degmada Luuq ayaa sheegaya in  ciidamada dowladda KMG oo kaashanaya kuwa Itoobiya iyo Alshabaab ay dagaallo culus ku dhexmareen duleedka degmada...