Home » Archive Daily February 9th, 2012

Isimo Taageeray Maakhir State In dib loo Habeeyo Kana halday Shirkii Kenya (Dhageyso)

Feb 9, 2012
Nairobi, Kenya (GGN) – Garaad  Maxamed Muuse Cabdi oo ka mid ah Isimada Gobolada Sanaag Hayland iyo Bari oo dalka Maraykanka ku Sugan ayaa La soo xidhiidhay Bogga GalGalanews waxaana uu ka hadlay Arrimaha ku aadan Dhismaha Maamulka Maakhir State iyo Shirki Jaaliyada Maakhir ee dalka Kenya. Garaadka ayaa xusay inuu Taageerayo Shir Balaadhan Gudaha Lagu qabto sidoo kale waxa uu dhaliilay Ismada... 

Warsaxaafadeed: Shirkii maanta ee golaha wasiirada Soomaaliya oo qodobo muhiim ah laga soo saaray.

Feb 9, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ayaa maanta waxaa shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali, waxaana looga hadlay arimaha amniga, warbixin safarkii Ra’iisul Wasaaraha, warbixin Qaraxii shalay ka dhacay Muqdisho, iyo barnaamijka ka Guurista Guryaha Dowladda.  Ugu horreyntii Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa ka warbixiyey... 

Xoghayaha Arimaha Dibadda iyo Wasiirka Africa ee Britain oo la Kulmay Qurba-joogta Soomaalida

Feb 9, 2012
London, UK (AOL) – Xoghayaha arimaha dibadda William Hague iyo Wasiirka Afrika ee Britain Henry Bellingham ayaa magaalada London kulan kula qaatay qurbajoogta Soomaalida ee dalkaasi ingiriiska. kulanka dhexmaray jaaliyadda Soomaalida iyo Madaxda dalka Britain ayaa ku saabsanaa qorshe ay dowladda Ingiriiska ku dooneyso in ay wax badan uga ogaato afkaarta dadka Soomaaliyeed ay ka aaminsayihiin... 

Wararkii ugu Danbeeyay ee Xiisadaha ka Taagan Gobollada Jubooyinka

Feb 9, 2012
Kismaayo, Somalia (AOL) – Gobollada Jubooyinka ayaa waxa mudooyinkii u danbeeyay ka jiray dagaallo xooggan oo u dhexeeya ciidamada dowladda KMG oo garab ka helaya kuwa Kenya iyo Al-shabaab. Deegaanada lagu dagaalamayo ayaa ah dhulka howdka ah ee ku yaal galbeedka gobolka Jubada Hoose iyo qaar katirsan deegaanada xiga dhanka badda, waxaana dagaaladaasi ku barakacay boqollaal dad ah oo ku dhaqnaa... 

Dowladda KMG oo Shacabka ugu Baaqday in ay la Dagaalamaan Al-shabaab

Feb 9, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa ugu baaqday shacabka Soomaaliyeed in ay hal dhinac uga soo wada jeestaan xoogaga Alshabaab oo ay dowladdu sheegtay in ay doonayaan baabi’inta shacabka Soomaaliyeed. Raysul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka Gaashaandhigga dowladda KMG ee Soomaaliya Xuseen Carab Ciise ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan dadka ku dhaqan magaalada... 

Midowga Yurub oo Cambaareeyay Qaraxii ka Dhacay Muqdisho

Feb 9, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ururka Midowga Yurub ayaa si kulul u cambaareeyeen qaraxii ay ku le’deen dadka rayidka ah ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya. Ergayga Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Africa Alexander Rondos ayaa arin laga naxo ku tilmaamay qaraxii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, isagoona ugu baaqay dowladda KMG ee Soomaaliya in ay adkeeyso ammaanka... 

Faahfaahin ku Saabsan Qaraxii Shalay iyo Shabaab oo Sheegay in ay Labajibaarayaan Qaraxyada Muqdisho

Feb 9, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Qarax aad u xoogan ayaa shalay ka dhacay afaafka hore ee Hotel Muna ee Magaalada Muqdisho, iyadoona qaraxaasi ay ku waxyeeloobeen dad rayid ah iyo qaar katirsan xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya. Gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa la sheegay in lasoo dhigay afaafka hore ee Hotel Muna halkaasoo ay ku taallay maqaaxi ay ku sugnaayeen dad rayid ah iyo xildhibaano... 

Somali PM discussed TFG Policy & Strategy with AU., IGAD and EAC

Feb 9, 2012
Djibouti, Djibouti (AOL) – The Prime Minister of Somalia Dr Abdiweli Mohamed Ali had a meeting with AU, IGAD and East African Community Representatives on the sidelines of the 21st ICG meeting in Djibouti on Monday 06 February 2012 to discuss the Transitional Federal Government’s strategy and policy for Stabilization & Reconciliation Plan in the newly liberated areas of Somalia.   Participants...