Home » Archive Daily March 1st, 2012

Xildhibaan Maxamuud Sayid Aadan oo ku dhaawacmay dagaalkii Garbahaareey (Dhageyso wareysi ay VOA la yeelatay xildhibaanka)

Mar 1, 2012
Garbahaareey, Somalia (AOL) – Xildhibaan Maxamuud Sayid Aadan oo kamid ah xildhibaanada dowladda KMG ee Soomaaliya isla markaasina ku sugan gobolka Gedo ayaa la sheegay in uu dhaawac kasoo gaaray dagaalkii xalay degmada Garbahaareey ku dhexmaray xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada Dowladda KMG. Xildhibaanka oo wareysi siiyay idaacadda VOA ayaa sheegay in uu ku dhaawacmay dagaalkii xalay ka dhacay... 

Ciidamada Nabadsugidda Dowladda KMG oo Gacanta ku Dhigay Miinooyin iyo Raggii Watay

Mar 1, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ciidamada Nabadsugidda dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay miinooyin lagu soo qariyay gaadiidka dadweeynaha iyo weliba rag looga shakisanyahay in ay iyagu wateen Miinooyinka. Howlgallo ay ciidamada ka wadeen Ex-controll Afgooye ayay ku qabteen gaadiid siday laba Miino oo ay ku xirnaayeen Telefonno Mobile ah kuwaasoo lagu soo dhexqariyay gaadiidka ay isticmaalaan... 

Faahfaahin ku Saabsan Dagaalkii Xalay ka Dhacay Garbahaareey iyo Burbur kasoo Gaaray Isbitalka Degmadaasi

Mar 1, 2012
Garbahaareey, Somalia (AOL) – Dagaal xooggan oo laisku adeegsaday hubka noocyadisa kala duwan ayaa xalay Degmada Garbahaareey ku dhexmaray ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Al-shabaab, iyadoona dagaalkaasi uu socday in ka badan 8 saacadood. Sida ay noo xaqiijiyeen goobjogayaal ku sugan degmada Garbahaareey, dagaalkii xalay waxa ku dhimatay 15 qof oo isugu jira dhinacyadii dagaalamayay iyo weliba... 

Xoogagga Al-shabaab oo Xalay Weerar ku Qaaday Magaalada Beledweyne

Mar 1, 2012
Beledweyne, Somalia (AOL) – Wararka aynu ka heleyno magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegay in xalay gudaha magaaladaasi uu ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Al-shabaab, kadib markii dagaalyahanno katirsan Al-shabaab ay si dhuumaaleysi ah weerar ugu soo qaadeen saldhig ay ciidamada dowladda ku lahaayeen magaalada Beledweyne. Dadka deegaanka ayaa...