Home » Archive Daily February 16th, 2012

Qaramada Midoobay oo Cod u Qaadeeysa Kordhinta Ciidamada AMISOM

Feb 16, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa la filayaa in uu cod u qaado kordhinta tirada ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho, marka la gaaro 22 bishan. Sarkaal isagu qariyay magaciisa oo katirsan hay’adda qaramada midoobay ayaa sheegay in 22-ka bishan ay bilaaban doonto cod u qaadista ciidamada cusub ee la filayo in lagu biiriyo kuwa AMISOM ee ku sugan magaalada... 

Dagaal Xalay ka Dhacay Gobolka Jubada Hoose

Feb 16, 2012
Kismaayo, Somalia (AOL) – Dagaal ayaa xalay xoogaga Al-shabaabiyo kolonyo katirsan ciidamada Kenya ku dhexmaray deegaanada Taabto iyo Qooqaani ee gobolka Jubada Hoose. Dagaalka ayaa yimid kadib markii  weerar gaadmo ah ay Shabaabku ku qaadeen kolonyo ciidamado Kenya oo ma raayay inta u dhaxayso Taabto iyo Qooqaani ee gobbolka Jubbada Hoose, waxaana weerarkaasi ka dhashay dhimasho iyo dhaawac... 

Wufuudi Ahlusunna ee Shirka Garoowe oo Gaaray Magaalada Garoowe iyo Shirka oo Maanta Galay Doodi Rasmiga Ahayd

Feb 16, 2012
Garowe, Somalia (AOL) – Wararka naga soo garaya Magaalada Garoowe ee Xarunta  Maamulka Puntland aya waxaa tibaxayaan  In  manta Magaladaasi ay soo gareen Wafdi baraan oo ka socda Maamulka Ahlusunna Waljamacaee Wadanka Somalia. Wafdigaan aya waxaa  Hogaaminayay  Gudomiyaha Ahlusunna Gobolada Konfureed Sh. Maxamed Maxamuud Yusuf Awlibaax  waxaana  ka  mid aha  Gudomiyaha  Ahlusunnada...