Home » Archive Daily February 7th, 2012
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda dalka ee Muqdisho ka dib safarro uu ku soo kala bixiyey Rome, Nairobi iyo Djibouti.
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ra’iisul Wasaare Abdiweli ayaa booqasho rasmi ah ku tegey dalka Talyaaniga 29kii Janaayo ilaa iyo 1dii Febraayo ka dib markii uu casuumaad rasmi ah ka helay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Talyaaniga Mario Monti.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulamo la soo qaatay Wasiirada Arrimaha Dibedda, Arrimaha Gudaha, Gaashandhiga iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka Talyaaniga. Ra’iisul...
Maamulka Bartamaha Somalia oo ka tacsiyeynayo geeridii Marxuum Ashkir Cabdi Jiijiile
Maamul goboleedka Bartamaha Somalia (SCS) wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa carruurtii, qoyskii iyo ehelkii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Ashkir Cabdi Faarax (Jiijiile) oo kowdii bishan ku geeriyooday magaalada Leicester ee dalka Ingiriiska.
Mas’uuliyiinta Somali Central State oo uu u horeeyo madaxweyne Maxamed Xaashi Carabey waxay Marxuumka Eebe uga baryayaan in uu janadii...
Ciidamda Dowladda KMG iyo Kuwa Kenya oo la Wareegay Tuulada Dalaayad ee Gobolka Jubada Hoose
Kismaayo, Somalia (AOL) – Wararkii ugu danbeeyay ee aan ka heleyno gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada dowladda KMG oo kaashanaya kuwa Kenya ay la wareegeen gacan ku heynta deegaanka Dalaayada oo hoostaga Degmada Badhaadhe halkaasoo uu saaka ka qarxay dagaal Ba’an.
Qaar katirsan dadka ku dhaqan nawaaxiga tuulada Dalaayad ee saaka lagu dagaalamay ayaa AOL u xaqiijiyay in deegaankaasi...
Qarax Miino oo ka Dhacay Degmada Xamarweyne iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo ka Hadlay
Muqdisho, Somalia (AOL) – Qarax nooca miinooyinka dhulka lagu aaso ah ayaa maanta ka dhacay agagaarka xarunta maamulka gobolka Banaadir ee xaafadda Xamarweyne, iyadoona uu qaraxaasi dhaawac kasoo gaaray hal askari oo katirsan ciidamada dowladda KMG.
Gudoomiye ku xigeenka dhinaca ammaanka maamulka Banaadir Warsame Max’ed Axmed (Joodax) oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in qaraxu ahaa nooca...
Dagaal Culus oo ka Qarxay Gobolka Jubada Hoose
Kismaayo, Somalia (AOL) – Iyadoo mudooyinkii u danbeeyay ay xiisado ka taagnaayeen deegaanada galbeed ee gobolka Jubada Hoose ayaa maanta waxa qarxay dagaal aad u xoogan oo u dhexeeya ciidamada dowladda KMG oo kaashanaya Militariga Kenya iyo kuwa Alshabaab.
Dagaalka ayaa yimid kagadaal markii ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Kenya oo isgarabsanaya ay weerar la beegsadeen saldhig weyn oo ay mudooyinkii...
Nin Soomaali American ah oo Qirtay in uu Dhaqaale ku Taageeri Jiray Al-shabaab
Nairobi, Kenya (AOL) – Nin Soomaali ah oo heysto dhalasho dalka Mareykanka ah ayaa qirtay in uu Dhaqaale u diri jiray shaqsiyaad katirsan xoogaga Al-shabaab oo ay dowladda Mareykanku u aqoonsantahay urur Argagixiso.
Ninka oo magaciisa la yiraahdo Axmed Xuseen Max’uud ayaa ku eedeysnaa in uu ururiyay dhaqaale lacageed oo gaaraya $1500 (kun iyo Shan Boqol oo Doolar) lacagtasoo la sheegay...
Dagaallo iyo Duqeymo u Dhexeeya Ciidamada Dowladda KMG iyo Alshabaab oo Xalay ka Dhacay Magaalada Muqdisho
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Alshabaab ayay xalay dagaalol culus ku dhexmareen Xarunta Asluubta ee Ex-controll iyo xaafado katirsan degmada Dayniile, iyadoona dagaalladaasi ay ahaayeen kuwo xoogan.
Dagaalka oo labada dhinac ay isu adeegsadeen hubka fudud iyo madaafiiicda goobta ayaa inta la ogyahay waxa ku dhintay hal qof, shan kalena waxa kasoo gaaray dhaawacyo,...
HARGEYSA: ”Soomaali meelna ku kala tegi meyso” Suldaanka guud ee Beesha Isaaq Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir.
Hargeysa: (pp)- Suldaanka Guud ee Beesha Isaaq Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir oo ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin Shirka London, Dagaalkii Buuhoode, wuxuu kaloo dardaaran uu jeediyey Madaxweyne Cabdi Maxamuud cumar iyo arrimo kale, ayaa hal-mar bedelay 100% hadafkiisa siyaasadeed ee ku aadanaa soomaaliya.
Suldaan Maxamed Cabdiqaadir
Suldaanka ayaa shirkii Taleex ka dhacay...