Home » Archive Daily February 17th, 2012

Faahfaahin ku Saabsan Qaraxii ka Dhacay Muqdisho

Feb 17, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Faahfaahin dheeri ah ayaa kasoo baxeyso qasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay xarunta hay’adda dambi baarista ee magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa yimid kadib markii gaari nooca loo yaqaan Kaaribta oo ay ka buuxaan walxaha qarxa uu ku dhex qarxay xarunta hay’adda dambi baarista ee magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay in qaraxaasi ay ku dhaawacmeen ilaa afar... 

Shirka Garowe oo Maanta la Filayo in lasoo Afjaro

Feb 17, 2012
Garowe, Somalia (AOL) – Shirkii wadatashiga dhinacyada siyaasadda Soomaaliya ee ka socday magaalada Garowe ayaa la filayaa in maanta lasoo gabagabeeyo iyadoona shirka looga dooday dastuurka Soomaaliya. Shirka ayaa inta uu socday waxa looga dooday arimo xasaasi ah oo ku saabsan dastuurka dalka Soomaaliya, iyadoona ay ka hadleen masuuliyiin katirsan maamullada ka jira Soomaaliya iyo kuwa dowladda... 

Qarax Ismiidaamin ah oo Goordhow ka Dhacay Xarunta Waaxda Danbi-baarista ee Magaalada Muqdisho

Feb 17, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Qarax aad u xoogan oo ismiidaamin ah ayaa goordhawayd lala eegtay xarunta waaxda dambi baarista (CID) ee magaalada Muqdisho oo ku taal Nawaaxiga Isgoyska KM4. Qaraxa ayaa la sheegay in uu geystay qasaare lixaad leh, haseyeeshee ilaa imika ma cada qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxaasi. Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa ahayd goob siweyn loo ilaaliyo islamarkaasina... 

Sheekh Fu’aad Shangolow oo u Digay Dadka u Barakacaya Dhanka Magaalada Muqdisho

Feb 17, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Sheekh F’aad Max’ed Khalaf oo qudbad dheer ka jeediyay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arimo badan oo ay kamidyihiin barakaca kasoo cusboonaaday deegaanada loo barakacay ee Duleedka Muqdisho. Sheekh Fu’aad aya sheegay in dadka ka barakacay deegaanada ay ku suganyihiin xoogaga Al-shabaab ee aadaya dhanka ciidamada dowladda... 

ICG oo ugu Baaqday Kenya in ay ka Baxdo Soomaaliya

Feb 17, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Kooxda xasaradaha caalamiga ah ee (ICG) ayaa ugu baaqday dowladda Kenya in ay isaga baxdo dalka Soomaaliya, arintaasoo ay sheegeen in ay tahay mid ay dan ugu jirto dowladda Kenya. Kooxda ayaa sheegay in looga baahanyahay dowladda Kenya in ay dajiso istaraatijiyad ay uga bixi karaan Soomaaliya, islamrkaasina ay ka fiirsadaan ciidamada Kenya sii joogitaankooda gudaha dalka...