Home » Archive Montly March, 2012

Beesha Amiir Nuur oo ka mid ah Beelaha ka tirsan Beesha Sade “Mareexaan” ayaa waxay Nabadoon ku dooratay Magaalada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo (Sawiro)

Mar 31, 2012
Garbahaarey, Somalia (AOL) – Kullan balaaran oo ay isugu yimaadeen dhamaanba Nabadoonada Beelaha Sade ayaa waxay Beesha Amiir Nuur ay Nabadoon ugu soo dooratay Nabadon C/Laahi Cabdi Shariif, oo ka mid ah Cuqaasha sida weyn leh looga tex-gelliyo Deegaanada Beesha Sade.Kullankaan oo Nabadoon C/Laahi Cabdi Shariif lagu soo caleemo saaray, ayaa waxaa ka hadlay dhamaanba Nabadoonada Beelaha Sade,... 

Matt Baugh: “Soomaalidu waa dad jecel doodda siyaasadeed!” Qaybtii 2aad – By Cabdulqaadir M. Wacays.

Mar 31, 2012
Qaybtii hore ee falanqeyntaan waxay innoo joogtey wakiilkii xilligaas dowladda Ingiriiska u qaabilsanaa Soomaaliya Mr. Matt Baugh oo la ashqaraarey sida ay aqoonyahannadii qurbejoogtu sidii shinnidii ugu soo xoomeen bog-yarehiisii (personal blog), asagoo boqollaalkii qof ee jawaabaha ka sugayeyna ugu soo warceliyey oraah gaaban, balse qoto dheer, taasoo ahayd: “Soomaalidu waa dad jecel doodda... 

Fadeexadda heshiiskii dhex maray dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo shirkadda Halliday Finch – Qaybta 1aad.

Mar 31, 2012
Ku:  Ra’isal Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Prof. Cabdiweli Maxamed Cali. Ujeedo:  Codsi caddeyn mowqifka rasmiga ah ee Ra’isal wasaaraha. Qore:  Abdulkadir Mohamed Tahlil Director, Birmingham Justice and Advocacy Centre (BJAC) Birmingham, UK. ——————— Mudane Ra’isalwasaare, Anigoo ah muwaadin Cabdulqaadir Maxamed Tahlil waxaa... 

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta qaabilay Wasiirka Horumarinta Dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ee dalka Jarmalka (Sawiro+Cod)

Mar 31, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Ganacsiga Mudane C/wahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta qaabilay Wasiirka Horumarinta Dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ah ee dalka Jarmalka Dirk Niebel.  Wasiirka Ganacsiga Mudane C/wahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif (dhanka midig) iyo wasiirka Horumarinta Dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ah ee dalka Jarmalka... 

US terror drone kills 18 in southern Somalia

Mar 31, 2012
Site of a US drone attack in the capital city of Mogadishu (File photo) At least 18 people have been killed and a dozen others injured in an attack by US assassination drones in southern Somalia, Press TV reports. The causalities come after an unmanned aircraft fired several missiles at al-Shabab positions in the Daynile District in west Mogadishu on Saturday. Hussein Mohamed Uraag, a Somali military... 

Maamulka Somaliland oo Xabsiga Dhigay Wariye Caan ah

Mar 31, 2012
Laascaanood, Somalia (AOL) – Maamulka la magacbaxay Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay wariye caan ah oo in mudo ah kasoo shaqeeyay degmada Laascaanood, iyadoona ciidamo katirsan kuwa maamulka Somaliland ay xabsi u taxaabeen duhurnimadii maanta. Wariye Axmed Cali Faarax ayaa kaso shaqeeya qeybaha kala duwan ee warbaahinta ku hadasha afka Soomaaliga hadii ay ahaan lahaayeen Websiteyo, Idaacado... 

Iska horimaad Xooggan oo ka Dhacay Deegaanka Ceelcade ee Gobolka Gedo

Mar 31, 2012
Garbahaareey, Somalia (AOL) – Iska-horimaad mudo gaaban socday ayaa ka dhacay deegaanka Ceelcade ee gobolka Gedo, kadib markii dagaalyahanno katirsan Al-shabaab ay wadada u galeen gaadiid ay wateen ciidamada Kenya oo isticmaalayay wado soo gasha deegaanka Ceelcade. Dagaalka oo ahaa mid xooggan oo ay labada dhinac isu adeegsanayeen hubka noocyadiisa kala duwan ayaan ilaa imika la garanaeyn qasaaraha... 

Shidaal La,Aan Kataagan Wadanka Ingiriiska Maxaay Tahay Sababta?

Mar 31, 2012
London, UK (AOL) – Waxaa guud ahaan wadanka Ingiriiska kataagan Shidaal la,aan ka dhalatay kadib markii ay shaqaalihii ka shaqeeyn  jiray Kaalimaha Shidaalka lagu iibiyo iyo waliba Booyadaha shidaalka daabulla,  ay dhammaan kudhaqaqeen shaqo joojin guud oo socon doonta muddo Laba asbuuc ah .  Ayadoona Arimahaan shaqa joojinta ah  uu sadex cisho kahor uu kadigay Rasal Wasaaraha Boqortooyadda... 

Barakac ka Bilowday Deegaanada loo Barakacay ee Duleedka Muqdisho 

Mar 31, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Barakac xooggan ayaa maanta ka jira deegaaanada loo barakacay ee duleedka Muqdisho, halkaasoo ay ku noolyihiin kumannaan qoys oo hore uga soo barakacay magaalada Muqdisho, islamarkaasina guryo iyo ganacsiba ka sameystay deegaanada u Hooseeya Muqdisho iyo Afgooye. Barakacan ayaa ka danbeeyay kadib markii ciidamada dowladda KMG iyo kuwa AMISOM ay sheegen in ay duulaan... 

Xoogagga Al-shabaab iyo Maleyshiyo Beeleed ku Dagaalamay Duleedka Joowhar

Mar 31, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Dagaal xooggan oo sababay qasaarooyin lixaad leh ayaa shalay geleinkii danbe duleedka dhanka bari ee magaalada Jowhar ku dhexmaray Xoogagga Al-shabaab iyo maleyshiyo beeleed ku sugnayd halkaasi. Dagaalka ayaa la sheegay in uu ka danbeeyay kadib markii qaar kamid ah beelaha dega halkaasi ay diideen awaamiir kasoo baxday saraakiil katirsan Al-shabaab oo halkaasi gaartay,...