Home » Archive Daily February 27th, 2012

Muqdisho: Dhalinyaro Kubad Cayaareyso oo ay Miino la Kacday

Feb 27, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya aya sheegaya in miino ay la kacday dhalinyaro kubad ku cayaareeysay garoon ku yaal degmada Wardhiigleey ee gobolka Banaadir. Qaraxa Miinada ayaa ilaa imika inta la ogyahay waxa ku dhimatay ilaa lix kamid ah dhalinyaradii kubadda cayaareeysay iyadoona ay sidoo kale dhaawacyo kasoo gaareen dhalinyaro... 

Dowladda France oo Qalab ugu Deeqday Ciidamada Brundi ee Howlgalka ka Wada Soomaaliya

Feb 27, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Dowladda Faransiiska ayaa sheegtay in ay qalabka militari ay gudoonsiisay ciidamada kasocda dalka Brundi ee ku sugan magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya. Taliyaha ciidamada France ee ku sugan dalka Gabon Jen JEan-Jacques Toutous ayaa sheegay in ciidamada Brundi ee jooga Soomaaliya ay gudoonsiiyeen qalab ay kamidyihiin Jaakado iyo Koofiyado rasaasta Difaaca. Taliyaha... 

Ahlusunnada Gobollada Dhexe oo Sheegtay in ay Dileen Sarkaal katirsan Al-shabaab

Feb 27, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Maamulka culumaa’udiinka Ahlusunna Waljameeca ee gobollada dhexe ayaa sheegay in dagaal shalay ka dhacay qeybo katirsan gobolka Galgaduud ay ku dileen sarkaal sare oo katirsan xarakada Al-shabaab. Masuul katirsan maamulka Ahlusunna ee gobollada dhexe oo lagu magacaabo Max’uud Macalin Xuseen ayaa warbaahinta u sheegay in howlgal ay xalay ka sameeyeen deegaan... 

Ururka Samafalka HIRDA oo Tababar u Qabtey Gudiyada Waalidiinta Dugsiyada Waxbarashada ay Maamulaan ee Baardheere [Sawirro]

Feb 27, 2012
Baardheere, Somalia (AOL) – Tababarkani loo qabtey Gudiyada Waalidiinta, Maamulka Dugsiyada iyo Macalamiinta wax ka dhiga Sayid Warsame Secondary School oo soconayey mudo labo Maalin ah ayaa maanta waxaa lagu soo gabagabeeyey Xarunta Iskuulka BPS ee deg.Baardheere,iyadoo Tababarkaasina mudadii u soconayey ayaa waxaa ka qeyb galey ilaa 29 Qof oo isugu jira Gudiga Waalidiinta Dugsiyada Waxbarashada... 

Madaxweynaha maamulka Bartamaha Somalia oo ka warbixiyey shirar uu madax kala duwan la qaatay

Feb 27, 2012
London, UK (AOL) – Madaxweynaha maamul goboleedka Bartamaha Somalia Dr. Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) oo kamid ahaa wafuuddii ka qeybgashay shirkii London ee looga hadlayey arrimaha Soomaalida ayaa wuxuu kulamo gooni-gooni ah la qataay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda KMG iyo tan Britain. Waxay ugu horeyn kulmeen Mr. Carabey xoghayaha arrimaha dibadda Britain William Hague oo ay isla soo qaadeen...