Home » Archive Daily February 26th, 2012

Wargelin muhiim ah: Qaabkee baad Allgedo ula xariiri kartaa hadii aad rabto in aad war ama akhbaar muhiim ah u gudbiso?

Feb 26, 2012
Dhamaan akhriste-yaasha Allgedo waxaan ku wargelineynaa cilad farsamo wawgeed, in intii muddo ahba akhbaaraadkii kusoo dhici jiray email-ada kala ah: allgedo@allgedo.com iyo webmaster@allgedo.com aanan helin wax fursad ah oo lagu akhriyo ama lagu daabaco. Sidaas awgeed, waxii hadda ka danbeysa waxaan ku wargelineysaa akhriste-yaasha-yada qiimaha iyo qaayaha leh in wixii qoraal ah ee ay jecleystaan... 

Sheekh Shariif oo Sheegay in Dowladiisu ay wadahadal la Galeyso Maamulka Somaliland

Feb 26, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Madaxweeynaha dowladda KMG Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay wadahadal la fureyso Maamulka Somaliland oo isagu hore u sheegay in uu ka go’ay Soomaaliya islamarkaasina mudodheer raadinayay in uu helo aqoonsi caalami ah. Madaxweeynaha iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa kula hadlay saxaafadda garoonka caalamiga... 

Jaaliyadda Beesha Howraarsame Amaareer ee Waqooyi Ameerika oo Hambalyo u Direysa Ugaaska Guud ee Beesha Xasan Gaashireedle Ugaas Max’ed Xasan Yarow

Feb 26, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Angoo ah Jaaliyadda Beesha Howraarsame Amaareer ee Waqooyiga Ameerica waxa aan halkan tahniyad uga direynaa Ugaaska guud ee Beesha Xasan Gaashireedle Ugaas Maxamed Xasan Yarow oo Bishan Febuary 2012 lagu caleemo saaray laguna caano shubay Magaalada Luuq ee Gobalka Gedo,waxaan soo dhaweynenaa talaabadaasi ee ay qaaaday Beesha Xasan Gaashireedle kuna dooratay Ugaas guud oo... 

Kenya oo Sheegtay in aysan Wax Welwel ah ka Qabin Al-shabaab

Feb 26, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay meesha ka baxday cabsidii ay ka qabeen in xoogagga Al-shabaab ay falal amni darro ka geystaan gudaha dalka Kenya, iyadoona ay dowladdu sheegtay in Al-shabaab ay ku Jabeen Soomaaliya. Afhayeenka Ciidamada Kenya Cyrus Oguna oo warbaahinta kula hadlay magaalada Nairobi ayaa sheegay in dowladiisa aysan haatan wax cabsi ah ka qabin in xoogagga... 

Nin ku Eedeysan Falal Burcadnimo oo lagu Toogtay Gobolka Jubada Hoose

Feb 26, 2012
Kismaayo, Somalia (AOL) – Ciidamada maamulka Xarakada Al-shabaab ee magaalada Kismaayo ayaa toogtay nin lagu magacaabi jiray Macalim Taraare oo la sheegay in uu isbaaro dhigan jiray qeybo katirsan deegaanada gobolka Jubada Hoose. Sheekh Xasan Yacquub Cali Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ee Al-shabaab ayaa sheegay in ninkani uu dhibaato ba’an ku hayay dadka safarleyda ah  oo uu xusay in uu u geysan... 

Dagaal Xalay ka Dhacay Muqdisho

Feb 26, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Dagaal xooggan ayaa lagu soo waramayaa in xalay uu gudaha magaalad Muqdisho ku dhexmaray ciidamad Dowladda KMG iyo kuwa Xoogagga Al-shabaab. Dagaalyahanno katirsan Al-shabaab ayaa la sheegay in weerar ay ku qaadeen fariisimo ay ciidamada dowladda KMG ku leeyihiin xaafado katirsan degmooyinka Hodan iyo Yaaqshiid, iyadoona dagaalku uu ahaa mid labada dhinac ay isu adeegsanayeen... 

Waxgarad ku Shiray Kismaayo oo soo Dhaweeyay Xayiraaddii laga Qaaday Bangiga Al-barkaat‏

Feb 26, 2012
Kismaayo, Somalia (AOL) – Waxgarad Soomaaliyeed oo maanta kulan ku yeeshay hoteelka fadalulahaa ee kismaayo ayaa soo dhaweeyay xayiraadii 11-sano kaddib laga qaaday shirkadaha Al-barakaat ee Soomaaliya, kaasoo ay Qaramada Midoobay shaacisay todobaadkii lasoo dhaafay. Sidoo kale, waxgaradku waxay soo dhaweeyeen in sidoo kale laga saaray liiska waxa loogu yeeray argagaxisada aasaasaha shirkadahan...