Home » Archive Daily March 3rd, 2012

Faah-faahin dheeri ah oo ku saabsan weerarkii gaadmada ahaa ee ay xalay xoogagga Alshabaab ku qaadeen Balad-xaawo.

Mar 3, 2012
Balad-xaawo, Somalia (AOL) – Warar faah-faahsan oo naga soo gaaraya magaalada Balad-xaawo ayaa sheegaya in xoogagga Alshabaab ay caawa abaarihii 4:00 am ay weerar gaadmo ah ku qaadeen Balad-xaawo, balse markii la gaaray salaadii subax ee waa barigii ay iskood magaalada uga baxeen dhanka wadada aada Garbahaarey. Waxaa jira dhimasho, dhaawac iyo qasaare bur-bur hantiyeed oo aan la ogeyn inta uu... 

Xoogagga Al-shabaab oo goor dhow weerar gaadmo ah ku qaaday Degmada Beled-xaawo iyo xabado goos-goos ah oo wali magaalada ka socda.

Mar 3, 2012
Balad-xaawo, Somalia (AOL) – Xoogagga Al-shabaab ayaa caawa abaarihii galinkii danbe weerar gaadmo ah kusoo qaaday magaalada Balad-xaawo, halkaasoo sida la sheegay ay u suurtagashay in ay la wareegaan gacan ku haynta magaalada. Wararku ayaa waxay intaas ku darayaan in markii ay magaalada soo galeen xoogagga Alshabaab la maqlayay guuxa baabuur ay wateen, rasaas fara badan oo magaalada gudaheeda... 

Masuuliyiinta Dowladda KMG iyo AMISOM oo Shaaciyay in ay Duulaan ku Yihiin Shabeelada Dhexe

Mar 3, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Masuuliyiinta dowladda KMG iyo kuwa AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday in ay duulaan ku yihiin gobollo ka baxsan magaalada Muqdisho oo uu kamid yahay gobolka Shabelada dhexe oo ay maamulaan xoogagga Al-shabaab. Shir jaraa’id oo ay maanta si wadajir ah magaalada Muqdisho ugu qabteen taliyaha ciidamada Uganda Paul Lokech iyo Abaanduulaha... 

Dagaal Qaraar oo ka Dhacay Deegaanka Galgala ee Duleedka Boosaaso

Mar 3, 2012
Boosaaso, Somalia (AOL) – Dagaal aad u culus islamarkaasina sababay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa lagu soo waramayaa in uu maanta ka qarxay deegaanka Galgala oo qiyaastii 40KM dhanka koonfur galbeed kaga beegan magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Dagaalka oo ahaa mid aad u culus islamarkaasina labada dhinac ay isweeydaarsanayeen hubka noocyadiisa kala duwan ayaa yimid... 

Farmaajo: Ogolaansho Mahiiga Ugama Qaadanayo Hadaan Siyaasadda kusoo Noqonayo

Mar 3, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Raysul wasaarihii hore ee Soomaaliya Max’ed C/laahi Max’ed (Farmaajo) ayaa si kulul u cambaareeyay hadal kasoo yeeray ergayga gaarka ah ee qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya Augustina Mahiga, kasoo uu ku sheegay in Farmaajo uu cidiyaha ku dagaalamayo si uu ugu soo noqdo Siyaasadda Soomaaliya. Mudane Farmaajo oo wareysi gaar ah siiyay laanta afka Soomaaliga... 

Masuuliyiinta Al-shabaab oo Faahfaahin ka Bixiyay Dagaal Xalay ka Dhacay Duleedka Boosaaso

Mar 3, 2012
Boosaaso, Somalia (AOL) – Xoogagga Al-shabaab ayaa ka warbixiyay dagaal xalay ka dhacay duleedka Boosaaso oo u dhexeeyau dagaalyahannada ku biiray Al-shabaab ee Buuraleyda Galgala iyo Ciidamada maamulka Puntland. Dagaalka oo ahaa mid culus ayaan ilaa imika la garaneyn qasaaraha ka dhashay, iyadoona lagu soo waramayo in dagaalyahanno katirsan Al-shabaab ay weerar gaadmo ah ku qaadeen saldhig ay... 

40 Qof oo lagu Xirxiray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay

Mar 3, 2012
Baydhabo, Somalia (AOL) – Ciidamada dowladda KMG ee ku sugan magaalada Baydhabo ayaa howlgallo ay shalay gelinkii danbe ka sameeyeen magaalada Baydhabo waxa ay ku qabqabteen 40 qof oo isugu jira dad shacab ah iyo aqoonyahanno kuwaasoo lagu eedeeyay Falalamni darro. Ciidamada ayaa howlgalka sameeyay kadib markii ciidamada Itoobiya ay soo saareen miinooyin fara badan oo lagu aasay qaar katirsan... 

The art of negotiation for the Somali TFG and Somali Al-shabab (By Abdiwali Mohamed, CPA, MST)

Mar 3, 2012
INTRODUCTION:   Let me start this article with an encounter I had with the current Somali TFG President, Sharif Sheikh Ahmed, and one of the current Al-Shabab spiritual leaders, Hassan Dahir Aweys in 2006 in Mina, Saudi Arabia. I was one of many young diaspora Somali youth who supported the Islamic Courts Union (ICU) for securing Mogadishu after sixteen years of chaos. As most of you remember, this... 

Inqilaab Lagu Sameeyay Baarlamanka Soomaaliya

Mar 3, 2012
Sida an aragnay 23-ka febrayo 2012 waxa magaalada London lagu qabtay shir soconayey ilaa 5 (shan) saac waxaana la sheegay in shirkaas looga tashinayey arrima Soomaaliya, waxaana ka soo qayb galay ilaa 50 dawladood iyo ururro caalimi ah iyo dawladda kmg ee Soomaaliya oo ay la socdaan afar maamul goboleediyo, waxaa la sheegay go’aamo shirka laga soo saaray, ha yeeshee go’aamada ma ahayn...