Home » Archive Daily March 5th, 2012
Shir ku Saabsan Cusbooneysiinta Sharciga Qaxootiga ku Nool Kenya (Allein) oo ka Dhacay Magaalada Nairobi
Nairobi, Kenya (AOL) – Maanta oo Isniin 5th,March,2012 waxaa lagu qabtay Hotelka Golf Plaza ee Xaafadda Eastliegh ee Nairobi kulan looga hadlayey cusbooneysiinta Alien-ka Qaxootiga oo sharciga ay dalka Kenya ku joogaan .
Xukuumadda NACK ee uu M/weyne Kibaaki Hoggaminayey ayaa ku dhawaaqday iney qaxootiga dib ugu noqdaan Xeryaha Qaxootiga, waxey arintani dhalisay in qaxootiga ku noolaa magaalooyinka...
Maamulka Puntland oo Sheegay in Mardhow ay soo Afjaryaan Dagaallada ay kula Jiraan Kooxda Al-shabaab ee Galgala
Garowe, Somalia (AOL) – Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa sheegay in mar dhow ay soo afjari doonaan dagaallada ay kula jiraan kooxda ka dagaalanta buuraleyda Galgala ee dhawaan shaacisay in ay kamid tahay ururka Al-shabaab ee xiriirka la leh Al-qaacidda.
Wasiir kuxigeenka Amniga Puntland Cabdi Jamaal oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay wadaan qorsheyaal ay ku doonayaan in...
Madaxweeynaha Soomaaliya oo ka Jawaabay Hadal kasoo Yeeray Mahiga
Muqdisho, Somalia (AOL) – Madaxweeynaha dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa ka jawaabay hadal kasoo yeeray danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Augustine Mahiga, kaasoo uu ku sheegay in Afgambi lagula wareegay Madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Somalia.
Danjire Mahiga ayaa dhawaan sheegay in madaxtooyada Soomaaliya ay afgambi ku qabsadeen Kooxo Islaamiyiin ah oo uu ka mid yahay...
Ciidamada Dowladda KMG iyo kuwa Raaskaambooni oo Dib ula Wareegay Diif
Dhoobleey, Somalia (AOL) – Wararkii ugu danbeeyay ee aynu ka heleyno deegaanka Diif ee gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in saaka aroortii ciidamada dowladda KMG oo kaashanaya kuwa ururka Raaskaambooni ay dib ula wareegeen deegaankaasi oo ay shalay dagaal ku qabsadeen xoogagga Al-shabaab ee ka dagaalama Jubooyinka.
Dadka deegaanka oo aan la xiriirnay ayaa inoo sheegay in magaalada ay saaka ku...
Jaaliyadda iyo Cuqaasha Beesha Talxe oo Baaq Taageero ah u Diraya Ugaaska Beesha Xasan Gaashireedle
Anagoo ah Jaaliyadda beesha Talxe Amaareer ee Waqooyiga Ameerika waxa aan halkan tahniyad uga direynaa Ugaaska Guud ee Beesha Xasan Gaashireedle Ugaas Maxamed Xasan Yarow oo Bishan Febuary 2012 lagu caleemo saaray laguna caano shubay Magaalada Luuq ee Gobalka Gedo, waxaan soo dhaweyneynaa tallaabadaasi ay qaaadday Beesha Xasan Gaashireedle kuna dooratay Ugaas guud oo ay Beesha yeelato,waxaana Alle...
Xafladii Soo dhaweenta buugga Cusub ee London, 3rd March 2012 “Somali President Mohammed Siad Barre, His Life and Legacy” [Sawirro]
London, UK (AOL) – Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo ku saabsaneeyd buug cusub ee dhawaan lasoo daabacay oo uu diyaariyay qoraa Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Mohamed Ibraahim Shire aya ka dhacday magaalada London ee dalka Ingiriiska.
Waxaa uu buugan kusaabsan yahay waxqabadkii Kacaankii 21ki October 1969 ilaa 26 Janaayo 1991 iyo taariikh nololeedkii A U N Jaalle Mohamed Siyaad Barre.
Xafladddan...