Home » Archive Daily February 6th, 2012

Final Communiqué of the International Contact Group (ICG) on Somalia

Feb 6, 2012
International Contact Group on Somalia 5-6 February 2012, Djibouti Final Communiqué The 21st meeting of the International Contact Group (ICG) on Somalia was held under the chairmanship of the United Nations Special Representative of the Secretary-General for Somalia, Dr Augustine Mahiga, from 5-6 February 2012 in Djibouti. Foreign Minister Mahamoud Ali Youssouf of the Republic of Djibouti, Speaker... 

Taariikh nololeedkii Allaha u naxariistee Ex G/Sare Ashkir Abdi Faarax (Jiijiile) iyo tacsi ku socota qoyska iyo qaraabada marxuumka.

Feb 6, 2012
TAARIIKH NOOLOLEEDKII ALLAHA U NAXARIISTEE MARXUUM ASHKIR ABDI FAARAX  (JIIJIILE) Allaha u naxariistee Gaashanle Sare Ashkir Cabdi Faarax (Jiijiile) waxuu February 1, 2012 ku geeriyooday magaalada Leicester ee wadanka Ingiriiska. Marxuumka Waxuu dhashay 1919, waxuu ka tirsanaa Ciidamada Ilaalalada 1936 ilaa 1967. Waxuu sanadkii 1967 ku biiray ciidamada Asluubta Soomaaliyeed oo uu xil uga hayay Gobalka... 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta shirkii ICG ee magaalada Djibouti ka jeediyey khudbad xiritaan ah (Closing Statement)

Feb 6, 2012
Shirka ICG oo shalay iyo maanta ka socday Djibouti ayaa waxaa looga hadlay arrimo fara badan oo ay ka mid yihiin arrimaha amniga, gaar ahaan sidii loo sii wadi lahaa howlgaladda looga soo horjeedo kooxaha Al-Shabaab, Waxaa kaloo laga hadlay sidii shacabka Soomaaliyeed loogu abuuri lahaa nolol gaar ahaan degmooyinka iyo gobollada laga xorreeyo Al-Shabaab, waxaa kaloo si gaar ah looga hadlay Shirka London... 

President Obama’s Grandmother Recovering After Car Accident

Feb 6, 2012
President Obama’s grandmother, Sarah Obama, is home recovering from an accident that, judging by the condition of the vehicle, could have been much worse. “God is with me, because if you could have seen the wreckage that we came out of safe, one would wonder,” Sarah Obama said Monday. Police in the town of Kisumu say the 87-year-old was traveling to her home Saturday night when the driver lost... 

Hogaamiyaha Ahlusunada Koofureed Sh. Maxamed Awlibaax oo Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Balad Xaawo (Dhagayso)

Feb 6, 2012
Baladxaawo, Somalia (AOL) – Gudoomiyaha guud ee culumaa’udiinka Ahlusunna Waljameeca ee gobollada Koonfureed Sheekh Max’ed Awlibaax ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo, iyadoona gudoomiyuhu uu shirkaasi uga hadlay arimo dhowr ah. Sheekh Max’ed Awlibaax Gudoomiyaha Ahlusunna ee gobollada Koonfureed ayaa ka warbixiyay safarro uu kusoo maray dalal ay... 

Ciidamada Badda Dalka Iiraan oo Burcad Badeedda ka badbaadiyay Markab ay Doonayeen in ay Afduubtaan

Feb 6, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Ciidamada badda dalka Iiraan ayaa badbaadiyay markab ganacsi oo laga leeyahay dalka Iiraan kaasoo ay isku dayeen in ay afduubtaan kooxo burcad badeed Soomaali ah. Markabka oo ahaa mid ganacsi islamarkaasina siday Xamuul ayay kooxo burcad badeed ah ku weerareen doomo noocyada yar yar xilli uu marayay meel ku dhow gacanka cadmeed, waxaana la sheegay in Shaqaalihii markabka... 

Ciidamada Uganda ee ku Sugan Muqdisho oo Sheegay in ay Ballaarin Doonaan Dagaallada ka Dhanka ah Alshabaab

Feb 6, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ciidamada ka socda dowladda Uganda ee katirsan kuwa nabadilaalinta midowga Africa (AMISOM) ayaa sheegay in ay laba jibaari doonaan dagaallada looga soo horjeedo xoogaga Alshabaab ee diidan jiritaanka dowladda KMG iyo joogitaanka ciidamada shisheeye ee gudaha dalka Soomaaliya. Sareeye Guuto Paul Lokiech oo warbaahinta kula hadlay xero ay ku noolyihiin dad barakacayaal... 

Magaalada Gaalkacyo oo lagu Dilay Gudoomiyihii Xaafadda Israac

Feb 6, 2012
Gaalkacyo, Somalia (AOL) – Kooxo ku hubeysan baastoolado ayaa xalay toogasho kudilay C/raxmaan Max’ed C/dulle oo ahaa gudoomiyihii xaafadda Israac ee waqooyiga magalada Gaalkacyo, iyadoona ilaa imika aan la aqoonsan kooxaha dilka geystay. Raga dilka geystay ayaa la sheegay in ay goobta ka baxsadaan, iyadoona ilaa iyo imika aysan jirin cid sheegatay masuuliyadda dilkaasi, waxaana dilka ka dib... 

Odoyaasha Degmada Ceelcade oo ka Deyriyey Xaaladda Nololeed ee Dadkii kasoo Barakacay Guryahooda ee ay Saameynta ku Yeesheen Dagaalada

Feb 6, 2012
Baardheere, Somalia (AOL) – Odoyaasha iyo waxgaradka ku sugan deegaanka Ceelcade ayaa waxay ka deyriyeen Xaalada nololeed iminka ay ku sugan yihiin kumanaan Qoys oo ku barakacay dagaalada ka dhacay deegaankaasi,iyadoo mushkiladaha ugu weyn ay ka cabanayaan dadkii ku noolaa deegaankaasi,ayaa waxaa ugu daran dhibaatooyin ay ka mid yihiin raashin la,aan,Hoy la,aan iyo weliba caafimaad daro,oo saameyn... 

Xaflad lagu xusayay dhalashadii nabi maxamed ( SCW) oo Maanta lagu Qabtay Magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gedo

Feb 6, 2012
Baladxaawo, Somalia (AOL) – Xafladan aya waxay ka dhacday hoolka shirarka ee Maamulka Degmada Baladxaawo,waxaana ka soo qayb galay masuuliyiinta Maamulka Ehlu Suna ee Gobolka Gedo,Xubno ka socdey DKMG ee Gobolka Gedo,Qaar ka mid ahOdoyaasha deegaanka Baladxaawo,Aqoonyahano iyo weliba Wax garad kale oo ka tirsan deegaanka. Xafladan ayaa waxaa soo abaabulay culumada ahlu sunah wal jamaaca ee Gobolka...